Uefa Champions League

Falanqeynta kulanka Barcelona vs. Roma, yaa ganaaxan, dhaawacan, Safafka, Garsoorka & Warar kale

0 Tuesday November 24, 2015 - 09:31:07
Barcelona ayaa sameyn doonta waddo kasta oo ay uga guuleysan karto kooxda dhiggeeda ah ee Roma, kulan Champions League ee caawa oo Talaado ah dhacaya.

Read More »

Falanqeynta kulanka Arsenal vs. Dinamo Zagreb, Arsenal haddii laga badiyo ama garab dhac xataa waa ay hareysaa!!!

0 Tuesday November 24, 2015 - 08:36:37
Arsenal iyo Dinamo Zagreb ayaa ku kulmi doona Emirates caawa ciyaar ka tirsan Champions League.

Read More »

Alaba, Totti & Xiddigaha Champions League Ganaax iyo dhaawac ku seegaya Toddobaadkan "Sawirro"

0 Monday November 23, 2015 - 17:40:00
Laacibka dadabka Bidix ee difaaca uga ciyaara Bayern Munich ayaa seegi doona kulanka Olympiakos halka Roma xiddiggeedu uu isna waayi doono kulanka Barcelona.

Read More »

Juventus oo weyn doonta adeegga Evra & Hernanes kulanka Manchester City

0 Sunday November 22, 2015 - 19:42:28
Labada Laacib ayaa seegi doona kulanka Champions league ee Arbacada, kaasoo ka dhici doona magaalada Turin.

Read More »

Manchester City oo aan ganaax muteysan doonin xilli qaladaad ay sameeyeen

0 Friday November 20, 2015 - 14:21:20
(Kubadbile) Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa taageerayaasheedu buuq iyo orin badan sameeyeen xilli ay socotay astaanta Uefa, bilowgii bishan iyadoo ay ka qeyb qaadaneysay tartanka Uefa Champions League.

Read More »

Arsenal oo aan cabsi ka qabin booqashada kooxaha Yurub

0 Wednesday November 11, 2015 - 14:07:19
(Kubadbile) Arsene Wenger oo hogaamiya kooxda Arsenal ayaa tibaaxay inaanay wax baqdin ah ka qabin kooxaha Yurub ee tartamada Yurub ay isku wejahaan.

Read More »

VIDEO: Tebiye Ciyaareed oo Hurday isagoo Tebinaya CL, Real vs PSG, keddibna Shaqada laga Eryay!!!

0 Saturday November 07, 2015 - 17:03:43
Dong Lu ayaa ahaa tebiyaha kulan u dhexeeyay Real iyo PSG kaasoo ay badisay Real oo kaliya dhalisayna 1 gool, Dong, waa 46-jir, waa shiineys lagu tix geliyo tebinta oo ka tirsanaa Tv-ga LeTV oo markii dambena laga eryay inta uu Hudo la quuriyey isagoo toos ciyaar u tebinaya.

Read More »

Klopp oo wacad ku maray inuu sii wadayo guulaha uu Yurub kaga soo hoynayo Reds

0 Saturday November 07, 2015 - 14:41:57
(Kubadbile) Jurgen Klopp maareeyaha kooxda Liverpool ayaa wacad ku maray in kooxdiisa Liverpool ay sii wadi doonto guulaha ay ka gaarayaan tartamada Yurub.

Read More »

Wenger oo Safi doona Koscielny Kulanka Tottenham, aaway Bellerin?

0 Friday November 06, 2015 - 14:00:02
Arsenal ayaa waxaa ay soo safi doontaa Laacibka Difaaca dhexe ka ciyaara ee Koscielny kulanka Tottenham, keddib Fashilkii ka dhacay booska uu banneeyay da'yarka Bellerin, ciyaartii Bayern Munich ee Champions League.

Read More »

Sterling: Tayo ayaan ka helay Man City si ka duwan Liverpool

0 Thursday November 05, 2015 - 18:36:46
Laacibka Dalka England u dhashay ayaa waxaa uu ka hadlay markii u horreysay Faraqa u dhexeeya Kooxdiisii hore ee Reds iyo Tan hadda uu ka tirsanyahay ee Man City.

Read More »

Benitez: Waxaan rajeynayaa in Ronaldo uu sidiisii kusoo Laabto Kulanka Sevilla

0 Thursday November 05, 2015 - 18:36:09
Tababare Rafa Benitez ayaa waxaa uu cadaadis ku saarayaa Laacibka Kooxda Real Madrid ee Cristiano Ronaldo in uu soo ceshado Bandhiggiisii Kulanka Sevilla ee Axadda.

Read More »

PSG oo ku kalsoon in ay Ronaldo ka bixiso £100m

0 Thursday November 05, 2015 - 13:23:40
Paris Saint-Germain ayaa waxaa ay dooneysaa in ay Kooxda Ingiriiska ah ee Man Utd kula dagaallanto Saxiixa Laacibka Booska weerarka ka ciyaara ee Ronaldo.

Read More »

Diiradda Juventus: Ma waxaa dhammaaday Waqtigii Allegri?

0 Thursday November 05, 2015 - 12:10:44
Haddii kooxda Juventus 2015/16 ay ku fashilanto mar kale guul ay ka gaarto Serie A xagaagan waxaa su'aali saarantahay Shaqada Macallin Allegri.

Read More »

Verratti oo seegi doona Kulamada Xulka Talyaaniga

0 Thursday November 05, 2015 - 12:10:35
Italy iyo Paris Saint-Germain booskooda dhexe Marco Verratti ayaa lumin doona kulamada uu xulkiisu ciyaari doono.

Read More »

Bayern oo sida daadka oo kale ugu fatahday Arsenal +Sawirro

0 Thursday November 05, 2015 - 01:16:21
( Kubadbile)- Kooxda Bayer Munich ayaa garoonkeeda Aiensa Arena ku marti gelisay kooxda Arsenal kulanki afaraad e koobka horyaalda Yurub Group E ee koobka horyaalada Yurub waxayna kaga adkaatay 5-1.

Read More »

Lauren Blanc oo diiday inuu saxaafadda u sheego xantii Ronaldo dhegta ugu reebay

0 Wednesday November 04, 2015 - 18:38:47
(Kubadbile) Warbaahinta ayaa isku dayday inay wax ka ogaato xan uu dhegta uGu sheegay C.Ronaldo tababaraha PSG Lauren Blanc markii uu soo idlaaday kulankii dhexmaray kooxaha Real Madrid iyo PSG.

Read More »

Paul Scholes oo dhaleeceeyay jiliinka badan ee Young

0 Wednesday November 04, 2015 - 14:45:13
(Kubadbile) Laacibkii hore ee Manchester United Paul Scholes ayaan la dhacsaneyn istuut tuurka iyo isyeelyeelka wiilka garabka uga dheela Manchester United Ashley Young.

Read More »

Xaqiiq: Arsene Wenger oo iska diiday inuu qaato Guardiola oo cayaaryahan Arsenal jecel ahaa

0 Wednesday November 04, 2015 - 14:41:46
(Kubadbile) Arsene Wenger layliyaha kooxda Arsenal ayaa sheegtay in Pep Guardiola uu 14 sano kahor doonayay inuu kusoo biro Arsenal kana hoos shaqeeyo Arsene isaga oo ah cayaartoy Gunners metela.

Read More »

Aguero oo bartiisa bulsheed ku amaanay saaxiibadiisa kooxda

0 Wednesday November 04, 2015 - 14:39:09
(Kubadbile) Manchester City weeraryahankeeda Sergio Aguero ayaa amaan ugu qubeeyay cayaartoyda ay koox wadaaga yihiin kaddib guushii ay ka gaareen kooxda Sevilla kulankii xalay.

Read More »

Van Gaal muxuu ka yiri bedelkii uu ku sameeyay Martial???

0 Wednesday November 04, 2015 - 11:40:16
(Kubadbile) Manchester United maareeyaheeda Louis van Gaal ayaa difaacay bedelkii uu ku sameeyay wiilka reer Faransa Anthony Martial kulankii xalay ay ka badiyeen CSK Moscow.

Read More »