Ligue 1

PSG oo iibineysa Cavani imisaa laga siin doonaa Man Utd?

0 Saturday December 05, 2015 - 09:10:57
Kooxda Old Trafford ayaa dalab gaar ah gaarsiisay xiddigga Uruguay ee weerarka ka ciyaara L'Equipe ayaa ku warrantay in £32 million lagu siin doono Man United xiddiggan.

Read More »

Xavi Hernandez oo ka hadlay laacibka uu u arko inuu u qalmo hanashada Ballon d'Or

0 Friday December 04, 2015 - 15:07:46
(Kubadbile) Cristiano Ronaldo, Lionel Messi iyo Neymar Jr. ayaa isugu soo haray hardanka loogu jiro hanashada abaal marinta laacibka dunida ugu fiican oo la bixin doono 16ka bisha inagu soo fool leh ee Janaury.

Read More »

Natiijooyinka Kulamadii xalay laga ciyaaray Koobabka Waddamada Yurub

0 Thursday December 03, 2015 - 07:21:14
Naatiijooyin u wanaagsan kooxaha qaar kuwana ka ilmeysiiyay ayaa waxaa ay xalay ka dhaceen qaaradda Yurub, waxaana tartamada dhacay ka mid ahaa Ligue 1 Faransiiska, Copa Italia, Del Rey iyo Capital One Cup-ka England.

Read More »

Kulamada laga ciyaari doono Koobabka, Ligue 1, Capital One Cup, Copa Italia iyo Del Rey & Saacadaha la ciyaari doono

0 Wednesday December 02, 2015 - 09:58:19
Kulamo ka tirsan Tartamada Yurub ee kala duwan ayaa la ciyaari doonaa, waxaana laga kala dheeli doonaa Talyaaniga, Ingiriiska, Faransiiska iyo Isbeyn.

Read More »

Chelsea oo ku dhibtooneysa iibinta Falcao

0 Tuesday December 01, 2015 - 12:37:42
(Kubadbile) Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa dhib ku qabta iibinta Radamel Falcao oo qaab amaah ah kula jooga kooxdan.

Read More »

Messi oo ka hadlay mudnaanta Suarez ee Ballon d'Or

0 Tuesday December 01, 2015 - 06:52:00
(Kubadbile) Lionel Messi ayaa Neymar Jr. iyo Cristiano Ronaldo ku wehlin doona loolanka loogu jiro hanashada abaalmarinta Ballon d'Or isagoo abaalmarintan hanashadeeda kusoo daray Suarez.

Read More »

Thiago Silva oo doonaya inuu mustaqbalkiisa kubadda cagta kusoo gebagabeeyo PSG

0 Sunday November 29, 2015 - 00:24:41
(Kubadbile) Thiago Silva ayaa qirtay inuu doonayo jecelyahayna dheelidda kubadda cagta inuu kusoo idleeyo kooxda uu iminka hogaamiyo ee Paris Saint-Germain.

Read More »

Alex Teixeira oo yiri Mourinho ayaa I yiri igula soo biir Chelsea

0 Saturday November 28, 2015 - 15:05:09
Shakhtar Donetsk Weerarkeeda marna Booska dhexe loo adeegsado Alex Teixeira ayaa xaqiijiyey in Chelsea ay lasoo xiriirtay.

Read More »

Aqrsio Kulamada Maanta ee qaaradda Yurub iyo Saacadahaha la ciyaarayo

0 Saturday November 28, 2015 - 09:09:31
(Kubadbile)-Kulamam o ka tirsan horyaalda waa weynh ee qaarada tyurub ayaa maanta iyo caawa ka dhici doona , Man United ayaa booqan doonta Leicester City kulanka loolanka hogaanka horyalka, Italy waxa ugu dag kulanka MIlan iyo sampadoria , Halka Spain kulanka ugu xiisahah badan uu dhex mari doonao kooxaha…

Read More »

Cayaartoyda u tartami doonta kooxda ugu wanaagsan kubadda cagta oo la soo saaray

0 Thursday November 26, 2015 - 16:00:37
(Kubadbile) FIFPro oo xiriir la leh FIFA ayaa so saartay 55 cayaaryahan oo laga soo dhex xulan doono 11ka ugu fiican ee garoon wada geli kara.

Read More »

Aubameyang oo hogaaminaya gooldhalinta Yurub, Ronaldo & Messi ayaa horay u doonayay kabta Dahabka ah

0 Tuesday November 24, 2015 - 11:36:23
Laacibka dalka Gabon ayaa dhaliyey goolal ka badan kuwa ay dhaliyeen Robert Lewandowski, Alex Teixeira iyo Jamie Vardy.

Read More »

Alaba, Totti & Xiddigaha Champions League Ganaax iyo dhaawac ku seegaya Toddobaadkan "Sawirro"

0 Monday November 23, 2015 - 17:40:00
Laacibka dadabka Bidix ee difaaca uga ciyaara Bayern Munich ayaa seegi doona kulanka Olympiakos halka Roma xiddiggeedu uu isna waayi doono kulanka Barcelona.

Read More »

Lavezzi oo yiri ku biirista Barcelona waa riyo rumowday

0 Thursday November 19, 2015 - 08:56:16
Dhammaadka heshiiska uu kula joogo Paris Saint-Germain isagoo ka raad-raacaya ayuu sheegay in uu ku faraxsanyahay ka mid noqoshada Kooxda Barcelona.

Read More »

Real Madrid oo midkood iibineysa Ronaldo & Bale, Keebaa Sahlan?

0 Wednesday November 18, 2015 - 11:34:49
Real Madrid ayaa gadi doonta midkood Labada Laacib eek ala ah Cristiano Ronaldo iyo Gareth Bale Xagaagan billowgiisa sida ESPN lagu baahiyey.

Read More »

Barcelona oo hogaamineysa loolanka loogu jiro Ezequiel Lavezzi

0 Tuesday November 17, 2015 - 20:13:35
(Kubadbile) Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa lasoo werinayaa inay hogaamineyso loolanka loogu jiro weeraryahanka aan cagaha buuran ku taagneen ee kooxda Paris Saint-Germain iyo qaranka Arjantiin Ezequiel Lavezzi.

Read More »

Warbixin: Chelsea oo isha ku heysa Edinson Cavani

0 Monday November 16, 2015 - 10:55:31
Chelseaayaa wararku sheegayaan in ay aad ugu dhowaaneyso SaxiixaEdinson Cavani oo mustaqbalkiisa Paris Saint-Germain la sheegayo in uusan Dhammeystirneyn.

Read More »

Real Madrid: C. Ronaldo qiimihiisu waa £80m

0 Monday November 16, 2015 - 08:13:45
Real Madrid ayaa shaaca ka qaadday in aan lagu iibsan karin, Cristiano Ronaldo - lacag ka yar tii ay kasoo bixisay 2009-kii, waxaana lagu qiimeeyay £80m.

Read More »

FA: Kulankii England vs France looma Hakin doono Weerarkii Paris

0 Sunday November 15, 2015 - 09:22:55
Xiriirka Kubadda Cagta ee Dalka England FA waxaa ay sheegeen in aan loo hakin doonin Kulankii xulkoodu la qaadan lahaa Faransiiska, wuxuuna kulankaasi ka dhici doonaa Wembley keddib weeraradii Jimcaha ee Paris.

Read More »

PSG oo tiri Real Madrid qaadashada Hazard waa inoo Dagaal

0 Thursday November 12, 2015 - 05:52:56
Horyaalka France kooxda heysata ee Paris Saint-Germain ayaa so bandhigtay dagaal ay la geleyso dhiggeeda Real Madrid si xagaaga danbe Chelsea llooga raarido qaadashada Eden Hazard.

Read More »

Zlatan Ibrahimovic oo marki 10-aad ku guulaystay Laacibka sanadka dalka Sweden+Sawirro

0 Tuesday November 10, 2015 - 23:05:03
(Kubadbile)- Laacibka kooxda Paris Saint Germain iyo Xulka Sweden Zlatan Ibrahimovic ayaa marki tobonaad ku guulaystay ciyaaryahanka ugu wanaagsan Ciyartoyda dalka Sweden ee kubadda Cagta

Read More »