La Liga

Xan: Real Madrid oo erin doonta Benitez haddii caawa laga badiyo

0 Saturday November 21, 2015 - 10:15:46
(Kubadbile) Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa diyaar u ah inay eriso leyliyaheeda Rafael Benitez haddii kooxdu ku hor kufto Barcelona sida ay xaqiijisay Majaladda Mundo Deportivo.

Read More »

Wax ka ogow cayaartoyda ugu caansan ee usoo wada dheelay Barcelona iyo Real Madrid

0 Visits: 1234 | Saturday November 21, 2015 - 09:28:08
(Kubadbile) 33 cayaartoy ayaa nasiib u yeeshay inay usoo wada dheelaan labada kooxood ee sida weyn u xifiltama ee Real Madrid iyo Barcelona, waxaanse eegi doonnaa dhowrkii cayaaryahan ee ugu caansanaa oo soo wada maray labada koox.

Read More »

Neymar Jr oo Website gaar ah u sameystay El Clásico, maxaa lagu qorayaa?

0 Saturday November 21, 2015 - 09:21:57
Website-ka gaarka ah ee Laacibkan ayaa ka koobnaan doonaa Sheeko Shaqsiyeed iyo middiisa Caalaminimo ee Kubbadda Cagta, sidoo kale waxaa oraah isku dhaafsan kara Laacibka iyo Taageerayaashiisa.

Read More »

Immisa jeer ayay gebi ahaan tartamada isaga horyimideen Barcelona iyo Real Madrid

0 Saturday November 21, 2015 - 09:07:17
(Kubadbile) Kulan adag oo El Clasico ah ayaa dunida oo dhan la isku diyaarinayaa, intaanse kulankaa la gaarin maxaad kala socotaa tirada kulan ee kooxahaan dhexmartay?, Yaase guulo badan?

Read More »

Goolasha la iska dhaliyey 5-tii sano ee u dambeysay El-Clásico, yaa dhalis badan & Gooldhaliyeyaasha!!

0 Saturday November 21, 2015 - 08:35:58
Tan iyo Sanadkii 2010-kii waxaa la ciyaaray 23 kulan oo ay ciyaareen FC Barcelona iyo Real Madrid dhammaan tartamada 78 gool ayaana la iska dhaliyey.

Read More »

Akhriso: Waxlbo Oo Aadan Ka Ogeyn Kulanka ElClasico Real Madrid Iyo Barcelona

0 Saturday November 21, 2015 - 07:47:04
(KLubadbile)-Kulanka caawa ee ka dhici doono garoonka Santiago Bernabeu ayaa waxa uu noqon doonaa kulanka loogu daawasho badan yahay qaarada Yurub iyo horyaalka La Liga ee dalka Spain.

Read More »

Xaqiiq: Ramos oo dheelaya El Clasico iyo war farxad u ah jamaahiirta Madrid

0 Friday November 20, 2015 - 19:09:30
(Kubadbile) Maamulaha kooxda Real Madrid Rafael Benitez ayaa xaqiijiyay in Sergio Ramos oo ah hogaamiyaha kooxda uu El Clasico berito dheeli doono inkastoo dhaawac garabka ah uu qabo.

Read More »

Cristiano Ronaldo oo la kulmaya wiil ku agoontoomay qaraxyadii Lubnaan ka dhacay

0 Friday November 20, 2015 - 11:24:33
(Kubadbile) Cristiano Ronaldo oo weerarka uga dheela kooxda Real Madrid ayaa iminka ah ninka difaacanaya abaalmarinta wiilka kubadda cagta ugu fiican, wuxuuna la balansanyahay inuu la kulmo wiil yar oo waalidkii ku waayay qaraxyadii dhawaan ka dhacay Lubnaan.

Read More »

Ma dhab baa in Rakitic uu iska diiday ku biirista kooxda Chelsea?, isagaa xaqiijinaya

0 Friday November 20, 2015 - 11:08:17
(Kubadbile) Wiilka qadka dhexe uga dheela kooxda Barcelona iyo qaranka Croatia Ivan Rakitic ayaa iska diiday ku biirista kooxda Chelsea xilli uu da'yaraa.

Read More »

Iniesta oo aaminsan la'aanta Messi inaysan iska dhicin karin Real Madrid

0 Friday November 20, 2015 - 10:57:30
(Kubadbile) Wiilka qadka dhexe uga dheela kooxda Barcelona Andre Iniesta ayaa carabka ku dhuftay haddii kooxdiisu dooneyso inay ka guuleysato dhigeeda Real Madrid oo habeen danbe ay El Clasico ku wejahayaan ay muhiim tahay in Messi uu safto.

Read More »

Kahor El Clasico ogow tirada cayaartoy ee safka Madrid kamid ah oo goolal ka dhaliyay kulankaa

0 Friday November 20, 2015 - 10:52:44
(Kubadbile) Kulanka la sugi la'yahay ee El Clasico ayaa laga yaabaa inay cayaartoy aan la fileyn goolal ka dhaliyaan, hayeeshee waxaynu eegi doonnaa safka iminka Real Madrid joogo intoodii El Clasico goolal dhalisay.

Read More »

Barcelona oo waalli u taagan Saxiixa Stones

0 Thursday November 19, 2015 - 08:58:08
Barcelona ayaa raadineysa Everton difaaceeda adag John Stones, sida lagu qorayDaily Telegraph.

Read More »

Lavezzi oo yiri ku biirista Barcelona waa riyo rumowday

0 Thursday November 19, 2015 - 08:56:16
Dhammaadka heshiiska uu kula joogo Paris Saint-Germain isagoo ka raad-raacaya ayuu sheegay in uu ku faraxsanyahay ka mid noqoshada Kooxda Barcelona.

Read More »

Suarez oo qaba inaan la barti maalmeedsan doonin El Clasico midkood Messi iyo Ramos

0 Wednesday November 18, 2015 - 21:13:47
(Kubadbile) Kulanka El Clasico waa kan kubadda cagta waqtigaan la joogo ugu adag uguna xiiso badan, dhammaan dunida dacaladeeda ayaa laga daawadaa, sidoo kale waa kulan ku dhisan hardan iyo dagaal, koox walbena ay u xusul duubto dhigeen inay dhibcaha ka tirsato.

Read More »

Suarez oo sheegtay wiilka labaad ee kubadda cagta ugu wanaagsan

0 Wednesday November 18, 2015 - 19:58:38
(Kubadbile) Kaddib Messi Suarez ayaa aaminsan in Neymar Jr. uu yahay kan kubadda cagta dunida ugu wanaagsan, xilli saddexdan nin ay isku diyaarinayaan El Clasico.

Read More »

Keylor Navas oo diyaar u ah kulanka El Clasico

0 Wednesday November 18, 2015 - 17:30:39
(Kubadbile) Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa kalsooni badan ku qabta in Keylor Navas uu kusoo bilaaban doono kulanka adag ee Sabtida Bernabue ka dhici doona marka ay marti sooraan Barcelona.

Read More »

Wax ka ogow inta gool ee Cristiano Ronaldo uu ka dhaliyay Barcelona

0 Wednesday November 18, 2015 - 17:05:34
(Kubadbile) Cristiano Ronaldo oo ah wiilka ugu goolasha badan kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa 15 gool ka dhaliyay Clasico intii uu ka horyimid kooxda Barcelona tan iyo 2009.

Read More »

Waa Kuma Xiddiga ugu safashada badan El Clasico marka laga hadlo xiddigaha Iminka ku sugan Barcelona??

0 Wednesday November 18, 2015 - 15:39:10
(Kubadbile) Eto'o, Gio van Bronckhorst iyo Ronaldinho ayaa goolal dhaliyay kulan ay 3-0 uga badiyeen kooxda Real Madrid oo bishii November 2004tii ka dhacay gegada Nou Camp. Kulankan ku dhamaaday 3-0 waxaa bedel qeybtii labaad kusoo galay Andres Iniesta oo saftay kulankiisii ugu horeeyay ee Clasico.

Read More »

SAWIRRO: Shir laga yeelanayo Ammaanka El clasico

0 Wednesday November 18, 2015 - 14:58:11
Madaxda dalka Spain ayaa kulan adag ka yeelanaya Ammaanka El-clásico, keddib baqdin Ammaan oo gil-gishay waddamada Yurub.

Read More »

Xog: Immisa jeer ayuu Benitez kala hortagay kooxo uu wato Barcelona, Maxaase kala qabsaday???

0 Wednesday November 18, 2015 - 14:45:40
(Kubadbile) Rafael Benitez ayaa tababare isagoo ah Sabtida wejihi doona kooxda Barcelona oo ay ugu danbeysay inuu ka hortago Sanaddii 2007, markaasoo uu joogay kooxda Liverpool.

Read More »