Uero

Ronaldo oo boos ka helay shaxda ugu wanaagsan Euro iyo Bale oo ku qaday

0 Monday July 11, 2016 - 17:39:03
(Kubadbile) Inkastoo badi kulankii ugu danbeeyay tartanka uu banaanka dhaawac la joogay Ronaldo misna waxaa lagu soo diray saf kooxeedkii ugu wanaagsanaa tartankaan.

Read More »

Griezmann oo loo magacaabay laacibka sanadka ee Euro

0 Monday July 11, 2016 - 16:34:11
(Kubadbile) Weeraryahanka xulka Faransiiska Antoine Griezmann ayaa loo magacaabay laacibkii ugu wanaagsanaa Euro 2016.

Read More »

DEG-DEG: Boorso laga shakiyay in Qarax ku jiro oo lagu arkay Iridda Hotel-ka xulka France ka hor Final-ka caawa

0 Sunday July 10, 2016 - 19:50:53
Booliska ayaa soo kaxeystay kooxda miina baarka, keddib markii France xulkoodu hotel-ka ay degganyihiin hortiisa lagu arkay Boorso aan la arag qofka iska leh lagana shakiyay, Saacado yar ka hor Euro 2016 final.

Read More »

Horudhac: Maxaa hadda ka socda Paris ka hor Final-ka Portugal vs France? "Sawirro"

0 Visits: 643 | Sunday July 10, 2016 - 19:05:57
Magaalada Paris ee xarunta France waxaa ka soconaya diyaar garoow xooggan oo loogu jiro bandhig wanaagga laga filayo Koobka Euro 2016 Final-kiisa oo ay ku kulmayaa martigeliyeyaasha Faransiiska iyo Bortuqiisku.

Read More »

Sagna:Antonio Greizman Waxa Uu Ku Heer Yahay Ronaldo Iyo Leo Messi.

0 Sunday July 10, 2016 - 11:07:21
France- July 10, 2016

Read More »

RONALDO: France waa Dadaaleen Balse Sanadkan Portugal ayaa leh Euro!

0 Visits: 544 | Saturday July 09, 2016 - 09:55:17
Portugal Kabtankooda Cristiano Ronaldo ayaa sheegay in France ay tartanka Mudnaan lahaayeen Euro 2016 maaddaama dhulkooda la joogo, kulanka Axadda ee Paris balse waxaan u maleynayaa ayuu yiri in Portugal ay koobka leedahay.

Read More »

Ballon d'Or 2016, waa Antoine Griezmann Aragtida Blaise Matuidi

0 Visits: 344 | Saturday July 09, 2016 - 09:25:15
France Xiddiggeeda Antoine Griezmann ayaa u tartami doona Abaal marinta Ballon d'Or, taasi waa ra'yiga uu qabo Blaise Matuidi.

Read More »

Uefa oo shaaciysay garsooraha fiinaalka Euro dhex dhaxaadin doona

0 Visits: 792 | Friday July 08, 2016 - 11:39:51
Switzerland- July, 8, 2016

Read More »

Germany iyo France, Horyaalka Aduunka iyo marti geliyaasha oo is haya yay libinta heli doona?

0 Visits: 1334 | Thursday July 07, 2016 - 10:24:17
France- Jul, 7 ,2016

Read More »

Porugal 2-0 Wales, Ronaldo oo xulkiisa usoo saaray Euro 2016 Final

0 Visits: 357 | Thursday July 07, 2016 - 00:03:34
France-July 7, 2016

Read More »

DEG DEG :Ronaldo oo soo barbareeyay Platini

0 Visits: 701 | Wednesday July 06, 2016 - 23:21:40
France- July. 6, 2016

Read More »

Balaayo Germany Rigooro hala Gaarto, Cabsida Hugo Lloris kulanka Germany vs France Euro 2016 oo billow ah!!

0 Visits: 236 | Tuesday July 05, 2016 - 10:39:52
Hugo Lloris ayaa shaaca ka qaaday in uu aad ugu baqayo France kulanka Germany kuwaas oo haddii Rigooreyaal la gaaro uu sheegay in aan laga badin Karin, marka Rikoorkooda la fiiriyo.

Read More »

Del Bosque oo Iska Casilay Xulka Spain

0 Monday July 04, 2016 - 22:29:23
Madrid- July 4, 2016

Read More »

Sami Khedira oo seegaya kulanka Faransa ee Semi finalka Euro

0 Monday July 04, 2016 - 14:53:41
France- July , 4, 2016

Read More »

FA-da oo Tababare Ajinabi ah raadineysa markii la waayay Muwaadin Xulka England qabata!

0 Visits: 300 | Monday July 04, 2016 - 10:29:10
Football Association Madaxooda Fulinta Martin Glenn, Agaasimaha dhinaca Farsamada Dan Ashworth iyo Guddoomiye ku xigeen David Gill ayaa Jimcihii kulan ka yeeshay xaaladda Tababare la'aaneed ee heysata Xulka England.

Read More »