Taariikhaha

Blatter & Blatini oo 90 Maalmood oo Ganaaxa wajahaya, yaa kale oo la ciqaabay?

0 Thursday October 08, 2015 - 09:53:00
FIFA madaxweynaheeda Sepp Blatter iyo kan UEFA Michel Platini ayaa midkoodba laga ganaaxay Kubbadda cagta 90-maalmood keddib eedeymo lagu soo oogay.

Read More »

​Tirakoob: Maalmaha Tababare Wenger Oo Ka Badan dhamaan tababarayaasha horyaalka dalka Ingiiska oo La isku daray.

0 Wednesday October 07, 2015 - 14:01:48
(Kubadbile) Jariidada Daily Mail ayaa waxay soo bandhigtay tirakoob laga sameeyahay maalmaha tababarayaasha 20-ka ah ee horyaalka dalka ingiriisku ay laylinayaan kooxaha ay hadda la joogaan horyaalka , waxaa meeshaa laga ogaaday in maamaha tababare Arsene Wenger oo lag ogaaday inuu ka badan yahay dhamaan…

Read More »

Daawo: Documentary Laga Sameeyay Gool Dhaliyaha Taariikhiga Ah "Rooney".

0 Wednesday October 07, 2015 - 13:18:42
(Kubadbile) BBC ayaa waxay soo bandhigtay barnaamij Documentary ah lagana sameeyay hogaamiyaha xulka Ingiriiska iyo kooxda Manchester United ee Weyn Rooney, kadib markii uu noqday gool dhaliyaha ugu sareeya xulka dalka Ingiriiska isagoo leh 50-gool isla markaan uu jabiyay Recordkii Bobby Charlton.

Read More »

Waa kuma xidiga ugu fiican ee Beckham uu ka garab cayaaray???

0 Visits: 431 | Tuesday October 06, 2015 - 16:05:54
(Kubadbile) Kabtankii hore ee qaranka England David Beckham ayaa maanta sheegay xidigihii uu waayahiisa cayaareed kasoo garab dheelay kan ugu wanaagsan ee uu ku faano inuu kubad la qeybsaday.

Read More »

5-Sababood Oo Kugu Khasbaya inaad daawato Kulanka Arsenal Vs Manchester United iyo Waliba Line-Up-ka Ugu Macquulsan labada kooxood.

0 Sunday October 04, 2015 - 14:25:16
​(Kubadbile) Taageerayaasha kubadda cagta ingiriiska ayaa waxay sugayaan kulanka ugu muhiimsan ee isbuuca 8-aad horyaalka dalka Ingiriiska .

Read More »

Pierre-Emerick Aubameyang Oo Rikoor Cusub Ka Dhigay Horyaalka Bundesliga

0 Monday September 28, 2015 - 10:49:57
(Kubadbile) laacibka kooxda Dortmun Pierre-Emerick Aubameyang ayaa xalay dhigay rikoor ku cusub horyaalka dalka Germany ka dib markii uu dhaliyay labadii gool ee kooxdiisa Borussia Dortmund ee barbaraha.

Read More »

Sawirro: 8-Naadi Ee Ugu Dadka Badan Baraha Bulshada iyo Real Madrdid Oo 1-aad laga haysto

0 Visits: 1091 | Sunday September 27, 2015 - 14:53:39
(Kubadbile)Baraha ay bulshadu ku wada xiriirto waa halka laga qiyaaso isla markaana laga ogaado awoodda suuq gaynta kooxdu ay leedahay iyo sida ay usoo jiidato taageerayaal badan oo ku kala nool daafaha caalamka .

Read More »

Garsoore Soomaaliyeed oo ka qayb galaya tababar cusub oo loo qabanayo garsoorayaasha afrika+Sawiro

0 Visits: 502 | Saturday September 26, 2015 - 13:39:06
(Kubadbile) Xiriirka kubadda cagta qaaradda afrika (Caf) ayaa maanta bilaabaya tababar loo qabanayo garsoorayaasha qaaradda oo aan nuuciisan oo kale wali qaaraddaa lagu qaban waxaana ka qayb galaya garsoorayaal kasocda 30 dal oo ay Soomaaliya qayb kamid tahay.

Read More »

Sawirro: Jamaahiirta Chelsea Oo Aad Usoo Dhaweysay Laacibkoodii Hore ee Petr Cech, Maxay kusoo dhaweeyeen?

0 Monday September 21, 2015 - 14:59:08
(Kubadbile) Jamaahiirta kooxda Chelsea ayaa lagu amaanay sida ay ula dhaqmeen halyaygoodii hore , iyagoo markoodii ugu horeesay ku soo dhaweeyay garoonka "Stamford Bridge" kadib markii uu goolhayaha 1-aad ka ahaa garoonka dhowr iyo tobankii sanno ee lasoo dhaafay .

Read More »

Totti oo dhaliyay goolkiisi 300, tartamadee ayuu ka dhaliyay goolashaas?

0 Monday September 21, 2015 - 07:54:12
(Kubadbile) Francesco Totti ayaa kooxdiisa Roma gool u dhaliyay kulanki ay 2-2 isla dhaafi waayeen kooxda Sassuolo.

Read More »

Keylor oo ku dhaw in uu Jabiyo Rikoordh uu Casillas Dhigay 7 sano ka hor

0 Sunday September 20, 2015 - 07:45:49
(Kubadbile) Goolhayaha Real Madrid Keylor Navas ayaa kulanki shanaad oo xiiir ah gool laga dhalinwaayay kulanki ay kooxdiisa RealMadrid ka hortagtay Granada waxuuna 10 daqiiqo u jiraa in uu jabiyoi rikoordhki uu dhigay Iker Casillas kaasoo 460 daqiiqo aay gool laga dhalin xili ciyaareeki 2008-09

Read More »

Xavi: 'Louis van Gaal ayaa iga Caawiyey in aan Horumar Sameeyo'

0 Wednesday September 16, 2015 - 08:56:41
(Kubadbile) Laacibkii hore ee Barcelona Booska dhexe uga ciyaari jiray Xavi ayaa Carrab baabay in kooxda Man Utd Ninka Hoggaamiya ee Louis van Gaal uu ku hagay in uu Camp Nou ka noqdo hoggaan aan wax loo dhigo la arag.

Read More »

Warbixin Xiiso badan: Gerrard oo yiri Benitez waa Aabahey oo kale "Sawirro"

0 Visits: 640 | Sunday September 13, 2015 - 09:07:04
Waxaan waayay Tababare aan ku tilmaamo Rafa Benitez Gerrard ayaa yiri, wuxuu sheegay in Hooyadiis ay la kulantay 2004-tii, markaas waxaa uu weydiiyay Gerrard Lacagta ma jecelyahay.

Read More »

Xiddigaha ugu Mushaaraadka Badan Premier League, Lacagta ay qaataan "Sawirro"

0 Thursday September 10, 2015 - 09:28:52
Rooney Heshiiskiisa ah 5 sano iyo barka ayaa waxaa uu Toddobaadkiiba ku kacayaa £260,000 Todobaadkiiba, waana ninka ugu lacag qaadashada badan EPL.

Read More »

Liiska 11 Laacib oo laga dulqaaday Man United Ed Woodward Dartiis +Sawiradooda

0 Wednesday September 02, 2015 - 13:40:37
(Kubadbile) Waxaa halkaan idin kugu soo gudbeynaa toban ciyaaryahan oo muhiim ah uu Gudoomiye ku xigeenka Man United Ed Woodward ku guuldareystay in uu u soo iibiyo kooxda Man United.

Read More »

Kooxaha England ee ciyaara Koobabka Yurub oo Yaraan doona Sababta "Sawirro"

0 Visits: 498 | Saturday August 29, 2015 - 11:34:25
Ingiriiska ayaa hadda heysta fursad ay Champions league kooxihiisa uga qeyb galaan 4 naadi, waxaase uu lumin doonaa Fursaddaas.

Read More »

10 ciyaaryahan oo Chelsea oo guushii koowaad gaaray xili Pedro uu gool dhaliyay

0 Sunday August 23, 2015 - 18:18:42
(Kubadbile) Kooxda CHelsea oo 10 ciyaryahan ku ciyaaraysa ayaa gaartay guushii ugu horeysay horyaalka kadib ciyaar ay ku saxriirtay ay la ciyaartay kooxda Wesbromwich Albion oo ay kaga adkaatay 3-2

Read More »

Ronaldo oo 9-ka Bil ee soo socota 9 caqabadood ay hortaalo

0 Sunday August 23, 2015 - 16:44:13
(Kubadbile) Ronaldo oo uu caawa u bilaabanayo horyaalkiisi 7-aad aee kooxda Real Madrid yaa rajeynayo in uu rikoordho badan u dhigo kooxd Real Madrid .

Read More »

Man City oo Guuldaro Taariikhi ah dusha u saarisay kooxda Chelsea

0 Sunday August 16, 2015 - 23:58:32
Manchester City ayaa 3-0 kaga dkaatay kooxda Chesea ciyaar ka dhacday garoonka Etihad

Read More »

11-Xaqiiqo Oo aadan Hore U Ogayn Ka Baro Laacibka Cristiano Ronaldo.

0 Thursday August 13, 2015 - 22:17:52
1-Ronaldo waxa uu leeyahay Eey uu aad u jecel yahay Magaciisa la yiraahdo "Maruska".

Read More »