Suuqa

Muller oo imaanya, Costa oo ka tegaya Chelsea

0 Tuesday December 01, 2015 - 08:29:03
Chelsea ayaa cadaasis saxiixa Laacibka kooxda Bayern Muller ku saareysa Kooxda Man Utd oo muddo baacsaneysay xiddiggan.

Read More »

Messi oo ku garaacay Ronaldo xiddigga ugu wanaagsan La Liga, Difaac, Dhex, Goolhaye & Tababare yaa u fiican?? "Sawirro"

0 Tuesday December 01, 2015 - 08:25:50
Laacibka dalka Argentine ayaa uga adkaaday Real Madrid hoggaamiyaheeda ninka ugu wanaagsan ciyaartoyda Horyaalka Spain.

Read More »

Arsenal oo isku dayday inay lasoo wareegto wiil Bayern Munich ka tirsan

0 Tuesday December 01, 2015 - 06:27:08
(Kubadbile) Arsene Wenger leyliyaha Arsenal ayaa xaqiijiyay inay ku hungoobeen helidda laacibka Bayern Munich Kingsley Coman.

Read More »

Rodgers & Moyes oo ku tartamaya Tababarenimada Newcastle

0 Monday November 30, 2015 - 14:34:42
Tababarihii hore ee kooxda Liverpool Brendan Rodgers iyo kii hore ee Manchester United David Moyes ayaa labaduba daneynaya in ay la saxiixdaan Newcastle United si ay tababarkeeda u qabtaan.

Read More »

Klopp: Waa Guul soo laabadka Sturridge & Henderson

0 Monday November 30, 2015 - 14:34:36
Soo laabashada laacibiinta England ee kooxda Liverpool ayaa waxaa ay ka dhigantahay ayuu yiri, Tababare Klopp in Premier League aan ka guuleysan karno koox kasta iskaba daa Swansea City.

Read More »

Arsenal iyo Chelsea oo ganaax laga saarayo Suuqa kala Iibsiga, Fifa ayaa tiri

0 Monday November 30, 2015 - 09:07:22
Arsenal iyo Chelsea ayaa dharbaaxo kala kulmi doona Fifa, taasoo la xiriirta Suuqa kala gadashada ciyaartoyda.

Read More »

Taageerayaasha Liverpool oo rumeysan in ay hanan karaan Premier League keddib guushii Swansea City

0 Monday November 30, 2015 - 09:05:24
Liverpool kuwa u sacab tuma ayaa aaminsan in ay horyaalka qaadi karaan, keddib 1-0 guul ah oo xalay oo Axad aheyd ay ka gaareen Swansea City.

Read More »

Jamie Vardy oo isu diyaarinaya Hanashada Shaqsiga kubbadda cagta ee Sanadka, kaligiis ma dhalin 11 kulan oo xiriir ah yaa kula lammaansan???

0 Visits: 276 | Sunday November 29, 2015 - 14:01:47
Jamie Vardy ayaa u muuqda midka hanan doona Abaal marinta BBC ee Shaqsiga Sport-ga Sanadka, keddib rikoorkii uu ka jebiyey Ruud van Nistelrooy, iyo midka cusub ee uu u dhigay Premier league, 11 kulan oo xiriir ah ayuuna goolal dhalinayay.

Read More »

Guardiola oo daneynaya Macallinnimada Man Utd

0 Sunday November 29, 2015 - 09:08:55
Tababaraha Kooxda Bayern Munich ayaa shaaciyey in uu daneynayo ku biirista kooxda Manchester United ee horyaalka England.

Read More »

Liverpool oo keeneysa Reus iyo Hummels Qiimahoodu waa imisa?

0 Sunday November 29, 2015 - 08:27:58
Liverpool macallinkeeda Jurgen Klopp ayaa sheegaya in uu doonayo lasoo saxiixashada Borussia Dortmund xiddigaheeda Marco Reus iyo Mats Hummels.

Read More »

Ronaldo oo diyaar u ah ku laabashada Man Utd

0 Visits: 359 | Sunday November 29, 2015 - 08:18:09
Cristiano Ronaldo ayaa waxaa uu sheegay in uu qalbi u hayo ku laabashada Kooxda Manchester United.

Read More »

Denis Cheryshev oo Real Madrid ku qasbaya in uu ku biiro Liverpool bisha January

0 Sunday November 29, 2015 - 07:35:25
Real Madrid Garabka laacibka uga ciyaara Denis Cheryshev ayaa diyaar u ah in uu ka tago kooxdiisa isagoo ku biiraya Liverpool oo aad u daneyneysa.

Read More »

Arsenal oo ku biirtay beegsiga John Stones

0 Sunday November 29, 2015 - 07:35:21
Arsenal ayaa wararku sheegayaan in Chelsea ay kula biirtay baacsiga saxiixa Everton Difaaceeda John Stones.

Read More »

Thiago Silva oo doonaya inuu mustaqbalkiisa kubadda cagta kusoo gebagabeeyo PSG

0 Sunday November 29, 2015 - 00:24:41
(Kubadbile) Thiago Silva ayaa qirtay inuu doonayo jecelyahayna dheelidda kubadda cagta inuu kusoo idleeyo kooxda uu iminka hogaamiyo ee Paris Saint-Germain.

Read More »

Vardy oo ku biiraya Man Utd keddib Kulanka Caawa!!!

0 Saturday November 28, 2015 - 15:29:40
Leicester City ayaa waxaa ay iska sikisay £30million qiime gaaraya oo ay usoo bandhigtay Manchester United weeraryahan Jamie Vardy.

Read More »

Jurgen Klopp oo koobkii u horreeyay usoo Hooyay Liverpool "Sawirro"

0 Saturday November 28, 2015 - 15:18:09
Liverpool ayaa heshay Koobkeedii u horreeyay tan iyo markii uu tababare Noqday macallin Kulankii ay ka adkaadeen Manchester City ee ka dhacay Etihad.

Read More »

Alex Teixeira oo yiri Mourinho ayaa I yiri igula soo biir Chelsea

0 Saturday November 28, 2015 - 15:05:09
Shakhtar Donetsk Weerarkeeda marna Booska dhexe loo adeegsado Alex Teixeira ayaa xaqiijiyey in Chelsea ay lasoo xiriirtay.

Read More »

Ceeb & Lacag ku dheel: Arsenal oo meel 14-daqiiqo uu Basku u socdo Diyaarad ku tagtay, Norwich kulankeeda ka hor "Sawirro"

0 Saturday November 28, 2015 - 14:28:43
Arsenal ayaa u safartay kooxda Norwich ciyaar ka tirsan Premier League ka hor, waxayna The Gunners Diyaarad u qaadatay 14-daqiiqo meel uu Basku u soconayo.

Read More »

Barkley: Waxaan ku daydaa Zidane, Gazza, Ozil, balse markaan daawado Mike Tyson ayey ugu soo dhacday in aan Cabsi la'aan ciyaaro "Sawirro"

0 Saturday November 28, 2015 - 09:47:46
Barkley ayaa sheegay in uu ku daysado dadkii booska dhexe ugu wanaagsanaa ee Kubbadda cagta, Zinedine Zidane, Paul Scholes iyo Paul Gascoigne ayaa ka mid ah kuwa uu xusay.

Read More »

Felipe Melo oo yiri baqdin kama qabo xakameynta Higuain, horay ayaan u celiyey Messi!

0 Visits: 355 | Saturday November 28, 2015 - 07:18:30
Laacibka kooxda Inter ee Booska dhexe ayaa sheegaya in uusan wax walaac ah ka qabin ka hortagga weeraryahanka Napoli, horay ayaan ugu soo garaacay Argentina ayuuna sii raaciyey.

Read More »