La Liga

Barcelona oo ugu yaboohday Neymar £500,000 Todobaadkiiba

0 Thursday October 29, 2015 - 10:16:33
(Kubadbile)-Barcelona ayaa dooneysa in uu heshiiska joogitaanka u badiyo Laacibka dalka Brazil, Neymar kaasoo noqonaya ninka 3-aad ee kubbadda Cagta ugu Mushaarka badan.

Read More »

Pedro oo doonaya in uu ku laabto Barcelona

0 Thursday October 29, 2015 - 09:20:36
Chelsea Garab weerarka Laacibka uga ciyaara Pedro ayaa sheegaya in uu ku laabanayo horyaalka dalka Spain, gaar ahaana kooxda Barcelona oo uu horay uga tirsanaan jiray.

Read More »

Xavi Hernandez oo u baaqay Rooney una diray talo u muhiimsan

0 Wednesday October 28, 2015 - 21:11:55
(kubadbile) Laacibkii hore qadka dhexe ugu dheeli jiray kooxda Barcelona iyo qaranka Spain Xavi Hernandez ayaa ka hadlay xaaladda weerar ee halyeeyga qaranka England Wayne Rooney.

Read More »

Levante oo Tababare cusub soo magacawday

0 Wednesday October 28, 2015 - 20:14:20
(Kubadbile) Kooxda kubadda cagta Levante oo ka dheesha horyaalka La Liga ayaa Joan Francesc Ferrer Sicilia u magacawday layliyaheeda cusub ee kooxda hogaamin doona.

Read More »

Barcelona oo dooneysa in ay heshiiska u kordhiso Messi

0 Visits: 357 | Wednesday October 28, 2015 - 17:32:24
Barcelona ayaa dooneysa in ay heshiis dheeraad ah la gaarto Laacibkeeda weerarka ka ciyaara ee kasoo jeeda dalka Argentina.

Read More »

PSG oo weli ku riyooneysa saxiixa Cristiano Ronaldo

0 Wednesday October 28, 2015 - 16:49:05
(Kubadbile) Kooxda kubadda Cagta Paris Saint Germain ayaa weli naawileysa helidda saxiixa laacibka dunida ugu wacan waqtigaan la joogo Cristiano Ronaldo.

Read More »

Isco oo Real Madrid ka codsaday in ay Fasaxdo

0 Visits: 1251 | Wednesday October 28, 2015 - 16:48:28
Isco ayaa kooxda Real Madrid ka codsaday in ay iska fasaxdo, maaddaama sida uu sheegayo uu ku mustaqbal seegayo garoonka Kooxdaasi ay ku ciyaarto.

Read More »

Deg-deg: Mascherano oo diyaar u ah El Clasico

0 Visits: 359 | Wednesday October 28, 2015 - 16:35:38
Laacibka dalka Argentina ayaa gelaya tijaabo uu u marayo kulanka Merengues, wuxuuna ciyaari karaa kulanka Bernabeu.

Read More »

Madaxweynaha Barcelona oo beeniyay Messi inuu kooxda ka dhaqaaqayo

0 Wednesday October 28, 2015 - 16:27:37
(Kubadbile) Barcelona Madaxweynaheeda Josep Maria Bartomeu ayaa cadeeyay in gebi ahaanba aanay sal laheyn wararka Lionel Messi la xiriirinaya inuu ka dhaqaaqayo kooxdii uu mudada dheer ku sugnaa ee Catalan.

Read More »

Raul oo ku laabanaya Real Madrid, qaab ceynkeese ah???

0 Wednesday October 28, 2015 - 16:18:16
(Kubadbile) Raul oo waayo badan lasoo qaatay kooxda Real Madrid ayaa sheegay inuu dib ugu laaban doono mustaqbalka kooxda Los Blancos balse uu iminka ku raaxeysanayo nolosha New York.

Read More »

Real Madrid oo heshiiska u kordhinaysa Keylor Navas

0 Wednesday October 28, 2015 - 13:35:41
Kooxda Real Madrid ayaa sheegtay in ay heshiiska u kordhinaysa goollhayaheeda Keylor Navas .

Read More »

Wax ka ogow 10 Cayaaryahan oo mustaqbalkooda uu dhaawacay Mourinho

0 Visits: 866 | Tuesday October 27, 2015 - 18:56:10
(Kubadbile) Waxaan idiin soo gudbineynaa magacyadda qaar kamid ah cayaartoy sumcad iyo cisi ku dhex leh kubadda oo uu dhibaateeyay macallinka reer Portugal Jose Mourinho oo kamid ah macallimiinta ugu fiican kubadda cagta.

Read More »

Suarez oo qarsan waayay sida uu u aaminsanyahay Ramos

0 Tuesday October 27, 2015 - 17:26:57
(Kubadbile) Weeraryahanka kooxda Barcelona Luis Suarez ayaa sheegtay in Ramos uu yahay daaficii ugu halista badnaa ee isagu uu ka horyimaad tan iyo imaanshiyahiisa La Liga.

Read More »

Barcelona oo da'yar soo safaysa kulanka Copa del Rey, Suarez iyo Neymar oo aan safan doonin

0 Tuesday October 27, 2015 - 16:58:04
(Kubadbile) Macallin Luis Enrique ayaa saf da'yar u badan usoo magacaabay kulanka berito ay Copa del Rey ku wejahayaan naadiga Villanovense ee heerka Labaad ka dhisan.

Read More »

Real Madrid wey qaadan kartaa Vardy, waxaa yiri Ranieri

0 Tuesday October 27, 2015 - 11:54:15
Laacibka dalka England ayaa dhaliyey goolal 7 kulan oo xiriir ah Premier League, balse tababaraha kooxda lagu naaneyso Foxes ayaa sheegaya in la iibin doono.

Read More »

Alexis oo doonaya in uu ka mushaar bato Ozil

0 Tuesday October 27, 2015 - 11:13:19
Xiddigga dalka Chile ayaa doonaya in uu ka dulqaado ninka ugu mushaarka badan Arsenal, laacibka hadda hoggaaminaya ee Ozil.

Read More »

Madaxweynaha Barca oo Qashinka ku daray Dalabaadka Messi ee EPL

0 Visits: 385 | Tuesday October 27, 2015 - 08:20:28
Laacibka dalka Argentine ayaa waxaa diiwaanka ku qortay kooxo badan oo ka ciyaara horyaalka Premier League in kastoo Josep Maria Bartomeu madaxweynaha kooxdiisu diiday warkaas.

Read More »

Diego Simeone oo la dhacsan qaab cayaareedka kooxdiisa Atletico

0 Monday October 26, 2015 - 16:19:31
(Kubadbile) Atletico Madrid maareeyaheeda Diego Simeone ayaa aad ula dhacsan qaab cayaareedka kooxdiisa Atletico kaddib guushii ay ka gaareen kooxda Valencia.

Read More »

Mascherano oo 4 kulan la ganaaxi doono

0 Monday October 26, 2015 - 15:41:17
(Kubadbile) Xidiga kooxda Barcelona Javier Mascherano ayaa la ganaaxi doonaa 4 kulan kaddib markii loo taagay kaarka Cas kulankii ay dhawaan kooxdiisu ka badisay Eibar.

Read More »

Neymar oo amaanay saaxiibkiisa kooxda Suarez

0 Monday October 26, 2015 - 13:16:51
(Kubadbile) Luis Suarez oo weerarka uga dheela kooxda Barcelona ayaa amaan ka helay saaxiibkiisa Blaugrana Neymar Jr. oo isaga ku tilmaamay xirfadle sare.

Read More »