Ligue 1

Wargeysyada Yurub & Waxyaabihii ay ka qoreen Ciyaaraha

0 Tuesday October 13, 2015 - 09:47:59
(Kubadbile) Qaar ka mid ah Wargeysyada Ciyaaraha qora ayaa waxaa Maanta lagu daabacay warar u xiiso badan Kooxaha kala duwan ee Kubbadda Cagta ciyaara, waxaana ka mid ah Kooxaha ay saameynta ku leeyihiin Chelsea, Man Utd, Arsenal, Barcelona, Napoli, Bayern Munich iyo kuwo kale.

Read More »

Barcelona oo dooneysa daafac ka tirsan PSG

0 Monday October 12, 2015 - 17:53:20
(Kubadbile) Marquinhos oo ah da'yar reer Brazil ah kana tirsan kooxda Ligue 1 ka dhisan ee PSG ayaa shaashadda u saaran kooxda kubadda cagta Barcelona oo dalab ka gudbin doonta bisha Janaury marka seyladda kala iibsiga cayaartoyda dib loo furo.

Read More »

Arsenal: kama gaabin doonno raadinta Cavani

0 Monday October 12, 2015 - 16:04:12
Arsenal ayaa keddib markii uu xagaagii hore Suuqa kala iibsiga ka xirmay iyadoo baacsaneysa Cavani sheegeysa in ay halkeeda kasii wadi doonto raadinta Laacibkaas.

Read More »

PSG oo raadineysa midkood, Mourinho, Wenger & Guardiola

0 Monday October 12, 2015 - 15:22:47
Laurent Blanc, Mustaqbalkiisu ma hagaagsana, waxaana Kooxda Ligue 1 heysata ay dooneysaa ilaa 3 nin oo Jagadiisa u sharraxan.

Read More »

Musharaxiinta Laacibka Sanadka ee Qaaradda Africa

0 Monday October 12, 2015 - 15:20:38
Laacibiin waaweyn oo gaaraya ilaa 37 ciyaartoyda ugu wanaagsan Qaaradda Afrika ah ayaa u sharraxan Abaal marinta Laacibka ugu wanaagsan Sanadka ee Qaaradda, haddaba yaa ka mid ah?

Read More »

Aragtida Zidane, yaa wanaagsan PSG iyo Bayern?

0 Monday October 12, 2015 - 15:09:39
Laacibkii hore ee Garoonka Santiago Bernabeu iyo xulka Faransiiska, ayaa is garab dhigga Kooxaha Real iyo Barcelona, keddib sheegay haddana in PSG iyo Bayern la isla meeldhigi karo.

Read More »

Goolhaye Enyeama oo ka howl gabay Xulka Nigeria

0 Thursday October 08, 2015 - 18:41:51
Laacibka Dalka Nigeria Goosha u ilaaliya Vincent Enyeama ayaa ku dhawaaqay in uu ka howl gabay Shaqadii Xulkiisa.

Read More »

Samir Nasri oo tilmaamay halka uu mustaqbalka ka dheeli doono

0 Wednesday October 07, 2015 - 21:47:32
(Kubadbile) - Laacibka khadka dhexe ee Manchester City Samir Nasri ayaa qishay in uu mustaqbalka ka dheeli karo horyaalka Mareykanka ee MLS-ka.

Read More »

Pauleta: PSG waxaa ka dhiman, Ronaldo & Mourinho

0 Visits: 256 | Monday October 05, 2015 - 17:30:36
Laacibkii hore ee Dalka Portugal ayaa sheegay in Zlatan Ibrahimovic, keddib ay kooxdani u baahantahay Labada Nin ee Dalka Portuguese-ka u dhashay oo kala ah Tababare iyo Weeraryahan.

Read More »

PSG oo koox kasta uga dhow Saxiixa Aguero, Sababta!

0 Visits: 367 | Monday October 05, 2015 - 17:08:37
Kooxda Faransiiska ah ee PSG ayaa waxaa ay tahay midda ugu dhow, marka la garab dhigo dhammaan Kooxaha Yurub Saxiixa Laacibka Aguero oo sidoo kale ay raadineyso Real Madrid.

Read More »

dhacdooyinkii Ugu muhiimsanaa ee Axadda kubadda cagta caalamka

0 Monday October 05, 2015 - 16:43:31
(Kubadbile)Waxaa maalinimadii shalay garoomada qaarada yurub ka dhacay kulamadii ugu xiisaha badnaa ee natiijooyinkooda si gaar ah loo dhawrayay waxaana la ciyaaray kulamao taariikhi ah Rocord-yo Cuusb la sameeyay.

Read More »

Fanaanada Rihanna, Madaxweyne Sarkozy iyo mucjisada kubadda Ronaldo oo xalay wada daawaday kulankii PSG ay guusha hanatay + Sawirro

0 Visits: 486 | Monday October 05, 2015 - 10:25:34
(Kubadbile) Kooxda kubadda cagta PSG ayaa gurigeeda ku edbisay kooxda Marseille kulan xiiso badnaa oo uu Ibrahimovic ku noqday gool dhaliyaha ugu goolasha badan PSG.

Read More »

Zlatanoo Rikoord tariikhi ah sameeyay guulna u horseeday kooxdiisa Paris

0 Monday October 05, 2015 - 10:08:35
(Kubadbile) Laacibka kooxda Paris Saint Germain Zlatan Ibrahomvic ayaa jabiyay rikoord-ki goolashi ugu badnaa Paris cayaaryahan u dhaliyo

Read More »

Aqriso Kulamada ugu adag horyaalada waa weyn oo maaanta dhacaya iyo xilliga la ciyaarayo

0 Sunday October 04, 2015 - 08:20:46
(Kubadbile) Waxaa maanta iyo caawa qaaradda yurub ka dhacaya kulamada ugu adag horyaaladaas, waxaana ka mid ah, Man United vs Arsenal, Milan vs Napoli, Real vs Athletic, Bayer Munich vs Dortimund iyo Paris iyo Marselle.

Read More »

Aqrsio Dhammaan Kulamada maanta ka dhacaya horyaalada waa weyn ee qaaradda Yurub

0 Visits: 305 | Saturday October 03, 2015 - 08:35:03
(Kubadbile) Waxaa maanta iyo caawa wadamada qaradda yurub gaar ahaan shanata horyaal ee ugu waa wayn ka dhici doona kulamo katirsan horyaaladaas.

Read More »

Arsenal oo usii dhowaaneysa Saxiixa Lacazette

0 Tuesday September 29, 2015 - 08:02:06
Arsenal ayaa kalsooni ka muujisay la saxiixashada Laacibka weerarka ka ciyaara ee Lacazette, kaasoo ku guuleystay Gooldhalinta Horyaalka Faransiiska Xagaagii tegay.

Read More »

Aqriso Dhammaan kulamada Maanta iyo Caawa laga cayaarayo Yurub

0 Visits: 270 | Sunday September 27, 2015 - 11:46:53
(Kubadbile) waxaa maanta iyo caawa la ciyaarayaa kulamo ka tirsan horyaalada waa weyn ee qaaradda sida ingiriiska talyaniga Isbeeyn jarmalka iyo farasniiska.

Read More »

Ibrahimovic oo Akoonkiisa goolasha furtay Macallinkiisa oo aan la yaabaneyn iyo Di Maria oo amaanay

0 Wednesday September 23, 2015 - 03:38:47
(Kubadbile) Zlatan Ibrahimovic ayay heysatay abaar gool dhallineed tan iyo bilowga xilli ciyaareedkaan, balse waa uu soo gebagabeeyay kadib labo kulan uusan wax gool ka dhalin Ligue 1.

Read More »

Ibrahimovic oo abaar gool la'aan ay lasoo deristay indhahana ku haya inuu ka fara dhaqdo dhibta shabaqa ka heysa

0 Monday September 21, 2015 - 21:12:37
(Kubadbile) Weeraryahanka kooxda kubadda cagta PSG Zlatan Ibrahimovic ayaa 106 gool u dhaliyay kooxda reer Faransa kadib 129 kulan oo uu u saftay.

Read More »

Dani Alves oo kasoo bogsooday dhaawacii uu la maqnaa garoomadana kusoo laabanaya

0 Sunday September 20, 2015 - 14:35:28
(Kubadbile) Ciyaaryahanka u dhashay dalka Brazil ee kooxda Barcelona kaga ciyaara daafaca Dani Alves ayaa lasoo sheegayaa in uu kooxdiisa ku soo laaban doono todobaadkan.

Read More »