Suuqa

Chelsea oo Zlatan keenaysa PremierLeague-ga

0 Saturday August 15, 2015 - 16:34:55
Kooxda Chelsea ayaa waxa ay dareemeysaa in naadiga ay u baahan tahay weeraryahan dheeri ah waxa ayna hadda u weecatay sidii ay u soo iibsan laheyd weeraryahan inta uusan suuqa xirmin.

Read More »

Kooxaha Dalka Turkiga oo ku dagaalamaya Fellani

0 Saturday August 15, 2015 - 16:25:09
Labada kooxood ee kala ah Galatasaray iyo Fenerbahce ayaa waxa ay shegeen in iyaga ay diyaar u yihiin ku dagaalanka heshiiska kooxda Man United looga iibsanaayo Marouane Fellaini.

Read More »

Pedro iyo Baglia oo ku wajahan Man United

0 Saturday August 15, 2015 - 16:00:43
Kooxda Barcelona weeraryahankeeda Pedro iyo naadiga Lazio ciyaaryahankeeda qadka dhexe ka ciyaara Lucas Biglia ayaa lasoo sheegayaa in ay ku wajahan yihiin kooxda Man United.

Read More »

"Garry Neville: Maamul Xumo Baahsan ayaa kajirta Manchester United

0 Saturday August 15, 2015 - 12:00:12
Laacibkii hore kooxda Manchester United Garry Neville ayaa weeraray siyaasadda kooxda Macnhester United dhanka maamulka.

Read More »

11-Xaqiiqo Oo aadan Hore U Ogayn Ka Baro Laacibka Cristiano Ronaldo.

0 Thursday August 13, 2015 - 22:17:52
1-Ronaldo waxa uu leeyahay Eey uu aad u jecel yahay Magaciisa la yiraahdo "Maruska".

Read More »

Real Madrid Oo Ka Baxday Heshiiskii Ay Ku Dooneysay David de Gea

0 Thursday August 13, 2015 - 11:53:23
Real Madrid ayaa lasoo sheegayaa in ay ka baxday heshiiskii ay kaga dooneysay kooxda Manchester United goolhaye David de Gea ,waxa ayna ku wargalisay goolhayaheeda Keylor Navas in uu yahay goolhayaha koowaad ee kooxda.

Read More »

Sergio Ramos Oo Ka Mid Noqon Doono Ciyaartooy Isniinta Lasoo Bandhigi Doono

0 Thursday August 13, 2015 - 11:27:46
Ciyaaryahanka Sergio Ramos ayaa waxa uu qeyb ka noqon doonaa ciyaartooyda kooxda Real Madrid ee maalinta Isniinta ah laga saxiixi doono heshiiska cusub ee kooxda ugu danbeyn.

Read More »

Kooxda Tottenham Oo Si Rasmi Ah Ula Soo Wareegtay bill Clinton

0 Thursday August 13, 2015 - 11:19:03
Kooxda Tottenham ayaa waxa ay cadeysay in ay lacag dhan £12 Milyan oo gani ku soo iibsan doonto ciyaaryahanka Clinton N'Jie ka hor inta aysan todobaadka soo socda booqan kooxda Stoke horyaalka Premier League.

Read More »

Zlatan Ibrahimovic Oo Ka Ciyaari Doono Dal Aan Laga Fileyn

0 Thursday August 13, 2015 - 10:12:53
Kooxda Paris Saint-Germain weeraryahankeeda Zlatan Ibrahimovic ayaa waxa uu ku dhawaaqay in uu ku faraxsan yahay ka ciyaarista horyaalka MLS ee dalka Mareykanka Mustaqbalka dhaw.

Read More »

Juvetus oo ku dhaw Saxiixa Ramires

0 Wednesday August 12, 2015 - 17:03:20
Chelsea star Ramires set to join Juventus, according to reports from Italy Kooxda Juventus ayaa waxa ay u soo weecatay la wareegista ciyaaryahanka kooxda Chelsea qadka dhexe ugu ciyaara Ramires ka dib markii ay ku guuldareysatay heshiiska Julian Draxler.

Read More »

Hubaal : Stoke city oo dhameystirtay saxiixa xidiged cusub ee Xherdan Shaqiri

0 Tuesday August 11, 2015 - 23:06:16
Stoke City ayaa xaqiijisay inay lasoo saxiixatay ciyaaryahanka garabka kaga ciyaaro Inter Milan ee Xherdan Shaqiri kaas oo aad loola xiriirnayay mudooyinkan.

Read More »

Romagnoli oo tijaabada caafimaad u maraya AC Milan

0 Monday August 10, 2015 - 19:52:12
(Kubadbile) Daaafaca Roma Alessio Romagnoli ayaa ka soo tagay xulka ay da'dooda ka hooseyso 21-jirada si uu tijaabada caafimaad ugu maro AC Milan.

Read More »

Juvetus oo sare u qaaday qiimaha y ku doonayso Draxler

0 Monday August 10, 2015 - 14:12:39
Kooxda kubadda cagta Juventus ayaa sare u qaaday qiimihii ay ku doonaysay Julian Drexler, iyadoo dhanka kale lala xiriirinayo Mario Gotz iyo Ilkay Gundogan.

Read More »

Chelsea oo laga soo diiday dalabkii ay ku rabtay Baba Rahman

0 Sunday August 09, 2015 - 06:39:40
Chelsea waxa ay ku soo hungowday dalabkii ugu horeeyey ee ay ka gudbisay daafaca kooxda Augsburg .

Read More »

Everton iyo Tottenham oo isku haysta Honda

0 Saturday August 08, 2015 - 14:15:03
Labada kooxood ee kala ah Everton iyo Tottenham ayaa si rasmi ah waxa ay u shaaciyeen in ay doonayaan sidii kooxda Milan kaga soo iibsan lahaayeen ciyaaryahanka u dhashay dalka Japan ee qadka dhexe kaga ciyaara Keisuke Honda.

Read More »

Man Utd oo dalab xooggan u dirtay lucas Baglia

0 Saturday August 08, 2015 - 14:07:59
Kooxda Manchester United ayaa waxa ay shaacisay I qiimo dhan €30 milyan oo Euro ku dooneyso ciyaaryahanka kooxda Lazio qadka dhexe ugu ciyaara Lucas Biglia, balse kooxda Ac Milan ayaa iyadana xiiseeneysa.

Read More »

Jose Mourinho oo Hshiis Dheer lagalay Chelsea

0 Saturday August 08, 2015 - 01:39:43
Tababaraha kooxda kubada cagta Chelsea ee dalka Ingiriiska Jose Mourinho ayaa qandaraaska u kordhiyay kooxdiisa kadib markii uu heshiis waqti dheer ah la galay.

Read More »

BREAKING: DE GEA Laga Saray Kooxda Ka hortageesa Tottenham

0 Friday August 07, 2015 - 12:11:08
Degdeg Vaan Gaal la kulmay Madaxda Naadiga Maxuu kala hadlay

Read More »

Maxaa ka jira in Pedro uu heshiis la gaaray Man United?

0 Visits: 425 |
Xiddiga garabka uga dheelo Barcelona iyo Spain Pedro Rodriguz ayaa la soo warinaaa in uu heshiis shaqsiyaeed la gaaray kooxd uu leyliyo Lois Van Gaal.

Read More »

Milkiile kamid ah kooxda Ansenal Oo Qirtay in kooxdu U baahan tahay Hal-ciyaar yahan oo Qura

0 Thursday August 06, 2015 - 13:48:16
"Alisher Usmanov" waa mid kamid ah milkiilayaasha kooxda Arsenel , waxaanuu sheegay in kooxdu u baahan tahay weerar yahan dhalin kara goolasha fursad kastana ka faa'idayn kara.

Read More »