Premier League

Rasmi :CHelsea oo heshiis lagaartay Baba Rahman

0
Kooxda Chelsea ayaa dhamaystirtay heshiiska ay kula soo wareegayso daafaca bidix ee kooxda Ausberg .Baba Rahman.

Read More »

Manchester City oo Man United ka dulqaadaysa Daafaca Valecia Otameni

0 Monday August 17, 2015 - 02:48:41
Kooxda Manchester City ayaa ku dhaw in ay 25 milyan ku qaadato daafaca dhexe kooxda Valencia Nicolas Otamendi .

Read More »

John Terry oo Marki ugu horeysay ku dhawaad 180 kulan badal lagu sameeyay

0 Monday August 17, 2015 - 01:54:41
Kabtanka Chelsea John Terry ayaa badal lagu sameeyay Marki ugu horeysay inta macalinka u yahay kooxda Chelsea, iyada uu Macalinkiisa qiray in ay ahayd go'aan farsamo.

Read More »

Dr Carneiro Oo Mustaqbalkeeda kooxda Chelsea shaki la galinaayo

0 Sunday August 16, 2015 - 10:47:38
Waxaa su'aal weyn la galinayaa mustaqbalka ay kooxda Chelsea ku leedahay gabaarta Dhakhtarada u ah kooxda ee doctor Eva Carneiro ka dib markii ay ka baaqatay kulan loogu yeeray.

Read More »

Kooxda Chelsea oo Cabsi Xoogan Ka Qabta labada Manchester Stones Dartiis

0 Sunday August 16, 2015 - 10:36:09
Kooxda Chelsea ayaa waxa ay cadeysay in ay cabsi xoogan ka qabto kooxaha kala ah Manchester United iyo Manchester City oo ku aadan in ay ka dulqaadaan heshiiska ay ku dooneyso John Stones.

Read More »

Man United Oo Laga Dulqaadayo Ciyaaryahanka Pedro

0 Sunday August 16, 2015 - 10:30:30
Wararka laga helaayo dalka Ingriiska , ayaa sheegaya in heshiiska laacibka Barcelona ee qadka dhexe ugu ciyaara Pedro ay ku doonaysay kooxda Manchester United inuu hadda fashil ku dhaw yahay, waxaana la leeyahay doonsitii laacibka ayaa is badashay saacadihii dambe oo laacibku waxa uu xiisaynayaa inuu…

Read More »

Macallinka Kooxda Chelsea Oo Ay Soo Waajahday Fadeexad Cusubi.

0 Saturday August 15, 2015 - 17:27:22
Channelka "SKY Sports" ayaa shaaca ka qaaday in Macallin Mourinho ay soo waajahayso fadeexad Cusub dhanka dhakhtaradda kooxda Chelsea , macallinku waxa uu horey ugu tilmaamay dhakhtaradda midaan khibrad badan lahayn Ciyaartana aan si wanaagsan u faham sanayn , ayaa haddana dhexda ka fadhiya…

Read More »

Chelsea oo Zlatan keenaysa PremierLeague-ga

0 Saturday August 15, 2015 - 16:34:55
Kooxda Chelsea ayaa waxa ay dareemeysaa in naadiga ay u baahan tahay weeraryahan dheeri ah waxa ayna hadda u weecatay sidii ay u soo iibsan laheyd weeraryahan inta uusan suuqa xirmin.

Read More »

Kooxaha Dalka Turkiga oo ku dagaalamaya Fellani

0 Saturday August 15, 2015 - 16:25:09
Labada kooxood ee kala ah Galatasaray iyo Fenerbahce ayaa waxa ay shegeen in iyaga ay diyaar u yihiin ku dagaalanka heshiiska kooxda Man United looga iibsanaayo Marouane Fellaini.

Read More »

Pedro iyo Baglia oo ku wajahan Man United

0 Saturday August 15, 2015 - 16:00:43
Kooxda Barcelona weeraryahankeeda Pedro iyo naadiga Lazio ciyaaryahankeeda qadka dhexe ka ciyaara Lucas Biglia ayaa lasoo sheegayaa in ay ku wajahan yihiin kooxda Man United.

Read More »

"Garry Neville: Maamul Xumo Baahsan ayaa kajirta Manchester United

0 Saturday August 15, 2015 - 12:00:12
Laacibkii hore kooxda Manchester United Garry Neville ayaa weeraray siyaasadda kooxda Macnhester United dhanka maamulka.

Read More »

Kulamada Maanta Dhacaya horyaalka Ingiriiska iyo saacadaha la ciyaarayo

0 Saturday August 15, 2015 - 11:48:28
Waxaa maanta garoomad akale gedisan ee dalka ingiriiska maanta ka dhacaya kulamdii labaad ee horyaalka Premier League 2015-16

Read More »

kooxda Aston Villa oo heshiis la garartay xiddiga kooxda Barcelona Adam Troare

0 Friday August 14, 2015 - 21:46:36
kooxda Ka ciyaarta horyaalka ingiriiska ayaa da'yarkan koo dalcaay xarunta la Massia kula wareegaty 20 Milyan oo Ginni oo lagu daray 2 milyan oo dheeri ah oo ku xirnaan doonta badmhigiisa ,waxaana heshiiska labada koox qayb ka ah in Barcelona ay dib u iibsan karto sedexda sano ee ugu horeysa ee…

Read More »

De Gea oo La Xaqiijiyay inuusan Ciyaareyn kulanka ASton Villa

0 Friday August 14, 2015 - 01:13:49
Macalinka Hogaamiya kooxda Manchester United Louis Van gaal ayaa xaqiijiyay in goolhaye De Gea uusan ciyaari doono ciyaata Aston Vila e katirsan horyalka Ingiriiska , xili ay jiraan warar ciyaaryahanka la xiriirinayo ka tagitaanka old Traford.

Read More »

11-Xaqiiqo Oo aadan Hore U Ogayn Ka Baro Laacibka Cristiano Ronaldo.

0 Thursday August 13, 2015 - 22:17:52
1-Ronaldo waxa uu leeyahay Eey uu aad u jecel yahay Magaciisa la yiraahdo "Maruska".

Read More »

Arsenal Oo Ku Dhow La Wareegigada Labo Laacib oo waaweyn

0 Thursday August 13, 2015 - 19:28:12
Milkiilayaasha Kooxda Arsenal Stan Koronke Ayaa u Fasaxay Wenger inuu soo iibsan karo xiddigo waaweyn.

Read More »

Real Madrid Oo Ka Baxday Heshiiskii Ay Ku Dooneysay David de Gea

0 Thursday August 13, 2015 - 11:53:23
Real Madrid ayaa lasoo sheegayaa in ay ka baxday heshiiskii ay kaga dooneysay kooxda Manchester United goolhaye David de Gea ,waxa ayna ku wargalisay goolhayaheeda Keylor Navas in uu yahay goolhayaha koowaad ee kooxda.

Read More »

Sergio Ramos Oo Ka Mid Noqon Doono Ciyaartooy Isniinta Lasoo Bandhigi Doono

0 Thursday August 13, 2015 - 11:27:46
Ciyaaryahanka Sergio Ramos ayaa waxa uu qeyb ka noqon doonaa ciyaartooyda kooxda Real Madrid ee maalinta Isniinta ah laga saxiixi doono heshiiska cusub ee kooxda ugu danbeyn.

Read More »

Kooxda Tottenham Oo Si Rasmi Ah Ula Soo Wareegtay bill Clinton

0 Thursday August 13, 2015 - 11:19:03
Kooxda Tottenham ayaa waxa ay cadeysay in ay lacag dhan £12 Milyan oo gani ku soo iibsan doonto ciyaaryahanka Clinton N'Jie ka hor inta aysan todobaadka soo socda booqan kooxda Stoke horyaalka Premier League.

Read More »

Jose oo GanaaxAdag kusoo rogay Eva Carneiro

0 Wednesday August 12, 2015 - 16:53:51
Kooxda Chelsea gabarta dhaqtarada u ah Eva Carneiro ayaa waxa ay weyn doontaa kulanka Axada oo ay la ciyaari doonaan Manchester City in kursiga ay soo fariisato ka dib markii uu dhaliilay Jose Mourinho.

Read More »