Uero

Rooney oo barbareeyay rikoorka gooldhaliyaha ugu goolasha badan qaranka England

0 Visits: 346 | Saturday September 05, 2015 - 20:43:04
(Kubadbile) Wayne Rooney hogaamiyaha qaranka England ayaa caawa jebiyay rikoor uu muddo ku taamayay oo dhanka gool dhallinta qarankiisa ah.

Read More »

Bale oo dhaliyay gool farxad geliyay in kabadan 3 Milyan qof +Sawirro

0 Visits: 426 | Friday September 04, 2015 - 10:01:24
(Kubadbile) Xulka Wales ayaa guul ka gaaray dalka Cyprus kulan ka tirsan isreebreebka koobbka qaramada yurub 2016.

Read More »

Xulka Talyaaniga Oo Lagu Soo Daray Sagaal Ciyaaryahan Dalal Kale Ka Ciyaarta

0 Sunday August 30, 2015 - 10:15:57
(Kubadbile) Ciyaartooyda xulka dalka Talyaaniga ee la ciyaari doonto xulalka dalalka kala ah Bulgaria iyo Malta tartanka isreeb reebka koobka Euro 2016 ayuu magacabay Tababare Antonio Conte iyadoo xulka lagu soo daray Sebastian Giovinco, Andrea Pirlo iyo Stephan El Shaarawy.

Read More »

DEG DEG: Manchester United oo ku dhow in ay la soo wareegto Sadio Mane

0 Wednesday August 19, 2015 - 19:02:02
Muddo aad u dheer waxaa la is lahaa madaxa fulinta ee Manchester United Ed Woodward waxa uu la soo saxiixanayaa Pedro Rodriguez.

Read More »

Yurub iyo aduunka oo dhan kooxahee ugu koobab Badan Maqalkan Ku Aqri

0 Thursday August 13, 2015 - 19:22:03
Kooxda kubadda cagta Barcelona ee dalka Spain ayaa noqotay kooxda ugu Koobabka Badan qaaradda Yurub Halka Aduunka ay ka gashay Kaalinta 2 aad

Read More »