Uero

Xulka France oo cashir u dhigay Iceland

0 Monday July 04, 2016 - 09:22:00
France- July, 4, 2016

Read More »

Portugal oo marki afaraad usoo baxay Semi finalka koobka Euro marki ay rioorayaal ku garaacay Poland

0 Friday July 01, 2016 - 01:07:25
(Kubadbile)-Poland ayaa hogaankala wareegtay daqiiqadi 2 ee ciyaarta waxana goolka u dhaliyay Robert Lewandowski, waxayna Poland isak qasaariyeen fursado kale oo ay goolal ku dhalin kareen waxaana daqiiqadi 33 goolka barrahaa ka dhaliyay Renato Sanches.

Read More »

Falanqeynta Poland iyo Portugal, Ronaldo iyo Lewondowski oo is haya

0 Visits: 558 | Thursday June 30, 2016 - 11:07:52
(Kubadbile)-Portugal ayaa raadineysa in ay marki afaraad ay usoo baxdo wareega nus-dhamaadka koobka Euro shanti jeer ee ugu dambeysay ee kasoo muuqato.

Read More »

Poland oo soo bandhigtay qish ay ku edbin karto Ronaldo iyo xulkiisa Portugal

0 Wednesday June 29, 2016 - 21:33:50
(Kubadbile) Xulka qaranka Poland ayaa habeen danbe kulan cayaareed xiiso badan oo afar dhammaadka Euro loogu gudbi doono la leh xulka qaranka Portugal oo soo dhantaalay Croatia.

Read More »

Macallin Gareth Southgate Sanad Tijaabo ah Shaqada England, Badbaado Mase Ba'?

0 Visits: 498 | Wednesday June 29, 2016 - 09:52:22
FA ayaa rajo wanaagsan ka qabta in Roy Hodgson shaqada laga beddelo, ma la yaabi laheyd haddii la magacaabo Gary Lineker iyo kuwo kale oo ay ka mid yihiin Arsene Wenger iyo Claudio Ranieri?.

Read More »

Kai Iyo Marwo Coleen Rooney: Daawashadii Flimkii Cabsida Ahaa Xulka Sedexda Libaax Lagu Dilay,Malaha Rooney waa Uu Oofiyey Balantii Aheyd Inuusan La Mid Noqon Lionel Messi

0 Visits: 1294 | Tuesday June 28, 2016 - 13:45:51
(Kubadbile)-Wayne Rooney Ayaa dhinac ka qaatay eeda ah guul daradii soo gaartay xulkiisa England oo guul darro ceeb wadata kala kulmay dalka dadka yare e Iceland, kasoo xalay ka reebay guud ahaan tartanka Euro2016 gaar ahaan wareegiisa 16-ka, waxaase uu sheegay kabtanka xulka inuu jecel yahay inuu sii…

Read More »

Sideey dalalka Isku arki doonan wareega siddeeda iyo kan semi finalka Euro 2016 ogoow saacaddaha la ciyaari doono

0 Visits: 853 | Tuesday June 28, 2016 - 13:32:15
(Kubadbile)-Waxaa xalay lasoo gebagabeeyay wareea 16-ka koobka qaramada yurub 2016, waxaana boosaskooda waregea sideeda xaqiijiyay dalalka italy iyo Iceland oo ka adkaaday Spain iyo England.

Read More »

Afar ka mid ah Difaacyada EURO 2016 oo qarka u saaran ka mid noqoshada Liverpool

0 Visits: 544 | Tuesday June 28, 2016 - 11:05:01
Waa xagaagii is beddelka Anfield.

Read More »

DEG DEG : Roy Hodson oo iska casilay xilka Macalinimo ee England

0 Visits: 668 | Tuesday June 28, 2016 - 00:22:53
(Kubadbile)-Tababaraha xulka England Roy Hodson ayaa ku dhawaaqay inuu isaga tagay shaqada macalinimo ee xulka England kadib markii ay ka hareen ciyaaraha Euro 2016.

Read More »

Englanad 1-2 Iceland , England oo ay ceeb ka raacday Euro 2016

0 Tuesday June 28, 2016 - 00:02:55
(Kubadbile)- Xulka Qaranka Iceland ayaa usoo gudbay wareega sideeda Euro 2016 marki ay 2-1 kaga adkaatay Xulka England oo gool kala hormaray.

Read More »

Chelsea oo ka fiirsaneysa xiisaha ay u qabto Nainggolan xili ay damaceeda u jeedin doonto xidig ay isku dalka yihiin

0 Visits: 238 | Monday June 27, 2016 - 21:55:33
(Kubadbile)-Kooxda Chelsea ayaa kula soo biirtay kooxaha Everton, Napoli, Juventus iyo Man United xiisaha loo qabo Alex Witsel

Read More »

Italt 2-1 Spain Cheillini iyo Pelle oo tareenka ka tuuraty kooxda Horyaalka

0 Monday June 27, 2016 - 21:25:34
(Kubadbile)- Xulka Italy ayaa si xaro leh uga badiya xulka daafacanayay koobka qaramada Yurub Spain ciyaar kusoo idlatay 2-1.

Read More »

Conte wuxuu ka Reeabay Del Bosque Champions League isagoo Ciyaaryahan ah, Sidee Caawa wax noqon doonaan?

0 Visits: 345 | Monday June 27, 2016 - 16:13:19
(Kubadbile)-Vicente del Bosque iyo Antonio Conte ayaan kaliya loo daawan doonin habka tababarenimo ee caawa - marka Spain iyo Italy ay kulmaan, u fiirso 1-1 kulankii Saaxiibtinimo ee March – balse tababaraha Talyaaniga ah ayaa ka badiyay dhiggiisa Spain, isagoo ciyaartoy ah 2002/03 Champions League…

Read More »

Illow Aqoonsiga BBC-da Real Madrid - BBC kale ayaa laga helay Italy Barazagli, Bonucci iyo Chiellini

0 Monday June 27, 2016 - 15:48:05
(Kubadbile)-Albin Ekdal ayaa xasuustiisa ka helay Giorgio Chiellini oo Juventus ka tirsan. "wuxuu joogay habkiisii tababarka," Sweden booskeeda dhexe ayaa joogay kulankii Italy. "waxay heystaan habka difaac ee ugu adag Qaramada Yurub.

Read More »

SPAIN BOOS UMA HEYSO FABREGAS KULANKA ITALY, WAXAYNA DOORATAY KOKE

0 Monday June 27, 2016 - 14:28:13
(Kubadbile)-Cesc Fabregas waa ciyaartoy aan mudneyn kulanka Spain vs Italy kaasoo looga gudbayo wareega 16 ee Euro 2016, tababare Vicente del Bosque ayaa soo beddeli doona kulanka Isniinta.

Read More »

Horudhaca England iyo Iceland, ogow taariikhda ciyaartan

0 Visits: 535 | Monday June 27, 2016 - 10:25:21
(Kubadbile)-Xulka England ayaa raadinaya hanashada koob heer caalami kadib 1966 oo ah xilligi ugu dambeeyay ee ay koob hantaan, waxayna ka hortagi doonaan xulka Iceland oo taariikhda marki ugu horeysay ka qeyb galaya ciyaaraha Euro.

Read More »

Horudhaca Italy iyo Spain, ogow wax kasta oo aad uga baahan tahay kulanka

0 Visits: 1086 | Monday June 27, 2016 - 00:19:09
(Kubadbbile)- Xulalka Italy iyo Spain ayaa caawa ciyaari doona kulanka ugu adag wareega 16-ka ciyaaraha Euro 2016, xilli Italy ay dooneyso in ay ka aarsato guuldaradii xanuunka badneyd ee fiinaalii Euro 2012.

Read More »

Xulka Belgium goolashi uu badnaa Euro 2016 ugu awood sheegatay Hungary

0 Sunday June 26, 2016 - 23:59:17
(Kubadbile)-Belgium oo goolasha laba ka mid ah dhaliyay qeybta hore ee ciyaarta waxaa goolka hore daqiiqadi 10 u dhaliyay Toby Alderweireld oo si qurux badan madaxa ugu dhaliyay laad xor uu soo tuuray Kevin de Bruyne, waxaana qeybta hore algu kala nastay 1-0.

Read More »