Suuqa

Rafinha oo Qandaraaskiisa Barca ku daraya 5 Sano

0 Tuesday November 03, 2015 - 11:59:20
FC Barcelona ayaa maalinnimada Isniinta aheyd ku dhawaaqday in ay Rafael Alc√°ntara, 'Rafinha', ka kordhisay heshiiska lana gaarsiiyay ilaa 30 June 2020-ka. Wuxuuna itaas ku shaqeyn doonaa 75 million oo yuuro, waxaana heshiiskaas cusub la saxiixi doonaa maalmaha dhow ee soo socda.

Read More »

10 Sano ayaa laga joogaa markii Leo Messi uu dhaliyey Goolkiisii u horreeyay ee CL

0 Tuesday November 03, 2015 - 11:08:27
Waxay aheyd 2-da November 2005-tii markii Leo Messi uu dhaliyey Goolkiisii u horreeyay ee Champions League. Waxaa uu yimid goolkaasi daqiiqaddii 34-aad qeybta Guruubyada markii ay is wajaheen Panathinaikos kulan ka dhacay Camp Nou.

Read More »

Capello oo doonaya shaqada Tababare ee Chelsea

0 Tuesday November 03, 2015 - 07:10:48
Tababarihii hore ee Xulka England ayaa sheegaya in uu doonayo qabashada Shaqada Kooxda Chelsea ee Gor-gortanka ku jirta.

Read More »

Inter Milan oo ku raad joogta Falcao

0 Tuesday November 03, 2015 - 06:54:42
Kooxda macallin Roberto Mancini ayaa shaaca ka qaadday in ay qaadaneyso Laacibka weerarka ka ciyaara ee dalka Colombia.

Read More »

Aston Villa oo ku dhawaaqday in uu Tababare u noqday Remi Garde

0 Tuesday November 03, 2015 - 06:52:43
Aston Villa ayaa sheegtay in tababaraha Cusub ee Kooxda uu yahay Remi Garde kaasoo saxiixay 3 sano iyo Bar heshiis ah.

Read More »

Arsenal oo kusoo biirtay loolan loogu jiro laacib ka tirsan Napoli

0 Monday November 02, 2015 - 19:30:12
(Kubadbile) Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa kula soo biirtay kooxaha Manchester United iyo Liverpool doon doonista wiilka qadka dhexe uga dheela kooxda Napoli iyo qaranka Brazil Jorginho.

Read More »

Barcelona oo dooneysa wiilka qadka dhexe uga dheela BVB Gundogan

0 Monday November 02, 2015 - 18:55:26
(Kubadbile) Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa lala xiriirinayaa wiilka qadka dhexe uga dheela kooxda Borussia Dortmund Ilkay Gundogan.

Read More »

Arsene Wenger Oo Weeraryahan Kasoo Iibsanaya Horyaalka Dalk Spain

0 Monday November 02, 2015 - 15:18:41
Ciyaaryahanka Nolito ayaa waxa uu u muuqdaa mid iska indha tiraayo kooxda Barcelona isla markaana diyaar u ah in uu ku biiro kooxda Barcelona sidda ay warar sheegayaan.

Read More »

Manchester United Oo Rabta Inay Ku Garaacdo Chelsea Saxiixa Antoine Griezmann

0 Monday November 02, 2015 - 14:53:18
Manchester United ayaa laga ogaanayaa inay diyaar u tahay soo qaadashada wiilka weerarka uga ciyaara kooxda Atletico Madrid ee Antoine Griezmann marka lagaaro bisha janaayo, hase ahaatee waxay kula loolami doontaa naadiga Chelsea.

Read More »

Antonio Conte oo tababare u noqon doona Chelsea, keddib Euro 2016-ka

0 Monday November 02, 2015 - 11:37:39
Italy Leyliyahooda Antonio Conte ayaa ka mid ah dadka beddeli kara Jose Mourinho oo kala wareegaya Shaqada Chelsea, wixii ka dambeeya Euro 2016-ka sida wararku sheegayaan.

Read More »

Warbixin: ManUnited oo £57.1m ku dooneysa Laacib 34-jir ah, waa kuma?

0 Visits: 321 | Monday November 02, 2015 - 11:17:22
Hab u muuqda waallida Suuqa ayey Manchester United ku dooneysaa Laacib da' ahaan aan la qaateen, kaasoo 34-jir ah.

Read More »

Jooji Martial, si aad u Joojiso Manchester United, waxaa yiri Pardew

0 Monday November 02, 2015 - 11:12:51
Tababaraha Kooxda lagu naaneyso Eagles ayaa yiri jooji kaliya Martial si aad u celiso guud ahaan Kooxda Red Devils.

Read More »

Kompany loo beeniyay baaritaanka Uefa "Kaftana kasoo qaaday"

0 Monday November 02, 2015 - 09:10:25
Kabtanka Kooxda Manchester City difaacana ka ciyaara ayaa sheegaya in Baaritaanada xiriirka Kubbadda cagta ee Yurub ay ku sameynayaan Kooxdoodu aysan aheyn kuwo lagu saleeyay jidkii saxnaa.

Read More »

Ronaldo Oo Boqolkiiba 99% Hubaal Dib Ugu Soo Laaban Lahaa Man United

0 Monday November 02, 2015 - 09:02:50
(Kubadbile)Kooxda Real Madrid ciyaaryahankeeda Cristiano Ronaldo ayaa la xaqiijinayaa in boqolkiiba "99 %" dib ugu laaban lahaa kooxda Manchester United haddii uu tababare u sii ahaan lahaa Sir Alex Ferguson sidaasi waxaa laga soo xigtay Patrice Evra.

Read More »

Manchester City oo heshiis hordhac ah lasii gaareysa Guardiola

0 Sunday November 01, 2015 - 17:52:03
(Kubadbile) Pep Guardiola ayaa lagu soo waramayaa inuu wada-hadallo hordhac ah lasii gaarayo kooxda Manchester City si uu laylinteeda isagu u qabto.

Read More »

Antonio Conte Oo Xilka Tababarnimo Kala Wareegi Doono Mourinho

0 Sunday November 01, 2015 - 17:44:08
Tababaraha xulka Azzurri hogaamiya Antonio Conte ayaa lala xiriirinayaa in uuu qabto xilka tababarnimo ee kooxda Chelsea marka uu soo gabagaboobmo koobka Euro 2016, isaga oo badalaya Jose Mourinho.

Read More »

Wojciech Szczesny oo ku riyoonaya inuu Arsenal u laabto

0 Sunday November 01, 2015 - 17:37:00
(Kubadbile) Goolhayaha kooxda Roma Wojciech Szczesny ayaa maanka ku haya inuu dib ugu laabto kooxdiisii hore Arsenal.

Read More »

Calhanoglu oo kala dooran doona Man Utd & Barcelona, yuu jecelyahay?

0 Sunday November 01, 2015 - 13:46:06
Bayer Leverkusen Laacibka ka tirsan Hakan Calhanoglu ayaa sheegay in uu dhammeystiri doono cidda uu ku biirayo go'aan ka ah waqti dhow, xilli ay wada raadinayaan Man Utd iyo Barcelona.

Read More »

Bayern Munich & Man Utd oo ku loollamaya Saxiixa Kane

0 Sunday November 01, 2015 - 13:30:08
Kooxda Tottenham laacibka weerarka uga ciyaara ayaa ka mid ah ciyaartoyda loogu doonista badanyahay Daaqadda kala gadashada ciyaaryahanada.

Read More »

Mourinho oo Toddobaad loo siiyay Fursad si uu Shaqadiisa u bad-baadsado

0 Sunday November 01, 2015 - 13:00:51
Kooxda Chelsea ayaa sheegtay in ay diyaar u tahay Fursad kale oo la siinayo Tababaraha kooxda Jose Mourinho.

Read More »