Suuqa

Lacagta ayaa qasbi doonta Neymar & Messi, in ay sii joogaan Barca

0 Saturday January 30, 2016 - 09:14:51
War aan wanaagsaneyn ayaa usoo yeeray kooxo badan oo reer Yurub ah. Barcelona ayaa heshiiska u xoojisay shirkadda Duullimaadka ee Qatar Airways Sanadaha 2016-17 taasoo ka caawineysa Catalonia in ay sii heysato Neymar heshiis cusub oo lacag ku dhisana laga saxiixo. Sidaas wuxuu ku noqon doonaa weeraryahanka…

Read More »

Chelsea oo Xaqiijisay Saxiixeeda Cusub Alexandre Pato

0 Saturday January 30, 2016 - 09:14:36
Chelsea ayaa ku dhawaaqday Saxiixeeda cusub ee weeraryahanka kooxda Corinthians, Alexandre Pato oo ay Amaah u heysan doonaan tan iyo dhammaadka Xagaagan.

Read More »

Xaqiiq: Real Madrid oo saddex goor isku dayday helidda saxiixa Messi

0 Thursday January 28, 2016 - 19:55:20
(Kubadbile) Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa la xaqiijiyay in saddex goor oo kala duwan ay isku dayday helidda adeega laacibka dunida ugu fiican Lionel Messi.

Read More »

Van Gaal: Eryiddeydu waxay ku xirantahay in ay iga badiso Derby

0 Thursday January 28, 2016 - 19:14:48
Manchester United Hogaankeeda Tababarka Louis van Gaal ayaa yiri FA Cup Khasaare aan ka qaadno kulanka Derby ee Jimcaha ayaa shaqada la iiga eryi karaa.

Read More »

Barcelona oo qosol ka qaadday dalabka Neymar ee Real Madrid

0 Thursday January 28, 2016 - 19:09:49
Barcelona Madaxweyne ku xigeenkeeda Jordi Mestre ayaa baqdin xooggani kasoo wajahday dalabka Neymar uga yimid Real Madrid oo dooneysa in laacibka ay geyso Santiago Bernabeu.

Read More »

Schalke: Matip uma Socdo Liverpool bishan January

0 Thursday January 28, 2016 - 16:12:24
Schalke Guddoomiyaheeda Clemens Tonnies ayaa meesha ka saaray in Joel Matip uu ka tegayo Bundesliga kuna biirayo Liverpool bishan January inta daaqadda kala gadashadu furantahay.

Read More »

Xanta Suuqa: Barcelona oo Mudnaan siin doonta weeraryahan aadan Fileyn, waa kuma???

0 Thursday January 28, 2016 - 16:12:19
Barcelona ayaa la xiriirtay kooxda dhigeeda ah ee Juventus weerarkeeda Paulo Dybala kaasoo ay mudnaanta hore siin doonto Xagaaan.

Read More »

Xanta Suuqa: Chelsea oo raadineysa Carvajal

0 Thursday January 28, 2016 - 12:39:41
Chelsea ayaa waxaa ay la xiriirtay kooxda Real Madrid si ay ula soo wareegto dadabka Midig ee difaaca kooxdaas Dani Carvajal, sida lagu qoray Fichajes.net.

Read More »

Ter Stegen: Barcelona aad ayey u halgentay kulankii Athletic

0 Thursday January 28, 2016 - 12:27:09
Marc-Andre ter Stegen ayaa shaaca ka qaaday in Athletic Bilbao ay ku qasabtay Barcelona dhibaatooyin soo gaaray kulankii Copa del Rey ee xalay.

Read More »

Luis Enrique oo rajeynaya in cayaartoy cusub uu kooxda kusoo biiriyo

0 Thursday January 28, 2016 - 10:43:57
(Kubadbile) Leyliyaha kooxda kubadda cagta Barcelona Luis Enrique ayaa rajeynaya in kooxda uu cayaartoy cusub kusoo biiriyo.

Read More »

Chelsea oo u weecaneysa saxiixa Van Persie

0 Wednesday January 27, 2016 - 14:24:22
(Kubadbile) Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa indhaha ku heysa in horyaalka Premier League ay dib ugu soo celiso Robin Van Persie.

Read More »

Rasmi El Shaarawy oo ku biiray Roma

0 Wednesday January 27, 2016 - 08:35:16
(Kubadbile)-Kooxda Roma ayaa si amaah ah kula soo wareegtay weeryahanka kooxda Acmilan El Shaarawy, waxayna kasoo qaadatay kooxda Monaco uu kusugnaa , iyado si buuxda kula wareegi karta €13m.

Read More »

Adebayor oo si bilaash ah ugu biiray kooxda kubadda cagta Crystal Palace

0 Tuesday January 26, 2016 - 20:19:41
(Kubadbile) Kooxda kubadda cagta Crystal Palace ayaa xaqiijisay in si xor ah ay kula soo wareegtay weeraryahanka Emmanuel Adebayor.

Read More »

Enrique oo rajeynaya in Neymar kooxda qandaraas cusub uu u saxiixo

0 Tuesday January 26, 2016 - 18:55:36
(Kubadbile) Macallinka kooxda kubadda cagta Barcelona Luis Enrique ayaa rajeynaya in weeraryahankiisa Neymar Jr. uu kooxda heshiis cusub u saxiixi doono.

Read More »

Napoli oo Arsenal ka hor istaagtay SaxiixaJorginho sabab?

0 Tuesday January 26, 2016 - 16:43:17
(Kubadbile)-Kooxda Napoli ayaa lagu soo waramaya in ay Arsenal ka diiday dalabkii ay ku doonaysay laacibkeeda Jorginho , mana qorsheynayso in ay iibiso inta lagu gudo jiro xilli ciyaareedkan

Read More »

Lacagta ayaa waxa ugu weyn ah, Liverpool iyo Shakhtar Kama heshiin Teixeira!!

0 Tuesday January 26, 2016 - 11:57:37
Wadahadalka u dhexeeya Liverpool iyo Shakhtar Donetsk ayaa weli socda kuwaas oo laga leeyahay Saxiixa Alex Teixeira,Waxaase jirta sabab muuqata oo aan laacibka dalka Brazil loo siin Karin Liverpool.

Read More »

Qiimeynta Rasmiga ah: Hadii Man Utd Eriso Van Gaal???

0 Tuesday January 26, 2016 - 11:45:14
Dhammaadka ayaa usoo dhowaanaya Louis van Gaal, keddib Khasaarihii 1-0 ahaa ee ay kooxdiisu gurigeeda ugala kulantay Southampton, Manchester United macallinkeeda ayaa la leeyahay waxaa soo xirmaya waayihiisa Old Trafford.

Read More »

Arsenal oo ka hor todobaadka dambe soo lasoo wareegaysa weeraryahan lagu qiimeeyay 49 milyan

0 Tuesday January 26, 2016 - 09:43:14
(Kubadbile)- Kooxda Arsenal ayaa wada hadal kula jirta weeraryahanka kooxda Juvetus iyo xulka Spain Morata kaasoo loolan xoogan ay kala kulmayso kooxaha Liverpool iyo Totenham.

Read More »

Van Gaal oo laga dalbaday in uu is Casilo

0 Tuesday January 26, 2016 - 08:23:17
Tababaraha Manchester Luis Vaan gaal ayaa loo soo jediyay in uu is casilo, kadib guuldaradii Old Traford 1-0 ay kaga adkaatay kooxda Southamton, sida ay warinayso The Sun.

Read More »

Remy oo doonaya inuu si amaah ah uga dhaqaaqo Chelsea

0 Monday January 25, 2016 - 14:15:30
(Kubadbile) Weeraryahanka kooxda kubadda cagta Chelsea Loic Remy ayaa doonaya in inta suuqa kala iibsigu furan yahay uu kooxda uga dhaqaaqo qaab amaah ah.

Read More »