Asia

Waligey ma maqal, Shanghai SIPG oo Arsenal, Juventus, R. Madrid iyo PSG ka dul Qaadeysa Saxiixa N'Golo Kante!!

0 Visits: 446 | Saturday July 09, 2016 - 09:44:27
Koox yar oo dhisan dalka China ayaa Leicester booskeeda dhexe ka dul qaadeysa Arsenal, Juventus, Real Madrid iyo Paris Saint-Germain xagaagan.

Read More »

Manchester City oo lasoo wareegtay Aaron Mooy

0 Thursday June 30, 2016 - 14:11:40
(Kubadbile)-kooxda Manchester City ayaa dhameystirtay saxiixa xiddiga heerka caalami ee dalka Australia Aaron Mooy oo ay kala soo wareegtay Melbourne City.

Read More »

Lavezzi oo seegaya Final-ka Copa America

0 Wednesday June 22, 2016 - 10:40:39
Ezequiel Lavezzi ayaa waayi doona Copa America Centenario final keddib amrkii la xaqiijiyay in uu Laawga ka jabay, Argentina kulankii xalay ee 4-dhammaadka koobka ay kula ciyaartay United States.

Read More »

Xilliga la ciyaarayo Koobka kooxaha Aduunka oo la shaaciyay

0 Visits: 487 | Friday June 10, 2016 - 17:01:18
(Kubadbile)-Ream Madrid ayaa bisha December u safri doonta dalka Japan si ay uga qeyb gasho koobka kooxaha Aduunka ( Fifa Club World Cup) kaasoo la ciyaari doono inta u dhaxeysa 8-da iyo 18-ka December.

Read More »

Goolhayihii Iiraan oo 6 Bilood laga mamnuucay Kubadda Cagta

0 Thursday June 09, 2016 - 10:22:46
(Kubadbile)-Goolhayaha Xulka Kubadda Cagta Dalka Iiraan Sosha Makani,ayaa laga mamnuucay Kubadda Cagta kadib markii uu xirtay Dharka Boombalayaasha ee Mamnuuca ka ah Ciyaartooyda.

Read More »

Jose Mourinho oo shan laacib keeni karo Old Trafford halka shan kale uu ceerin doono.

0 Visits: 2567 | Monday May 23, 2016 - 09:21:01
Manchester United oo maalmahan ku dhawaaqi doonta in Jose Mourinho uu yahay macalinkeeda cusub ayaa la so sheegayaa in macalin Mourinho uu durbo bilooway laacibiinta uu doonaayo inuu dalbadaa.

Read More »

Taageerayaasha Besiktas oo Xiray Waddooyinka Istanbul, Farxadda horyaalka Awgeed "Sawirro"

0 Visits: 368 | Monday May 16, 2016 - 10:15:40
Mario Gomez Waa geesiga u suura geliyay Senol Gunes wiilashiisa hanashada Horyaalkii 14-aad ee Waddanka Turkey.

Read More »

Taageerihii Muraal jabay ee Man Utd, 3,170 oo Mile ayuu u socday Old Trafford Ilaa Sierra Leon kulankii ayaase Baaqday "Sawirro"

0 Visits: 1604 | Monday May 16, 2016 - 09:12:54
Taageeri ka mid ah kuwa Kooxda Man Utd ayaa u socday 3,170 Mile si uu u gaaro Masraxa Riyada Old Trafford si uu usoo daawado Manchester Kulankii xalay ka baaqday.

Read More »

Madaxweynaha Imaaraadka Sheikh Khalifa oo Iibsanaya Liverpool xagaagan!

0 Tuesday April 19, 2016 - 11:54:52
Liverpool ayaa noqon doonta kooxdii ugu dambeysay ee Premier League oo ay gataan Tujaar ka socota Bariga dhexe, markii lasoo bandhigay lacagta lagu doonayo oo gaareysay £700m.

Read More »

Lammaane reer Malaysia ah oo Calanka Arsenal ku xardhay Arooskooda "Sawirro"

0 Saturday April 09, 2016 - 09:57:32
Bandhigga qoyska u waalan Arsenal, haddii aad dooneyso in aad kubbad cag ku sharraxdo Arooskaada, si guud uga dhig.

Read More »

Mourinho oo leylin doona xulka qaranka Syria

0 Sunday April 03, 2016 - 19:09:33
(Kubadbile) Tan iyo bishii December shaqo la'aan ayaa heysa macallinkii laga soo eryay kooxda kubadda cagta Chelsea, Jose Mourinho.

Read More »

Ogow: Zidane maahane 20-ka Tababare ee iyagoo dheelaya Hantay Ballon d'Or

0 Visits: 409 | Friday April 01, 2016 - 14:54:34
Waxaan Maanta idiin soo gudbineynaa 20-ka Tababare ee ayagoo ciyaartoy ah ku guuleystay Abaal marinta Laacibka Adduunka ugu Wanaagsan ee Ballon d'Or.

Read More »

Messi iyo CR7 oo ku biiraya Horyaalka China? Ma aamini doontid in uu ka tegayo La Liga!!

0 Thursday March 17, 2016 - 09:22:28
Madaxa xiriirka Kubbadda Cagta ee Spain, La Liga wuxuu yiri in horyaalka Chinese Super League lagu biiro waa wax soo badanaya muddooyinkan, Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo ayaan weli go'aansan in ay halkaas aadaan.

Read More »

VIDEO: Dibi Careysan oo Joojiyay Ciyaar Kubbadda Cagta ah, kala eryayna Ciyaartoydii iyo Garsoorkii!!!

0 Visits: 1749 | Monday March 14, 2016 - 08:28:46
Ciyaartoy Kubbadda Cagta ah Gudaha Dalka Australia ayaa amakaagay markii uu weerar kusoo qaaday Sac Careysani Garoonkii ay ku ciyaarayeen kaasoo kala eryay xiddigihii Kulanka ka qeyb qaadanayay iyo Garsoorkii.

Read More »

Rooney oo diiday Horyaalka Shiinaha

0 Sunday February 21, 2016 - 10:16:05
Wayne Rooney ayaa dafiray in uu ka tegayo kooxda Manchester United, isagoo hoos u dhigay wararka la xiriirinaya in uu aadayo horyaalka Shiinaha, Chinese Super League, sida ay maanta ku warrantay Sunday People.

Read More »

RASMI: Lavezzi oo ku biiray Horyaalka Shiinaha

0 Wednesday February 17, 2016 - 15:52:11
Hebei China Fortune ayaa ku dhawaaqday in ay la saxiixatay laacibka Ezequiel Lavezzi oo ay ka qaadatay Paris Saint-Germain.

Read More »

Feeryahan Manny Pacquiao oo Guryo ugu deeqay Kumanaan Bulshada dalkiisa ah"Sawirro"

0 Monday February 15, 2016 - 08:57:22
Emmanuel "Manny" Dapidran Pacquiao, PLH, waa nin u dhashay dalka Filipino marna ku guuleystay Feerka Adduunka Dadka caan baxay. Wuxuu kusoo muujiyay facebook bogga uu ku leeyahay Manny Pacquiao in uu bulshadiisa la wadaagayo Warbixinta hoose.

Read More »

Lionel Messi oo la kulmi doona wiilka Yar ee Bacda Maaliyadda Argentina u eg ku Qortay Lambar 10 iyo Magaciisa "Sawirro"

0 Wednesday February 03, 2016 - 12:04:39
Laacibka Adduunka Lionel Messi ayaa la kulmi doona wiilka yar ee Qalbigiisa ka xaday qeybta Internet-ka kaasoo bacaha lagu adeegto middood ku qortay Magaca Laacibka Barcelona iyo Lambarka 10-aad, ha moogaan oo waxay bacdu u muuq egtahay Funaanadda Xulka Argentina.

Read More »

Ma ogtahay in Jackson Martinez uu ku biiray Horyaalka Shiinaha?

0 Wednesday February 03, 2016 - 11:25:43
Kooxda Horyaalka Shiinaha ee Guangzhou Evergrande ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday in ay la saxiixatay laacibka Jackson Martinez oo ka tegayna Atletico Madrid wuxuuna noqonayaa ninkii ugu qaalisanaa ee Abid loo iibsado horyaalka China isagoo qiimihiisa lagu sheegay €42 million una dhiganta (£31.8m).

Read More »

VIDEO: Bulisoonkii ugu Qurxanaa Abid, waxaa dhaliyey Arday Dugsi Sare ah, halkee?

0 Visits: 821 | Tuesday January 12, 2016 - 09:55:07
Arday dhigta Dugsiga sare, oo Japan ayaa dhaliyey goolkiisii u horreeyay ee Bulisoon Nuucaas loo tuuro ah.

Read More »