Afrika

Ciyaaraha degmooyinka gobaka Banadir oo maanta la soo geba gabeynayo

0 Visits: 421 | Friday August 28, 2015 - 11:41:55
(Kubadbile) Kama dambeynsta ciyaaraha degmooyinka waxaa isku soo haray degmooyinka Waaberi iyo Boondheere, oo ah labao degmo ku xifaal tama ciyaaraha kubbada cagta.

Read More »

Degmada Boondheere oo u soo baxday Fiinaalka TartankaDegmooyinka+Sawirro

0 Tuesday August 25, 2015 - 20:01:41
(Kubabbile) Degmada Boondheere ayaa usoo gudubtay fiinaalka tartanka kubadda cagta Degmooyinka gobolka Banaadir 2015 kadib markii ay galabta ka adkaatay degmada Heliwaa.

Read More »

Boondheere iyo Heliwaa oo ku balansan Semi finaalka Tartanka degmooyinka

0 Tuesday August 25, 2015 - 11:10:14
(Kubadbile) Degmooyinka Boondheere iyo Heliwaa ayaa galabta ku balansan semi finaalka tartanka kubadda cagta degmooyinka Gobolka Banaadir 2015.

Read More »

Horyaalka kubada gacanta: kooxda Horseed oo garaacday Feero

0 Tuesday August 25, 2015 - 08:28:49
(Kubadbile) Kooxaha kubadda Gacanat Horseed iyo Feero ayaa ku kulmay garoonka Wiish kulan katirsan horyaalka kubadda Gacanta ee Wiilasha.

Read More »

DegmadaWaaberi oo usoo baxday Fiinaalka Tartanka Degmooyinka (Daawo Sawirro Qurxoon)

0 Monday August 24, 2015 - 23:43:22
(Kubadbile) Degmada Waaberi ayaa usoo gudubtay Finalka tartanka kubadda cagta degmooyinka gobolka Banaadir kadib markii ay guul ka gaartay Degmada Wadajir.

Read More »

Tartanka ciyaaraha Fudud degmoyinka Gobolka Banaadir oo Muqdisho ka Furmay+Sawiro

0 Sunday August 23, 2015 - 23:49:53
(Kubadbile) Tartanka ciyaaraha Fudud degmoyinka Gobolka Banaadir oo Muqdisho ka Furmay+Sawiro

Read More »

Daawo Guushii Mo Farah ordoka 10,000 horyaalka Aduunka

0 Sunday August 23, 2015 - 12:13:57
Kubadbile) Orodyahanka Mo Farah oo u orda Great Britain ayaa ku guulaystay orodka 10,000 Mtr ee ciyaaraha horyaalka aduunka ciyaaraha fudud.

Read More »

Daawo Sawiradda Heliwaa oo usoo Gudubtay Semi Finalka Tartanka Degmooyinka

0 Saturday August 22, 2015 - 00:32:51
Degmada Heliwaa ayaa usoo gudubtay afar-dhamadka tartanka kubadda cagta degmiyinka gobolka Banaadir kadinb markii ay ka adkaaday degmada kaxda.

Read More »

Dekedda iyo I.L.S oo Galabta Kubalasan Garoonka Wiish kulanka Derbiga kubadda Gacanta

0 Friday August 21, 2015 - 00:52:20
Iyado Si Xiiso leh uu horyaalka kubadda gacanta uga socdo garoonka wiish waxaa galabta kubalansan kooxaha kubadda Gacanta Dekedda iyo I.L.S.

Read More »

Kulan katirsan wareegga Siddeeda tartanka degmooyinka oo Maanta la ciyaarayo

0 Friday August 21, 2015 - 00:27:08
Waxaa Maanta lagu wadaa in garoonka Banaadir lagu soo gebagabeeyo kulamada wareegga Sideeda tartanka kubadda cagta tartanka degmooyinka gobolka Banaadir.

Read More »

Waaberi oo garaacday Warta Nabadda una soo gudubtay semi finalka tartanka degmooyinka +Sawirro

0 Thursday August 20, 2015 - 22:51:18
Degmada Waaberi ayaa ka adkaatay dhigeeda warta Nabadda kulan ka tirsan wareegga sideeda tartanka degmooyinka goboka Banaadir oo galabta ka dhacay garoonka Banaadir.

Read More »

Kubadda Gacanta : Nationlink iyo Feero oo Ciyaar Cajiib ah ku dhex martay Garoonka Wiish+sawirro

0 Wednesday August 19, 2015 - 14:37:46
Kooxaha kubadda Gacanta Nationlink iyo Feero ayaa shalay galab ku kulmay garoonka Wiish kulanki todobaad ee horyaalka kubadda Gacanta Wiilsha 2015.

Read More »

Wadajir oo garaacday Hodon una soo gudubtay afardhamaadka tartanka degmooyinka.+Sawirro

0 Wednesday August 19, 2015 - 12:25:03
Degmada Wadajir ayaa garaacday dhigeeda Hodon oo ay ku kulmeen wareega sideeda tartankakubada cagta degmooyinka gobolka Banaadir.

Read More »

Daawo Video-gan: Samuel Eto'o oo la yaab ka dhigay dalka Turkiga

0 Wednesday August 19, 2015 - 11:43:58
Xiddiga Samuel Eto'o ayaa la yaab ka dhigay horyaalka Turkiga kadib markii uu dhaliyay laba gool oo caalami ah kooxdiisa cusub ee "Antalyaspor", waxaanuu ka qeyb qaatay guushii kooxdiisu ay ka gaartay kooxda kale ee " Istanbul Bachak" horyaalka Turkiga .

Read More »

Daawo Sawiradda: Degmada Waaberi oo wacdaro ku dhigtay Xamar Jajab

0 Tuesday August 18, 2015 - 20:13:20
Degmooyinka Waaberi iyo Xamar Jajab ayaa ku kulmay garoonka Banaadir kulan kala bax ah kadib markii ay labada degmo isku dhibco noqdeen kulamdii Group D.

Read More »

Kubadda Gacanta: Heegan oo garaacday I.L.S+Sawirro

0 Tuesday August 18, 2015 - 14:58:25
Kooxaha kubadda Gacanta Heegan iyo I.L.S ayaa shalay galab ku kulmay garoonka Wiish kulan ka tirsan horyaalka kubada Gacanta Wiilasha.

Read More »

Kulanka Xamar Jajab iyo Waaberi oo go'aan laga soo saaray xiliga la cayaarayo

0 Monday August 17, 2015 - 22:57:37
Kulan ay maanta isugu yimaadeen Guddiga isboortiga gobolka Banaadir ayaa wa oo looga hdlayay go'aanki kooxaha isku dhibcaha noqday ee tartankadegmooyinka gobolka Banaadir ayaa laga soo saaray qodobo kala duwan oo quseeya degmooyinka Xamar Jajab iyo Waabari oo kuwda Jiray Group D.

Read More »

Horumarka kubada cagta dalka oo farxad geliyay wasiirka Isboortiga

1 Monday August 17, 2015 - 00:49:17
Soomaaliya waxay kasoo gudubtaya qalalaasihii, waxaana jirta rajo aad u weyn oo dhanka horumarka ah, iyadoo kubada cagta dalka Soomaaliya ay hada si buuxda ugasoo kabsatay dhawaacyadii ka dhashay in ka badan 24 sano oo amaan darro iyo dagaalo ay dalka ka jireen.

Read More »

Soomaaliya oo Ka qayb Galaysa Shirwanaha Ciyaaraha Fudud Caalamka+Sawirro

0 Sunday August 16, 2015 - 23:35:02
Masuuliyiin ka socota xiriirka Soomaaliyeed ee ciyaaraha Fudud ayaa maanta ka duulay garoonka Diyaradaha Aaden Cadde iyagoo kusii jeeda Magaalada Beijing ee dalka Shiinaha.

Read More »

Tartanka degmootinka Xamar jajab oo guul gaartay iyo Group D oo weli aan lagukala bixin

0 Sunday August 16, 2015 - 22:52:38
Degmooyinka Xamar Jajab iyo Kaxda ayaa ku kulmay garoonka kubbadda cagta ee Banaadir kulan ka tirsan ciyaaraha kubadda cagta degmooyinka gobalka Banadir.

Read More »