Maqaallo

Ceebta Sir Alex: Ha fiirin uun in uu Macallin weyn ahaa, keddib Pogba oo Noqday Saxiixii Abid ugu weynaa ee Man Utd, MAQAAL

0 Visits: 6388 | Thursday August 11, 2016 - 11:58:19
Mararka qaar waa ay dhacdaa in aad ilduuf kii ugu xumaa gasho, balse adigu markaas waxaad maanka ku heysaa in aad sameyneyso wax wanaagsan, qaladaadka qaarkii waa kan Burbur ku hoggaansha koox ama shirkad Ganacsi.

Read More »

Pep oo kulankiisa ugu horeeya City wajihi doono kooxdisa hore

0 Visits: 440 | Monday June 06, 2016 - 16:02:57
(Kubadbile)-Pep Guardiola ayaa ka hor imaan doono kooxda Bayern Munich kulankiisa ugu horeeya ee Man City asigoo dib ugu laaban doono Allianz Arena

Read More »

Waa kuwee 100-ka Ciyaaryahan ee ugu qaalisan Dunida?

0 Visits: 653 | Thursday June 02, 2016 - 17:04:18
(Kubadbile)-Wargeyska Daily Mail ee ka soo baxa Dalka Ingiriiska qeybtiisa Ciyaaraha ayaa qiimeyn ku sameysay Ciyaartoyda ugu qalisan Kubadda Cagta Adduunka,waxaana hoggaaminaya Messi iyo Neymar.

Read More »

Wax badan ka ogoow qormadaan ku saabsan Van Gaal,

0 Visits: 1133 | Monday May 23, 2016 - 16:08:54
Van Gaal oo United ka tagi doono xili Jose Mourinho lagu badali doono

Read More »

Maqaal: Granada ma awooddaa inay Barcelona horyaalkeedii labaad gefiso saddex sano gudahood

0 Saturday May 14, 2016 - 16:35:45
(Kubadbile) Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa kulan cayaareed muhiim u ah hanashada horyaalka la leh kooxda Granada oo kulanka ugu danbeeya xagaaga ay la cayaari doonto.

Read More »

Maqaal : Ma Rumeysan Kartid: 5 Qodob Oo ay Iska Shabahaan Labada Naadi ee Atletico Madrid & Leicester City+Sawirro

0 Visits: 446 | Sunday May 08, 2016 - 13:30:54
(Kubadbile)-Xilligii mucjisooyinku kubadda cagta wuu ka dhamaaday oo muddo dheer ayaa ugu dambeysay, laakiin waxyaabaha ka dhacaya Kubadda cagta mararka qaar waxay xaqiijinayaan inaan wali xilligii mucjisooyinku ka dhamaan kubadda cagta, waxaana taa daliil cad u ah labada naadi ee Atletico Madrid iyo…

Read More »

LVG: "Timo iska jiidka galmada ayey ku wanaagsan tahay"

0 Monday May 02, 2016 - 09:08:34
(Kubadbile)-Tababaraha Kooxda Man United Van Gaal, ayaa isna ka fal celiyay isku dhac dhexmaray Xiddigaha kala ah Marouane Fellaini iyo Roperto Huth,kaas oo Tinta looga jiiday Fellaini.

Read More »

Nin Trabzonspor Taageera oo Garaacay Sarkaalka 5-aad ee kulankii Fenerbahce, weliba garoonka dhexdiisa!

0 Visits: 727 | Monday April 25, 2016 - 10:43:36
(Kubadbile)-Waa dhacdo aad loola yaabay oo ka dhacday horyaalka Turkiga Shalay Axaddii markii taageere ka mid ah kuwa Trabzonspor uu inta soo booday garaacay Garsooraha 5-aad ee Kulanka.

Read More »

Nike oo soo geba gabeyneysa xiriirkii wada shaqeyn ay la wadaageysay Sharapova

0 Tuesday March 08, 2016 - 11:26:12
(Kubadbile) Shirkadda Nike ayaa go'aan ku gaartay inay soo geba gabeyso xiriirka wada shaqeyn ay la wadaagto gabadha ku caan baxday dheesha cayaarta Tenniska Maria Sharapova.

Read More »

Justin Bieber, Drake, Jay-Z iyo fanaaniinta caanka ah ogow kooxaha ay taageeraan

0 Monday February 29, 2016 - 10:50:56
(Kubadbile) Waxaan milicsan doonaa fanaaniinta caanka ah iyo kooxaha ay taageeraan.

Read More »

VIDEO: Bulisoonkii ugu Qurxanaa Abid, waxaa dhaliyey Arday Dugsi Sare ah, halkee?

0 Visits: 821 | Tuesday January 12, 2016 - 09:55:07
Arday dhigta Dugsiga sare, oo Japan ayaa dhaliyey goolkiisii u horreeyay ee Bulisoon Nuucaas loo tuuro ah.

Read More »

VIDEO: Ronaldo oo Gool lala Yaabay u dhaliyey soo dhoweynta Macallin Zidane

0 Wednesday January 06, 2016 - 13:13:28
Laacibka Dalka Portugal C. Ronaldo ayaa Gool aad cajiib u ah kusoo dhoweeyay Macallin Zidane, kaasoo la wareegay Tababarenimada Kooxda keddib eryiddii macallin Benitez.

Read More »

VIDEO: Ninkii Nasiibka Xumaa, 4 gool dhali ee Roose Qaado

0 Visits: 491 | Monday January 04, 2016 - 12:22:58
Waligey ma arag nin ka nasiib daran Lacina Traore oo amaah kula jooga Monaco ayna iska leedahay Everton, kaasoo 4 gool dhaliyey kulankii 10-2 ay kooxdiisu uga badisay St Jean Beaulieu.

Read More »

VIDEO: Iska daa in aad aragtee waligaa ma maqashay Goolhaye dhaliyey 131 gool?

0 Visits: 1051 | Sunday December 13, 2015 - 09:37:09
Goolhaye Rogerio Ceni ayaa ka fariistay Kubbadda Cagta, keddib 1250 muuqaal oo uu u sameeyay kooxdiisa, 131 gool ayuuna u dhaliyey – isagoo goolhaye ahaan u ciyaaraya.

Read More »

DAAWO GOOS GOOSKA HEEGAN VS JEENYO SEMI FIINALKA KOOBKA JENERAAL DAA`UUD 2015

0 Visits: 1818 | Saturday December 12, 2015 - 22:32:09
(Kubadbile)- Koxaha Jeenyo Heegan ayaa ku kulmay semi fiinalka koobka Jeneral Daa'uud 2015, kulnka oo ak dhacay garoonka Banadir ayaa barbaro 2-2 kusoo idlaaday waqtigi loogu talo galay.

Read More »

VIDEO: Ayeeyo adiga kaa badisa Banooni, ma aamineysaa?!!!

0 Visits: 692 | Sunday November 29, 2015 - 14:19:33
Cajiib iyo yaab, waxay aad u jeceshahay ciyaarista Kubbadda Cagta, weliba aad ayey usii jeceshahay in ay Baleejeyso, ama Moollada tiriska loo yaqaan.

Read More »