Premier League

Gary Neville iyo Ryan Giggs oo hoy siiyay dad ay guri la'aan heysay

0 Wednesday October 21, 2015 - 01:13:24
(Kubadbile) Halyeeyadii Manchester United Ryan Giggs iyo Gary Neville ayaa naxariis u muujiyay tiro dad ah oo la'aa meel ay jiiftaan, iyagoo dadkaa hoy siiyay.

Read More »

Jurgen Klopp oo u yeeranaya xiddiga amaahda uga maqan ee Markovic

0 Tuesday October 20, 2015 - 21:04:04
(Kubadbile) Macallinka cusub ee kooxda Liverpool Brendan Rodgers ayaa u yeeranaya wiilka garabka ka dheela ee Lazar Markovic oo amah loogu diray kooxda Fenerbahce ee dalka Turkiga ka dhisan.

Read More »

Lavezzi oo heshiis la gaaray Barca

0 Tuesday October 20, 2015 - 11:24:10
Wararkii u dambeeyay ayaa sheegaya in kooxda Barcelona ay la heshiisay Laacib kale oo kasoo jeeda Dalka Argentina, kaasoo Saaxiib dhow la ah Messi.

Read More »

Man City oo ku biirtay raadinta Krychowiak

0 Tuesday October 20, 2015 - 10:33:24
Daily Telegraph ayaa Maanta Boggiisa hore ku daabacay in ay kooxda Man City ku biirtay Loollanka lagu raadinayo Laacibka wacdaraha ka dhigay Horyaalka Spain ee Krychowiak.

Read More »

Ancelotti: Arsenal mar hore ayey ka hartay Champions League 2015/16

0 Tuesday October 20, 2015 - 10:17:44
Ancelotti oo heshiis la galay Goal.com si uu ula falanqeeyo Champions League, waxaa uu sheegay in Arsenal ay horay uga dhacday Champions league, Labada Lugood ee Bayern Munich, ayadoon Gunners weli guul arag ayaa ah Sababta aysan ku gaari karin 16-ka.

Read More »

Klopp: waan Aaminsanahay Sturridge 100%

0 Tuesday October 20, 2015 - 09:51:54
Liverpool Macallinkeeda Cusub, Klopp ayaa waxaa uu aad kalsooni ugu qabaa Laacibka Sturidge, kaasoo keeni kara natiijo fiican Anfield.

Read More »

Messi & CR7 oo hoggaaminaya Ballon d'Or Tartankiisa, yaa kale oo ku jira 23-ka xiddig ee Loollamaya?

0 Tuesday October 20, 2015 - 09:51:10
Labada Laacib ayaa heysta muddo kooban gudaheed 7 mar Abaal marintan, haddana waxaa ay ka mid yihiin kuwa ugu cad-cad 23-ka Laacib ee isugu soo haray Tartankeeda.

Read More »

Falanqeynta Arsenal Vs. Bayern Munich, maxaadan ka ogeyn Kulanka?

0 Tuesday October 20, 2015 - 08:59:09
Arsenal ayaa doo dhoweyn doonta Bayern Munich Group F kulan ka tirsan Champions League Caawa, waxayna dooneysaa in ay kasoo kabato Laba qasaare oo ay ku furatay Tartanka.

Read More »

Wenger: Waan garanayaa sida loo joojin karo Lewandowski

0 Tuesday October 20, 2015 - 08:59:03
Kooxda Bayern Munich Weeraryahankeeda ayuu hseegay Tababaraha Faransiiska ah in ay xakameyn doonaan, kulanka Talaadada ee Labada Kooxood dhex mari doona.

Read More »

Yaya Toure doorkii uu ku lahaa 2013/14, hadda ma muuqdaa?

0 Monday October 19, 2015 - 19:29:48
Manchester City booskeeda dhexe Yaya Toure ayaa la sheegay in uu hoos u dhac ku yimid bandhiggiisii Xagaa ka hor, sida warbaahinta Britain ay qorayaan.

Read More »

Radamel Falcao oo gool kasta dhallintiisa ku helay £2.6m xilli Ayeeyadiis ay dood ka qabto

0 Monday October 19, 2015 - 18:34:17
(Kubadbile) Radamel Falcao oo weerarka uga dheela kooxda Chelsea ayaa tan iyo imaanshihiisa horyaalka EPLka ku qaatay gool weliba uu dhaliyo lacag dhan 2.6m, laakiin weli Ayeeyadiis ayaa dood ka qabta in wiilkeedu aanu helin fursad wacan uu ku dheelo waqti badan.

Read More »

Chelsea oo heleysa badalka Eden Hazard

0 Visits: 228 | Monday October 19, 2015 - 16:56:22
(Kubadbile) - Kooxda Chelsea ee dalka ingiriiska ayaa diirada saaratay laacibka kooxda PSG ee Javier Pastore kaas oo ka cabanaya kaydka lagaliyo kulamada qaar.

Read More »

Bayern Munich oo London gaartay ka hor 24 saac waqtigii la filayay

0 Monday October 19, 2015 - 15:01:17
(Kubadbile) Kooxda kubadda cagta Bayern Munich ayaa diyaar u ah kulanka adag ee tartanka Uefa Champions League ay ku wejahayso kooxda Arsenal, Iyadoo 24 saacadood ka hor waqtigii la sugayay gaartay magaaladda London.

Read More »

Jan Vertonghen oo la dhacsan saaxiibkiisa Spurs Dembele

0 Monday October 19, 2015 - 14:38:14
(Kubadbile) Laacibka kooxda Tottenham iyo qaranka Belgium Jan Vertonghen ayaa amaanay saaxiibkiisa kooxda iyo qarankaba Mousa Dembele.

Read More »

Pedro oo la qabsan la' EPL, Sababtu maxay tahay?

0 Monday October 19, 2015 - 11:38:43
Laacibka dalka Spain ayaa weli la qabsan la' Blues tan iyo August ma uusan dhalin goolashii laga filan karay.

Read More »

Chelsea oo hoggaamineysa Kooxaha doonaya Pastore

0 Monday October 19, 2015 - 11:27:14
Chelsea ayaa shaaca ka qaadday in ay amaah ku dooneyso Laacibka Dalka Argentine iyo kooxda PSG Pastore.

Read More »

Karim Benema: 'Kuma biirayo Arsenal'

0 Monday October 19, 2015 - 11:12:01
Real Madrid Weeraryahankeeda Karim Benzema ayaa sheegay in uusan ku biireyn kooxda Arsenal marka ay furanto daaqadda kala gadashada Ciyaartoyda.

Read More »

Neymar oo heshiiska u kordhinaya Barcelona

0 Monday October 19, 2015 - 11:11:56
Barcelona Xiddiggeeda Neymar ayaa ku qanciyey Taageerayaasha Kooxdiisa in uu sii joogayo Camp Nou meeshan ka saaray ka mid noqoshada Manchester United.

Read More »

Arsene Wenger: oo Wacad ku maray in ay Weerar ku harqin doonaan Bayern Munich

0 Monday October 19, 2015 - 10:41:36
Arsene Wenger ayaa sheegay in Arsenal ay kaliya ciyaari doonto "Bandhigga sarreeya" taasoo ay Gunners ku garaaci karto Bayern Munich kulanka Emirates ee Champions League oo ay rajadooda kusoo Nooleyn doonaan.

Read More »

Radamel Falcao oo isaga tagaya Chelsea

0 Monday October 19, 2015 - 09:27:29
(Kubadbile) - Weeraryahanka Chelsea Radamel Falcao ayaa diyaar u ah in uu isaga dhaqaaqo kooxda Mourinho bisha Janaayo.

Read More »