Suuqa

Rasmi: Victor Moses oo ku biiray Wesham

0 Tuesday September 01, 2015 - 14:11:31
(Kubadbile) Ciyaaryahanka garabka uga ciyaara kooxda Cheslea Victor Moses ayaa amaah halsano ah ugu biiray kooxda Wesham United, kadib marki uu heshis 4 sano u cusboonaysiiyay kooxdiisa Chelsea.

Read More »

Man Utd oo u dhaqaaqday Saxiixa Griezmann, qiimihiisu waa intee?

0 Tuesday September 01, 2015 - 13:54:35
Manchester United ayaa isku deyi doonta in ay qaadato Antoine Griezmann, kaasoo ka mid ah Laacibiinta Atletico Madrid.

Read More »

Arsenal oo Diidmo kala Kulantay PSG, Saxiixa Cavani iyo Rabiot

0 Visits: 320 | Tuesday September 01, 2015 - 13:54:29
Kooxda Arsenal waxaa ay ku jabtay sida muuqata heshiiskii ay raadsatay ee Laacibiinta kala ah Edinson Cavani iyo Adrien Rabiot.

Read More »

Man Utd maku Yabaashay Suuqa? €36m Saxiixa Calhanoglu

0 Tuesday September 01, 2015 - 13:54:24
Kooxda Ingiriiska ah ee Man Utd ayaa isu diyaarineysa in ay lasoo saxiixato ka hor Saacadaha kooban ee ka yar 5-ta saac ee ka harsan Suuqa kala iibsiga Calhanoglu.

Read More »

Real Madrid Oo Sawir Layaableh Soo Dhigtay Baraha Bulshada , isla markaana Taageerayaasha kooxda Fariin muhiim ah u dirtey .

0 Tuesday September 01, 2015 - 11:13:28
(Kubadbile) Kooxda Boqortooyada Wadanka Spain ayaa kusoo daabacday barteed Twitter-ka Sawir Dabicii ah , dhamaan taageerayaasha kooxda ee caalamka oo dhanna waxey u dirtay kooxdu fariin .

Read More »

Inter oo qaadatay Ljajic iyo Felipe Melo

0 Tuesday September 01, 2015 - 10:35:45
Kooxda Talyaaniga ah ee Nerazzurri ayaa dhameystiratay Saxiixyada Laba laacib oo booska dhexe ka ciyaara kuwaa oo ay kasoo kala qaadday kooxaha Roma iyo Galatasaray.

Read More »

PSG oo Yabooh qaali ah ka heshay Arsenal £45m Edinson Cavani

0 Tuesday September 01, 2015 - 10:35:39
Arsenal ayaa heleysa mid ka mid ah Weeraryahanada Adduunka ugu wanaagsan, kalsooni ayeyna sheegtay in ay ku qabto la saxiixashadiisa.

Read More »

Yaa Ka tagay yaana kusoo Biiray 20-ka koox ee horyaalka Ingiriiska

0 Tuesday September 01, 2015 - 09:33:55
(Kubadbile) iyadoo lagu wado in caawa lasoo gebagabeeyo suuqa kala iibsiga horyaalka ingiriiska waxaan idiin soo gudbinayanaa ciyaartoydii ay suuqa kala iisbiga kasoo iibsadeen iyo kuwa ka tagay 20-ka koox ee ka diinwaan gashan Premier League-ga

Read More »

Fashil Ku Yimid heshiiskii Goolhaye De Gea uu Ugu Wareegi lahaa kooxda Real Madrid, Sababtu Waa Maxay?

0 Tuesday September 01, 2015 - 08:59:53
(Kubadbile)Jariidada la yiraahdo Marca ayaa sheegtay in fashil ku yimid heshiiskii goolhaye "David de Gea" uu ugu wareegayay kooxda Real Madrid , iyadoo ay jirto in naadiga Real Madrid iyo Manchester United ay heshiiskaa wada galeen si rasmi ah maalintii ugu dameysay ee suuqa Spain ee kala iibsiga…

Read More »

Waa kuma Anthony Martial

0 Tuesday September 01, 2015 - 00:12:34
(Kubadbile) Kooxda Manchester United ayaa qorsheyneysa wiilka lagu magacaabo Anthony Martial inay ka dhigto abid da'yarkii lagu qarash gareeyay lacagta ugu badan ee suuqa kala iibsiga.

Read More »

Degdeg: Juve oo lasoo saxiixatay Mario Lemina

0 Tuesday September 01, 2015 - 00:00:19
(Kubadbile) Kooxda kubadda cagta Juventus ayaa lasoo wareegtay xidig qadka dhexe ka dheela oo lagu magacaabo Mario Lemiona.

Read More »

Di Maria oo sheegay sababtii ka dambeysay inuu ka tago Manchester United

0 Monday August 31, 2015 - 23:49:28
(Kubadbile) Warar kala duwan ayaa kasoo baxay sababtii ka dambeysay in Di Maria uu ka dhaqaaqo Red Devils isagoo dhawaan ku biiray PSG balse qudhiisa ayaa markan ka hadlay.

Read More »

Rasmi: Liverpool oo lasoo wareegtay da' yar Nigerian ah

0 Monday August 31, 2015 - 23:36:37
(Kubadbile) Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa xaqiijisay inay lasoo wareegtay da'yarka reer Nigeria Taiwo Awoniyi.

Read More »

Galatasaray oo lasoo wareegtay daafac u dheela Manchester City

0 Monday August 31, 2015 - 23:26:25
(Kubadbile) Kooxda reer Turkish Galatasaray ayaa xaqiijisay inay heshiis amaah ah kusoo xero gelisay daafaca kooxda Sky Blues Jason Denayer.

Read More »

Rasmi Blaszczykowski oo ku biiray Fiorentina

0 Monday August 31, 2015 - 23:10:04
(Kubadbile) xidiga garabka uga dheela Borussia Dortmund Jakub Blaszczykowski ayaa dhameystiray ku biiristiisa kooxda Fiorentina isagoo inta xilli ciyaareedkaan ka dhiman uu qaab amaah ah kula joogayo kooxda reer Talyaani.

Read More »

Southampton oo lasoo wareegtay xidig da' yar

0 Monday August 31, 2015 - 22:42:25
(Kubadbile) Kooxda kubadda cagta ee Southampton ayaa lasoo wareegtay goolhayaha da'da yar Harry Lewis.

Read More »

Intermilan oo lasoo wareegeysa Adem Ljajic

0 Monday August 31, 2015 - 22:26:35
(Kubadbile) Agaasimaha ciyaaraha kooxda Inter Piero Ausilio ayaa xaqiijisay inay kooxdiisu inta aanu suuqa kala iibsiga xirmin berito ay lasoo saxiixaneyso xidiga weerarka ka dheela Adem Ljajic.

Read More »

Goolhayihii Manchester United oo ku biiray West Brom

0 Monday August 31, 2015 - 22:16:48
(Kubadbile) Goolhayihii Manchester United Anders Lindegaard ayaa si rasmi ah ugu biiray kooxda reer England ee West Brom.

Read More »

Rasmi: Borini oo dhameystiray ku biiristiisa Sunderland

0 Monday August 31, 2015 - 20:28:33
(Kubadbile) Weeraryahanka Talyaaniga ah Fabio Borini ayaa si rasmi ah oo joogto ah kaga soo wareegay kooxda Liverpool isagoo kamid noqday Sunderland.

Read More »

Julian Draxler oo u dhaqaaqay Wolfsburg

0 Monday August 31, 2015 - 20:21:44
(Kubadbile) Xidiga qadka dhexe ee weerartama Julian Draxler oo baadi goob ay ku heysay kooxda Juventus ayaa si rasmi ah ugu biiray kooxda Bundesliga ka dheesha ee Wolfsburg.

Read More »