Taariikhaha

Keylor oo ku dhaw in uu Jabiyo Rikoordh uu Casillas Dhigay 7 sano ka hor

0 Sunday September 20, 2015 - 07:45:49
(Kubadbile) Goolhayaha Real Madrid Keylor Navas ayaa kulanki shanaad oo xiiir ah gool laga dhalinwaayay kulanki ay kooxdiisa RealMadrid ka hortagtay Granada waxuuna 10 daqiiqo u jiraa in uu jabiyoi rikoordhki uu dhigay Iker Casillas kaasoo 460 daqiiqo aay gool laga dhalin xili ciyaareeki 2008-09

Read More »

Xavi: 'Louis van Gaal ayaa iga Caawiyey in aan Horumar Sameeyo'

0 Wednesday September 16, 2015 - 08:56:41
(Kubadbile) Laacibkii hore ee Barcelona Booska dhexe uga ciyaari jiray Xavi ayaa Carrab baabay in kooxda Man Utd Ninka Hoggaamiya ee Louis van Gaal uu ku hagay in uu Camp Nou ka noqdo hoggaan aan wax loo dhigo la arag.

Read More »

Warbixin Xiiso badan: Gerrard oo yiri Benitez waa Aabahey oo kale "Sawirro"

0 Visits: 989 | Sunday September 13, 2015 - 09:07:04
Waxaan waayay Tababare aan ku tilmaamo Rafa Benitez Gerrard ayaa yiri, wuxuu sheegay in Hooyadiis ay la kulantay 2004-tii, markaas waxaa uu weydiiyay Gerrard Lacagta ma jecelyahay.

Read More »

Xiddigaha ugu Mushaaraadka Badan Premier League, Lacagta ay qaataan "Sawirro"

0 Thursday September 10, 2015 - 09:28:52
Rooney Heshiiskiisa ah 5 sano iyo barka ayaa waxaa uu Toddobaadkiiba ku kacayaa £260,000 Todobaadkiiba, waana ninka ugu lacag qaadashada badan EPL.

Read More »

Liiska 11 Laacib oo laga dulqaaday Man United Ed Woodward Dartiis +Sawiradooda

0 Wednesday September 02, 2015 - 13:40:37
(Kubadbile) Waxaa halkaan idin kugu soo gudbeynaa toban ciyaaryahan oo muhiim ah uu Gudoomiye ku xigeenka Man United Ed Woodward ku guuldareystay in uu u soo iibiyo kooxda Man United.

Read More »

Kooxaha England ee ciyaara Koobabka Yurub oo Yaraan doona Sababta "Sawirro"

0 Visits: 758 | Saturday August 29, 2015 - 11:34:25
Ingiriiska ayaa hadda heysta fursad ay Champions league kooxihiisa uga qeyb galaan 4 naadi, waxaase uu lumin doonaa Fursaddaas.

Read More »

10 ciyaaryahan oo Chelsea oo guushii koowaad gaaray xili Pedro uu gool dhaliyay

0 Sunday August 23, 2015 - 18:18:42
(Kubadbile) Kooxda CHelsea oo 10 ciyaryahan ku ciyaaraysa ayaa gaartay guushii ugu horeysay horyaalka kadib ciyaar ay ku saxriirtay ay la ciyaartay kooxda Wesbromwich Albion oo ay kaga adkaatay 3-2

Read More »

Ronaldo oo 9-ka Bil ee soo socota 9 caqabadood ay hortaalo

0 Sunday August 23, 2015 - 16:44:13
(Kubadbile) Ronaldo oo uu caawa u bilaabanayo horyaalkiisi 7-aad aee kooxda Real Madrid yaa rajeynayo in uu rikoordho badan u dhigo kooxd Real Madrid .

Read More »

Man City oo Guuldaro Taariikhi ah dusha u saarisay kooxda Chelsea

0 Sunday August 16, 2015 - 23:58:32
Manchester City ayaa 3-0 kaga dkaatay kooxda Chesea ciyaar ka dhacday garoonka Etihad

Read More »

11-Xaqiiqo Oo aadan Hore U Ogayn Ka Baro Laacibka Cristiano Ronaldo.

0 Thursday August 13, 2015 - 22:17:52
1-Ronaldo waxa uu leeyahay Eey uu aad u jecel yahay Magaciisa la yiraahdo "Maruska".

Read More »

7 Recorad oo Laga Diiwaan Galiyay Kulankii Uefa Supper Cup

0 Thursday August 13, 2015 - 20:01:37
1-Tababaraha Kooxda Barca Oo Noqday Ninkii 4 aad ee ku guuleesta koobkan asigoo macalin iyo Tababare ah waxaana ka horeeyay Pep Guardiola, Carlo Ancelotti iyo Diego Simeone.

Read More »

Degmada Howl Wadaag oo Meel iska Saartay Yaaqshiid Ciyaaraha degmooyinka (Daawo Sawirro)

0 Wednesday August 05, 2015 - 23:57:20
Degmada Howl wadaag ee gobolka Banaadir ayaa garaacday dhigeeda Yaaqshiid kulan katirsan ciyaaraha kubbadda cagta degmooyinka 2015.

Read More »

Juventus Oo Heshiis La Gaartay Ciyaaryahanka Siqueira

0 Wednesday August 05, 2015 - 11:52:05
Kooxda Atletico Madrid ayaa lagu soo waramayaa in ay aqbashay in qiimo dhan €9 milyan oo Euro ay kaga iibiso kooxda Juventus ciyaaryahankeda lagu magacaabo Guilherme Siqueira.

Read More »

Roma Oo Dalab Rasmi Ah U Dirsatay Mid Ka Mid Ah Laacibiinta Real Madrid

0 Wednesday August 05, 2015 - 10:51:13
Kooxda Roma ayaa waxa ay si rasmi ah kaga dalbatay kooxda Real Madrid in qaab amaah ah lagu siiyo ciyaaryahan u dhashay dalka Portuguese ee dhanka bidix ee daafaca ka ciyaara Fabio Coentrao.

Read More »

Guardiola iyo De Jong oo kudagalaamay garoonka Alieza

0 Wednesday August 05, 2015 - 02:03:22
Tababaraha kooxda bayren Munic h Pep Guardiola iyo Laacibka qadka dhex Milan Nigel Di jong ayaa gaan ka hal uu ku dhex maray garoonka Alienza Arena.

Read More »

Bale oo gool Layaab leh ka dhaliyay kooxdiisi Hore Tottenham koobka Audi Cup 2015

0 Tuesday August 04, 2015 - 23:01:04
Kooxda Real Madrid ayaa usoo guddubtay fiinaalka tartanka Audi cup kadib marki ay 2-0 ku dhdarbaaxdady kooxda tottnham.

Read More »