Suuqa

Maxaa ka jira in Pedro uu heshiis la gaaray Man United?

0 Visits: 508 |
Xiddiga garabka uga dheelo Barcelona iyo Spain Pedro Rodriguz ayaa la soo warinaaa in uu heshiis shaqsiyaeed la gaaray kooxd uu leyliyo Lois Van Gaal.

Read More »

Milkiile kamid ah kooxda Ansenal Oo Qirtay in kooxdu U baahan tahay Hal-ciyaar yahan oo Qura

0 Thursday August 06, 2015 - 13:48:16
"Alisher Usmanov" waa mid kamid ah milkiilayaasha kooxda Arsenel , waxaanuu sheegay in kooxdu u baahan tahay weerar yahan dhalin kara goolasha fursad kastana ka faa'idayn kara.

Read More »

Kooxda Man United Oo Kursiga Keydka Ah Galineysa Ciyaaryahanka David De Gea

0 Thursday August 06, 2015 - 10:00:42
Wararka laga helaayo dalka England ayaa waxa ay sheegayaan in ciyaaryahanka David De Gea in uu kursiga keydka ah ka gali doono kooxdiisa Manchester United kulankan ugu soo horeeya ee horyaalka Premier League.

Read More »

Dani Alves Oo Qaatay Lambarkii Xavi iyo qaabka loo xiranayo Lambarada Barcelona

0 Thursday August 06, 2015 - 08:58:17
Ciyaaryahanka Dani Alves ayaa kooxda Barcelona waxa ay ku abaal marisay in sanadkaan uu qaadan funaanada ay ku qoran tahay No 6 waxa uuna ka dhaxlay Xavi Hernandez oo isaga tagay kooxdiisa sanadooyin badan ka dib.

Read More »

Barceelona oo ku dhaw Saxiixa Gerson

0 Wednesday August 05, 2015 - 22:27:52
Aabaha dhalay laacibka khadka dhexe ee Fluminense Gerson ayaa qiray in uu dagaal u dhexeeyo kooxaha Barcelona iyo Roma oo ku aadan saxiixa wiilkiisa.

Read More »

Juventus Oo Heshiis La Gaartay Ciyaaryahanka Siqueira

0 Wednesday August 05, 2015 - 11:52:05
Kooxda Atletico Madrid ayaa lagu soo waramayaa in ay aqbashay in qiimo dhan €9 milyan oo Euro ay kaga iibiso kooxda Juventus ciyaaryahankeda lagu magacaabo Guilherme Siqueira.

Read More »

Roma Oo Dalab Rasmi Ah U Dirsatay Mid Ka Mid Ah Laacibiinta Real Madrid

0 Wednesday August 05, 2015 - 10:51:13
Kooxda Roma ayaa waxa ay si rasmi ah kaga dalbatay kooxda Real Madrid in qaab amaah ah lagu siiyo ciyaaryahan u dhashay dalka Portuguese ee dhanka bidix ee daafaca ka ciyaara Fabio Coentrao.

Read More »

Bale oo gool Layaab leh ka dhaliyay kooxdiisi Hore Tottenham koobka Audi Cup 2015

0 Tuesday August 04, 2015 - 23:01:04
Kooxda Real Madrid ayaa usoo guddubtay fiinaalka tartanka Audi cup kadib marki ay 2-0 ku dhdarbaaxdady kooxda tottnham.

Read More »

Lionel Messi Oo Lagu Dhaliilay Booqasho Uu Ku Tagay Dalka Gabon

0 Tuesday August 04, 2015 - 01:57:02
Laacibka kooxda Barcelona Lionel Messi ayaa la kulmay eedeyn kaga timid ururka u dooda danaha dadka aduunka ee loo yaqaan Human Rights Foundation (HRF)., kadib markii uu dhawaan tagay laacibkaan dalka Gabon , isagoo halkaasi dhagax dhigay garoon la dhisayey kaasoo ka mid noqonaya martigaliyaasha koobka…

Read More »

Arsenal oo ku garaacday naadiga Man United saxiixa ciyaaryahanka Virginia

0 Monday August 03, 2015 - 21:48:54
Kooxda Arsenal ayaa waxa ay ku garaacday naadiga Manchester United saxiixa ciyaaryahanka kooxda Benfica goolka u qabta Joao Virginia,sida maanta ay qoreen jaraa'idyada.

Read More »

Manchester United oo ganaaxday Di Maria waa maxay sabata

0 Visits: 553 | Saturday August 01, 2015 - 01:22:10
kooxda ManchesterUnited ayaa ciyaaryahankeeda Angel D imaria ku ganaaxday laba todobaad Mushaarkiisa in laga jaro , wax lagu tilmaamay ficiladii ugu dambeeyay ka hor inta uusan wiilka reer Argetine dhamaystirin u wareegistiisa Paris Saint Grmain

Read More »

Rasmi :Jovetic oo ku biiray Kooxda Inter

0 Visits: 512 | Saturday August 01, 2015 - 00:15:15
Kooxda Intermilan ee dalka talyaaniga ayaa heshiis la gaartay weeraryahanka dalka Montanegro ee kooxda ManchesterCity Steven Jovatic .

Read More »

Zlatan: kooxdayga Xigta waa mid lala yabai doono

0 Visits: 578 | Friday July 31, 2015 - 02:32:07
Weeraryahankan kooxda Paris Saint Germain ee dalka faransiiska Zlatan Ibrahimovic ayaa sheegay in kooxdiisa xigta ay "Noqon doonto mid si weyn loloa yaabo, isagaoo galaya sanadkiisi ugu dambeeyay qandaraaska uu kula jiro Paris.

Read More »

Wax Ka Ogow CiyaartoydaSanadkan kusoo biirtay iyo kuwa katagay kooxaha Serie-da Talyaaniga

0 Visits: 722 | Friday July 31, 2015 - 01:22:40
Kooxaha kubada cagta Horyaalka Talyaaniga aya sanadkan si wanaasgan uga dukaamaysanaya qaarada yurub iyadoo lasoo baxeen waji cusub oo dhaaqalo ah.

Read More »

Kooxda Manchester City Oo Chelsea Kula Soo Biirtay Doonista John Stones

0 Visits: 483 | Friday July 31, 2015 - 00:40:51
Kooxda Manchester City ayaa waxa ay si layaab leh kooxda Chelsea kula soo biirtay loolanka loogu jiro ciyaaryahnka daafaca kaga ciyaara kooxda Everton ee lagu magacaabo John Stones.

Read More »

Manchester United Oo Kooxda Lazio Ka Soo Iibsaneysa Laacibka U Dhashay Argentina

0 Visits: 403 | Thursday July 30, 2015 - 12:10:14
Kooxda Manchester United ayaa waxa ay si rasmi ah u shaacisay in ay bartilmaameedsaneyso ciyaaryahanka Lucas Biglia oo qadka dhexe ugu ciyaara kooxda Lazio ee dalka Talyaaniga.

Read More »

DEG DEG: Mario Gomes oo Ku biiray Beshiktas

0 Visits: 521 | Thursday July 30, 2015 - 08:54:43
Kooxda kubada cagta Beshiktas ee dalka turkiga ayaa xaqiijisay in ay la waregtay wraryahankan kooxda Fiorantina Mario Gomes.

Read More »