Taariikhaha

'Manchester Waa Caasimada Lagu Laxameeyo Fanka Kubadda Cagta '

0 Visits: 1253 | Sunday July 03, 2016 - 15:51:56
Manchester- July, 3, 2016

Read More »

Xulashada Caashaqu Waa Mid U Gaara Gabar Iyo Wiil: Ferdinand Ayaase Badalay Isagoo Ka Yaabsaday Taageerayaasha Manchester United

0 Visits: 3315 | Thursday June 30, 2016 - 16:12:27
(Kubadbile)-Halyeeygii kooxda Manchester United daafaca dambe u xajin jiray Rio Ferdinand,ayaa layaab ka dhex abuuray jamaahiirta adag ee kooxda Unitedka markii u kasoo muuqday barnaamij lagu falan qeenaayey ciyaaraha yurub ee hadda faransiiska ka soconaaya , isagoo is barbardhig ku sameeyey labada…

Read More »

Messi oo ka fariisatay Ciyaaraha Caalamiga

0 Monday June 27, 2016 - 09:10:06
(Kubadbile)-Weeraryahanka reer Argentine ee Lionel Messi ayaa ku dhawaaqay in uu isaga haray Kubadda Cagta gaar ahaan Qaranka Argentine kadib markii Xalay laga qaaday Copa MAmerica Sanadkii 3aad oo Xiriir ah.

Read More »

Messi oo doonaya inuu sameeyo taarikh ay ku hungoobeen Pele iyo Maradona

0 Visits: 536 | Friday June 24, 2016 - 11:49:29
(Kubadbile)-Kadib guushii ay dalkisa 4-0 kaa dkaaden Ddalka matreykan Messi ayaa rajo ka qaba inuu dhaafo xidigaha ugu wanaagsan kubadda cagta aduunka taariikha Pele iyo Maradona.

Read More »

Baro 10 Dhacdo oo taariikhi ah oo Wareega Group-ka Uero 2016 laga sameeyay

0 Visits: 1685 | Thursday June 23, 2016 - 20:33:09
(Kubadbile)- Iyado dhawaan uu soo idlaaday wareega Group-ka koobka qaramada Yurub 2015-16 ayay Shabakada Goal.com waxay soo bandhigtay 10 dhacdo oo taariikha oo laga bartay wareega hore.

Read More »

Koox England ka dhisan oo Nani dib ugu soo celin doonto EPL

0 Visits: 436 | Thursday June 23, 2016 - 11:59:08
Ciyaaryahankii hore ee Manchester United ayaa waxaa doonaaya Ronald Koeman oo xili dhow tababare looga dhigay Eveeton

Read More »

Ronaldo oo Portugal usoo saaray wareega 16-ka xilli uu Record cusub u dhigay Ciyaaraha Euro

0 Thursday June 23, 2016 - 09:23:56
(Kubadbile)-Kabtanka Xulka Portugal Ronaldo ayaa xulkiisa usoo saaray wareega 16-ka marki laba gool udhaliyay.

Read More »

Kabtan Bastian Schweinsteiger Oo Taariiq Cusub Ka Dhigay Koobka Euro Cup

0 Visits: 945 | Wednesday June 22, 2016 - 00:56:20
(Kubadbile)-kabtanka xulka qaranka Deutscland Bastian Schweinsteiger ayaa caawa taariq cusub dhanka safashada koobka qaramada qaarada yurub u dhigay dalkiisa.

Read More »

David De Gea oo Jabiyay Record 50 sano ka hor uu dhigay Gordon banks

0 Visits: 2372 | Saturday June 18, 2016 - 00:57:06
(Kubadbile)-Goolhayaha Manchester United iyo Xulka Spain ayaan gool laga dhalin shan kulan oo xiriir ah kadib markii uu u saftay Xulkiisa Spain kulan ay 3-0 ku dharbaaxeen Turkey.

Read More »

Payet oo ku dhaw inuu jabiyo Record uu Zinedine Zidane ka dhigay ciyaaraha Euro

0 Thursday June 16, 2016 - 10:24:47
(Kubadbile)- Booska Dhex ee Xulka Faransiiska ayaa safka hore uga jira liiska xiddiagah loosaadaalinayo in ay guuleystaan laacibka tartanka uero 2016, waxuuna sidoo kale ku dhaw yahay inuu Jabiyo Record uu haysto Zidane ee tartanka Euro ah.

Read More »

France Vs Albania:Falanqeyn Iyo Faafahin Ku Saabsaan Group A Les Bleus Miyey Caawa Kor Ugu Qaadi Doonan U Soo Bixitaanka Wareega Xiga Tartanka Euro Cup

0 Wednesday June 15, 2016 - 09:39:14
(Kubadbile)-Xulka qaranka kubaddalka France ayaa caawa gees galin doono dalka Albania kuwaas oo guuldaro xanuun Kala kulmay kulankii koowaad ee group A Switzerland ay la ciyaareen.

Read More »

Ma ilaashan doonaa Conte rikoorka guul darro la'aanta intuu leylinayay xulka Talyaaniga?

0 Monday June 13, 2016 - 15:11:18
(Kubadbbile)-Jamaahiirta xulka kubadda cagta Talyaaniga ayaa ka cabsi qaba ciyaaraha kusoo aadan qarankooda sababo la xiriira adkaanshaha guruubka uu ku jiro Talyaaniga oo ay ka mid yihiin wadamada Sweden,Biljimka iyo Ireland.

Read More »

Layaab!!! Ciyaaryahan caan ah oo saadaaliyay xulka ku guuleysan doona koobka Euro ee 2016k-a.

0 Monday June 13, 2016 - 14:52:56
(Kubadbile)-Xidigii hore ee kooxaha Ajax,Roma,Tottenham iyo Celta Vigo Ahmed Hossam Mido ayaa saadaaliyay xulka ku guuleysan kara koobka qaramada qaarada Yurub ee sanadkan 2016ka.

Read More »

Laba walaalo oo iyagoo laba dal kala matalaya galabta iksu dhaggan ogow xogta kulanka Albania iyo Switserland oo walaalahan kala qeybiyay

0 Saturday June 11, 2016 - 11:03:55
(Kubadbile)- Waxaa galabta lagu wadaa in ay dalka faransa uu ka dhaco kulanki labaad ee ciyaaraha Euro 2016 waxaana iska hor imaan doona laba walaalo oo laba dal kala matali doona.

Read More »

Dedier Deschamps oo doonaya inu soo barbareeyo Record 20 sano u yaala koobka qaramada yurub

0 Visits: 1070 | Friday June 10, 2016 - 19:06:14
(Kubadbile)-Tababaraha xulka qaranka Dalka faransiiska Dedier Deschamps ayaa doonayo inuu sanadkan soo barbareeyo Record mudo 20 sano laga joogi uu dhigay Berti Vogts.

Read More »

Taariikhda EURO, inta uu jiro gooldhaliyeyaashii ugu sarreeyay, koob kasta Gooldhalintiisa imisa ayaa lagu qaaday, yaase qaaday?

0 Visits: 1257 | Wednesday June 08, 2016 - 10:27:14
Dhowaanahan waxaan idiid wadnay Tixane aan uga hadleynay tartanka Euro oo 1960-kii lasoo billaabay ciyaaristiisa, waxaa jira xulal gooldhalinta tartankan taariikh ka sameeyay tan iyo xilligaas, ninka ugu goolasha badan waa Michel Platini oo Faransiis ah, kaliya 1 sano ayuuna waligiis koobkan ciyaaray.

Read More »

Kallaay oo ku yiri Pele: Kubadda Cagta wey ka qurux badan tahay Feerka,laakiin Aniga waan kaa qurux badanahay!!

0 Visits: 1014 | Monday June 06, 2016 - 10:41:48
(Kubadbile)-Xiddigga Pele ee Reer Brazil ayaa dib u xusuustay hadal uu Maxamed Cali Kallaay ku yiri 1977dii kadib markii ay kulmeen waxaana uu hadalkaasi ahaa;Maxamed iyo Cali oo dhegta hadal isugu sheegaya ayaa Maxamed waxaa uu Pele ku yiri "waxaan ogahay in Kubadda Cagta ay aad uga wanaagsan tahay…

Read More »

Mata, Wenger, Komapany iyo xirfadlayaal kale oo kubadda cagta ku xamaasha heerar sarena ka gaaray barashada Cilmiga

0 Visits: 1700 | Sunday June 05, 2016 - 20:28:03
(Kubadbile)Waxaan eegi doonnaa tiro cayaartoy ah oo ay wehliyaan macallimiin xirfaddooda kubadda cagta meel ka gaaray oo dhanka kale barashada cilmiga heerar kala duwan ka gaaray.

Read More »

Rikoor ku cusub Kubadda Cagta: 52 Gool kullaad kulan la isla gaaray!!!

0 Visits: 495 | Sunday June 05, 2016 - 09:15:46
(Kubadbile)-Labo Koox oo ka dhisan Horyaalka Dalka Czech Republic, ka Ciyaara Horyaalka 5aad ayaa Ciyaartii dhex martay ay ku soo dhamataay Bar barro,kadibna waxaa la go'aansaday in la isla aado Gool kullaad.

Read More »

Hadalladii caan baxay ee Muxamed Cali

0 Visits: 909 | Saturday June 04, 2016 - 12:34:28
(Kubadbile)- Halkan ka aqriso qaar ka mid ah hadallada ugu caansan ee uu yiri marxuum Muxamed Cali Clay.

Read More »