Uefa Champions League

Cristiano Ronaldo: Group adag ayaan ku jirnaa

0 Thursday August 27, 2015 - 23:59:27
(Kubadbile) Cristiano Ronaldo weeraryahanka kooxda Real Madrid ayaa durba ka hadlay isku aadka koobka kooxaha horyaalka Yurub oo caawa la sameeyay.

Read More »

Wax ka ogow macalimiinta iyo ciyaartoyda Champions League ku wajahaya kooxahoodii hore

0 Thursday August 27, 2015 - 23:16:13
(Kubadbile) Horyaalka yurub oo caawa la sameeyay isku aadkiisa ayaa durba mideynayo laacibiin iyo macalimiin ku laabanaya kooxo ay hore uga tirsanaayeen waxaana idiin soo gudbineynaa qaar kamida.

Read More »

Ronaldo iyo Suares oo Ceeb Weyn kasoo gaartay qaabkii ay u dhacday codaynta Laacibka sanadka qaaradda Yurub

0 Visits: 550 | Thursday August 27, 2015 - 21:52:47
(kubadbile) Leonel Messi ayaa marki labaad ku guulaystay laacibka sanadka ee qaaradda yurub, isagoo kaga guulaystay Luis Suares iyo Ronaldo.

Read More »

DEG DEG Messi oo Ku guulaystay laacibka sanadka ee qaarada Yurub 2014-15 isagoo taariikh u dhigay abaalmarintan

0 Thursday August 27, 2015 - 20:21:03
(Kubadbile) Weeraryahanka kooxda Barcelona Leonel Messi ayaa ku guulaystay laacibka Sanadka ee qaarada Yurub 2014-15 kadib codayn ka dhacaday Magalaamada Monaco.

Read More »

DEG DEG isku aadka Champions League oo lasoo saaray Bayer Munich iyo Arsenal oo isku aadaay

0 Thursday August 27, 2015 - 19:54:12
(Kubadbile) waxaa goor dhaw lasoo saaray isku aak koobka horyaalaada yurub 2015-16.

Read More »

Daawo : Messi oo ku guulaystay goolka sanadka ee 2014-15 uefa Champions League

0 Thursday August 27, 2015 - 15:22:06
(Kubadbile) Weeraryahanka kooxda Barcelona Leonel Messi ayaa ku guulaystay goolka Sanadka ee koobka horyaalada Yurub 2014-15.

Read More »

Wax ka Ogow 10 Tobanka Koox Ee Sanadkaan U Sharaxan Ku Guuleysiga Champions League

0 Thursday August 27, 2015 - 14:51:20
(Kubadbile) Iyada oo laguwado in caawa magaalada Monaco lagu sameeyo isku aadka wareegga Group-ayda ee koobka Horyaalada Yurub ayaa waxaa soo ifbaxa kooxaha loo saadaalinayo in ay sandkan hanan karaan koobka .

Read More »

Warbixin :Abaal marinta laacibka yurub oo Caawa la Bixinayo

0 Thursday August 27, 2015 - 11:16:08
(Kubadbile) Xiriirka kubadda cagta Qaaradda Yurub (Uefa ) ayaa caawa ku dhawaaqi doona laacibka ugu wanaagsan sanadka 2014-15 (Uefa Best Player).

Read More »

Warbixin: Rikoorada u yaala koobka Champions League wareegga Group-ka 23 sano ee lasoo dhaafay

0 Thursday August 27, 2015 - 08:41:23
(Kubadbile)Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa dhammaan rikoorada u yaala koobka Uefa Champions League maadaama maanta la sameenaayo isku aadkiisa.

Read More »

Qaabka ay iskugu dhici karaan 32 Kooxood koobkka Champions League Maanta

0 Thursday August 27, 2015 - 08:37:25
(Kubadbile) Xiriirka K/Cagta Qaarada Yurub ee UEFA ayaa waxa ay soo saareen qaabka loo kala istaajiyay kooxaha ka qeybgalaya koobka UEFA Champions League ka dib marki xalay 32 kooxood ay soo dhameystirmen waxaana sanadkaan isku dhi coono kooxo waa weyn oo wareega koowaad ku kulmi doona.

Read More »

Rooney oo seddexleey uga baxay abaartiika ka haystaay gool dhalinta Kooxdiisana soosaaray+Sawirro

0 Thursday August 27, 2015 - 00:50:36
(Kubadbile) Wayne Rooney oo muddo afarbil ah gool dhalin ayaa kooxdiisa usuura gelinay in ay u soo gudban wareegga Guruubyada Champions League kulan ay kooxdiisa man United ka hortagtay kooxda Club Brudge ee dalka Belgium-ka oo ya 4-0 ku karbaashtay.

Read More »

Kooxaha Dalka Spain Oo Taariikh Cusub U Dhigay Koobka Champions League

0 Wednesday August 26, 2015 - 08:42:15
(Kubadbile) Dalka Spain ayaa waxa ay noqdeen dalkii ugu horeeyay oo ebed koobka Champions League ay ugu qeygali doonaan illaa iyo shan kooxood taariikhda markii ugu horeesay tan iyo markii la bilaabay tartankan.

Read More »

Monaco oo guuleysatay balse ka hartay Champions League, Celtic oo hartay iyo natiijooyinka Isreeb reebka Champions League

0 Wednesday August 26, 2015 - 00:16:46
(Kubadbile) Kooxda kubadda cagta ee Monaco ayaa 2-1 ku garaacday kooxda reer Spain ee Valencia kulan lugtii labaad ah oo ka dhacay magaalada Monaco ee dalka Faransa.

Read More »

10 ciyaaryahan oo Chelsea oo guushii koowaad gaaray xili Pedro uu gool dhaliyay

0 Sunday August 23, 2015 - 18:18:42
(Kubadbile) Kooxda CHelsea oo 10 ciyaryahan ku ciyaaraysa ayaa gaartay guushii ugu horeysay horyaalka kadib ciyaar ay ku saxriirtay ay la ciyaartay kooxda Wesbromwich Albion oo ay kaga adkaatay 3-2

Read More »

Clyne oo rajeynaya in Liverpool ay usoo dhaqaaqdo Champions League

0 Thursday August 20, 2015 - 23:50:01
Nathaniel Edwin Clyne oo daafaca uga dheelaha kooxda kubadda cagta ee Liverpool ayaa rajeynaya in kooxdiisu usoo baxdo tartanka horyaaladda Yurub ee Uefa Champions League

Read More »

Natiijooyinka kulamadda Play offska ee Champions League

0 Wednesday August 19, 2015 - 23:48:02
shan kulan oo kamida kulamado loogu tartamayo kooxihii ka qeybgeli lahaa koobka kooxaha yurub ayaa caawa qabsoomay, iyadoo kooxo dhowr ah ay gaareen guulo u muhiim ah.

Read More »

Kooxda Manchester oo wada Cad marsiisay Club Brudge xilli uu Depay Wacdaro dhigay+Sawirro

0 Wednesday August 19, 2015 - 07:16:27
Kooxda Manchester United ayaa 3-1 kaga adkaatay kooxda Club Brudge ee dalka Belguiom-ka lugta hore e isreebreebka koobka horyaalada Yurub,

Read More »

Daawo Sawirada: Man United oo diyaar u ah lugta koowaad ee isreebreebka Champions League-ga

0 Tuesday August 18, 2015 - 09:51:19
Ciyaartodya kooxda Manchester United ayaa gaaray five Star Lowry Hotel ka hor kulanka isreeb reebka koobka horyalaada yurub oo ay ka hortagayaan kooxda Club Brudge.

Read More »

7 Recorad oo Laga Diiwaan Galiyay Kulankii Uefa Supper Cup

0 Thursday August 13, 2015 - 20:01:37
1-Tababaraha Kooxda Barca Oo Noqday Ninkii 4 aad ee ku guuleesta koobkan asigoo macalin iyo Tababare ah waxaana ka horeeyay Pep Guardiola, Carlo Ancelotti iyo Diego Simeone.

Read More »

Yurub iyo aduunka oo dhan kooxahee ugu koobab Badan Maqalkan Ku Aqri

0 Thursday August 13, 2015 - 19:22:03
Kooxda kubadda cagta Barcelona ee dalka Spain ayaa noqotay kooxda ugu Koobabka Badan qaaradda Yurub Halka Aduunka ay ka gashay Kaalinta 2 aad

Read More »