Premier League

Goolhaye Premier League ka tirsanaa oo geeriyooday

0 Wednesday December 30, 2015 - 08:34:50
(Kubadbile) Goolhayihii hore ee kooxda kubadda cagta Newcastle United Pavel Srnicek ayaa geeriyooday isagoo 47 sano jir ah sida uu xaqiijiyay wakiilkiisa.

Read More »

Manchester City iyo Leicester oo isku garab dhacay

0 Wednesday December 30, 2015 - 00:49:11
(Kubadbile) Kulan xiiso badan oo ka tirsan horyaalka Ingiriiska ayaa gegada King Power Stadium ku dhex maray kooxaha Leicester City iyo Manchester City.

Read More »

Paul Scholes oo garab siin u muujiyay macallin Van Gaal

0 Tuesday December 29, 2015 - 20:22:15
(Kubadbile) Wiilkii hore ee qadka dhexe Manchester United u maamuli jiray Paul Scholes ayaa aaminsan in kooxdu u baahan tahay inay waqti siiso macallin Van Gaal.

Read More »

Tababare aaminsan haddii Guardiola uu yimaad Epl in horyaalku heli doono kan dunida ugu wanaagsan

0 Tuesday December 29, 2015 - 20:08:42
(Kubadbile) Liverpool macallinkeeda Jurgen Klopp ayaa aaminsan in haddii macallin Pep Guardiola uu yimaad Ingiriiska horyaalku nasiib u yeelan doono heysashada macallinka dunida ugu wanaagsan.

Read More »

Manchester United oo £45m ku bixineysa Saxiixa Felipe Anderson

0 Tuesday December 29, 2015 - 17:00:05
Wararkii ugu dambeeyay ee Xanta Suuqa kala gadashada Man Utd ayaa sheegaya in Louis van Gaal uu aad u daneynayo Lazio booskeeda dhexe, kaasoo ku kacaya £45 million, waana Felipe Anderson.

Read More »

Petr Cech oo Taariikh Cusub oo aan horay loo Arag ka dhigay Premier League

0 Tuesday December 29, 2015 - 16:26:46
Petr Cech ayaa Taariikh Cusub u dhigay Premier League wuxuuna noqday Goolhayaha ugu Shabac ilaashiga badan ee Horyaalka keddib kulankii Xalay ee Bournemouth.

Read More »

Wax walba ka ogow kulanka Leicester City vs Manchester City

0 Tuesday December 29, 2015 - 16:12:12
Kulan xiiso leh oo ka tirsan Horyaalka Premier League Go'aamin doona cidda Toddobaadka horyaalka Hoggaamin doonta ayaa waxaa uu caawa dhex mari doonaa kooxaha Leicester City iyo Man City.

Read More »

Louis van Gaal oo yiri iska Casilayo Xilka Man Utd

0 Tuesday December 29, 2015 - 15:25:17
Manchester United hoggaan Tababareedkeeda Louis van Gaal ayaa daaha ka rogay in uusan ka tegi doonin kooxda wuxuuna ballan qaaday in ay ka mid noqoto kooxaha 4-ta hore ee Xagaagan.

Read More »

Klopp: Anigaa go'aamin doona soo laabadka Sturridge

0 Tuesday December 29, 2015 - 11:43:44
Liverpool Hoggaan tababareedkeeda Jurgen Klopp ayaa yiri Daniel Sturridge waa in uu tababartaa, horay kama soo laabanayo oo ma ciyaarayo.

Read More »

Arsene Wenger oo Ammaanay Mesut Ozil, lana meel dhigay Dennis Bergkamp

0 Tuesday December 29, 2015 - 11:31:24
Arsene Wenger ayaa ammaan kala dul dhacay Mesut Ozil wuxuuna ku dheegay laacibka Premier League oo uusan hadda nin lala meeldhigo ciyaarin.

Read More »

Carrick oo ku biiraya Arsenal!!!

0 Tuesday December 29, 2015 - 11:17:22
Warar ayaa sheegaya in Laacibka booska dhexe ee Kooxda Manchester United uu ku biirayo kooxda Arsenal oo xifaaltan adag uu kala dhexeeyo Kooxdiisa.

Read More »

Wax ka baro 10ka cayaaryahan ee ugu qanisan adduunka

0 Visits: 986 | Monday December 28, 2015 - 21:52:40
(Kubadbile) Waxaan idiin soo gudbin doonaa 10ka cayaaryahan ee ugu qanisan kubadda cagta.

Read More »

West Ham oo labo saacadood u jirsatay inay tababare u magacawdo Benitez

0 Monday December 28, 2015 - 20:21:15
(Kubadbile) Kooxda kubbadda cagta West Ham ayaa sheegatay inay keliya labo saac u jirsatay soo magacaabidda Rafael Benitez inta aanay maqal wararka macallin Slaven Bilic.

Read More »

Natiijooyinka kulamadda horyaalka Premier League ee la dheelay

0 Monday December 28, 2015 - 20:08:30
(Kubadbile) Dhowr kulan oo ka tirsan horyaalka Premier League ayaa goor dhaw lasoo gaba gabeeyay kooxo badan ayaana helay dhibco ay u baahnaayeen.

Read More »

Immisa lacag ayuu xagaagii qaadan karaa haddii Messi uu ku biiro Manchester City

0 Monday December 28, 2015 - 18:07:09
(Kubadbile) Wiilka weerarka uga dheela kooxda kubadda Barcelona ayaa aad loola xiriirinayaa kooxda Manchester City iyadoo lasoo bandhigay lacagaha uu xagaagii heli doono haddii uu u dhaqaaqo kooxda Premier League ka dhisan.

Read More »

Xanta Suuqa: Kooxo waaweyn oo ku loollamaya Fabregas

0 Monday December 28, 2015 - 11:38:27
Shan kooxood oo Laf-dhabar u ah Yurub ayaa doonaya Fabregas, waxaana ku jira kooxda Manchester City.

Read More »

'Ma sahlana Man UTD" Cayaartoyda Chelsea oo kubbad adag filanaya

0 Monday December 28, 2015 - 10:46:08
(Kubadbile) Kubbad burburiyaha Blues Nemanja Matic ayaa aaminsan in kulan adag ay noqon doonto marka ay caawa la dheelaan kooxda Manchester United.

Read More »

Immisa jeer ayuu garoomada dhaawac uga maqnaaday?, Goormuuse Wilshere soo laabanayaa?

0 Monday December 28, 2015 - 10:19:25
(Kubadbile) Arsene Wenger oo ah leyliyaha kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa shaaca ka qaaday in wiilkiisa qadka dhexe Jack Wilshere uu garoomada kusoo laabanayo bisha Febraury ee sanada inagu soo fool leh.

Read More »

Liverpool oo Arsenal ka xigsatay Saxiixa Jese Rodriguez

0 Monday December 28, 2015 - 09:55:40
Jese Rodriguez ayaa waxaa la wariyey in Liverpool ay wajaheyso January Saxiixa Laacibkan oo kooxda Arsenal ay horay u beegsaneysay.

Read More »

Falanqeynta Manchester United vs. Chelsea, dhaawac, Ganaax iyo warar kale

0 Monday December 28, 2015 - 07:34:47
Waqtiga qorista Louis van Gaal oo dhammaad ah, Manchester United ayaa eryi doonta kulanka Chelsea ee Old Trafford caawa oo Isniin ah haddii uu Jab soo gaarsiiyo kooxda.

Read More »