Afrika

Gos Xaflad oo Soo dhawayn ah usameysay Ciyaartoyda Xulka Qaranka Cayaaraha Fudud+Sawirro

0 Tuesday September 22, 2015 - 01:32:59
(Kubadbile)Guddiga Olombikada Soomaaliyeed ayaa xaflad Soo dhaweyn iyo dhiira gelin isugu jirtay u sameeyay Ciyaartoyda Xulka qaranka Ciyaaraha Fudud ee ka qeyb galay All African games ee ka dhacay dalka congo.

Read More »

Gos oo kulan la qaadatay Golaha Abwaanaanada Soomaaliyeed+Sawirro

0 Friday September 18, 2015 - 23:31:32
(Kubadbile) Guddiga Olombikada Soomaaliyeed (GOS) ayaa kulan la qaatay Golaha Abwaanada Soomaaliyeed (GAS), waxaana kulankan kasoo qeyb galay Guddoomiyaha Gos Cabullaahi Axmed Tarabi , Xubno katirsan Guddiga Fulinta Gos, Guddoomiyaha Golaha Abwaanada Max'ud Cabdullahi Ciise Sangub kuxigeenadiisa…

Read More »

Daawo sawiradda: Heegan oo dubatay kooxda feero

0 Friday September 18, 2015 - 12:19:16
Kulan ka tirsan Wareega labaad ee Horyaalka kubbada Gacanta ayaa waxaa isku food saaray Wiilasha Heegan iyo Feero ciyaar xiiso badan oo ay labad dhinac ku soo bandhigeyn garoonkaWiilash .

Read More »

Kooxaha Britain oo sadaqo u uruurin doona dadka magan-galyo doonka ah

0 Thursday September 17, 2015 - 17:29:07
(Kubadbile) - Kooxaha Britain ee ka qeyb galaya Champions League iyo Europa League waxa ay sadaqo ugu deeqi doonaan qaxootiga Yurub soo galaya.

Read More »

Yaya Toure Oo Ka Hadlay Qaabkii Ay Kaga Badisay Kooxda Juventus

0 Wednesday September 16, 2015 - 09:48:48
(Kubadbile) Kooxda Manchester City ciyaaryahankeeda qadka dhexe ugu ciyaara Yaya Toure ayaa waxa uu sheegay in kooxda Juventus ay tahay kooxda nasiib badan ka dib guuldaradii xalay 2-1 ee koobka Champions League.

Read More »

Horseed iyo feero oo ciyar xiiso Leh ku yeeshay Garoonka Wiish+Sawirro

0 Tuesday September 15, 2015 - 18:44:40
(Kubadbile) kooxda kubadda Gacanta feero iyo horseed ayaa ku kulmay garoonka wiish kulan ka tirsan wareega labaad ee horyaalka kubadda gacanta

Read More »

DEG DEG: Dhagayso : Cayaaryaahan Soomaaliyeed oo Caawa u tartamaya fiinaalka orodka 1500 mtr ee cayaaraha all African Games.

0 Monday September 14, 2015 - 19:48:28
(Kubadbile) Cayaaarayahanka xulka qaranka Cayaaraha Fudud ee dalkeena Soomaaliya Cali Iidoow Xasan ayaa caawa u taramda Fiinaalka orodka 1500 Mtr ee ciyaaraha All African Games .

Read More »

Ciyaartooyda Xulka Qaranka Ciyaaraha Fudud Oo Caawa ordi doona Ciyaraha All African games ee dalka Congo ka soconaya+Sawirro

0 Visits: 565 | Sunday September 13, 2015 - 15:53:42
(Kubadbile) Ciyaartooyda xulka cayaaraha ee dalka Soomaaliya ee ka qeyb galaya ciyaraha all Africcan Games ee ka dhacaya dalka Congo ayaa caawa ordi doona .

Read More »

Horyaalki 28-aa Kubadda Laliska oo Garoonka Wiish Ka furmay+Sawirro

0 Sunday September 13, 2015 - 15:50:47
(Kubadbile) Horyaalkja 28-aad e kubadda Laliska ayaa ka furmay garoonka Wiish ee Magaalada Muqdisho waxanaa xaflada furitanka kasoo qeyb galay masuuliyiinta ka socotay Wasaradda Dhalinyarda iyo isboortiga , Gos, Xiriirada kubadda Kolayga Gacanta ciyaraha fudud marti sharaf kale.

Read More »

Soomaaliya Oo Ka Qeyb gashay Shirwaynaha Xiriirka Doomaaha Caalamka +Sawirro

0 Visits: 471 | Saturday September 12, 2015 - 01:28:28
(Kubadbile) Xiriirka Soomaliyeed ee Doomaha ayaa ka qeyb galay Shirweynaha Xiriirka Doomaha Caalamka oo lagu qabtay Magaalada Chamberye, France., waxaan Soomaaliya uga qeyb galay Guddoomiyaha xiriirka doomaha Saciid Maxamed Maxamuud Xeyd iyo kaaliyahiisa Liibaan Nuur.

Read More »

Heegan oo Guul kubiloway wareegga Labaad ee Horyaalka Kubadda Gacanta+Sawirro

0 Friday September 11, 2015 - 15:05:21
(Kubabile) Kooxda Kubadda Gacanata Heegan ayaa kuu guul ku bilowday Wareega labaad e Horaaylki 16-aad kubadda Gacanta kulan ay garoonka Wiish kula qaadatay kooxda Gaadiidka.

Read More »

Emmanuel Adebayor oo aan mar danbe looga yeeri doonin qaranka Togo sababta bal wax ka ogow

0 Visits: 305 | Wednesday September 09, 2015 - 14:46:23
(Kubadbile) Laacibka weerarka uga dheela kooxda kubadda cagta ee Tottenham iyo xulka qaranka Togo ayaan kulan danbe u safan dooonin qarankiisa Togo.

Read More »

Horyaalki 6-aad Gabdhaha Kubadda Gacanta Oo Maanta Ka Furmaya Garoonka Wiish

0 Wednesday September 09, 2015 - 08:56:30
(Kubadbile) Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda Gacanta ayaa maanta garoonka Wiish ku daahfuraya horyaalki 6-aad ee gabdhaha kubadda Gacanta.

Read More »

Ocean Stars to camp in Addis Ababa prior to World Cup qualifier

0 Tuesday September 08, 2015 - 14:37:25
(Kubadbile) Somalia's National football squad [the Ocean Stars], will camp in the Ethiopian capital, Addis Ababa, for a month ahead of their first leg of the preliminary round of 2018 World cup qualifiers in October.

Read More »

Xulka Qaranka Kubadda Cagta Oo Dadlka Ka Amba baxay Yaa Safray Yaase Laga tagay +Sawirro

0 Visits: 1508 | Tuesday September 08, 2015 - 13:30:30
(Kubadbile) Xulka qaranka kubaddda Soomaaliya ayaa maanta ka ambaxay garoonka diyaaradaha Aaden Cadde ee Magaalaa Muqdisho iyagoo kusii jeeda Magaalaa Adis- Ababa ee Dalka ethiopia oo ay ku ciyaari doonaan lugta hore ee isreebreebka koobka aduunk sanadka 2018 lagu qaban doono dalka Ruushka.

Read More »

Kooxda Heegan oo guul kusoo xertay wareegga Koowaad ee Horyaalka Kubadda Gacanta+Sawirro

0 Visits: 457 | Tuesday September 08, 2015 - 13:00:00
Kooxda Kubadda Gacanta Heegan ayaa guul kusoo afmayrtay kulankii ugu dambeeyay wareegga Koowaa ee horyaalka kubadda Gacanta Wiilsha kaddib marki ay ka akaatay kooxda Gaaiidka.

Read More »

Xulka qaranka Kubadda Cagta oo Xaflad heer sare lagu sagootiyay +Sawirro

0 Visits: 1079 | Sunday September 06, 2015 - 23:55:00
(Kubadbile) Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda cagta ayaa xaflad heer sare oo lagu sagootinayay ciyaartoyda xulka qaranka maanta muqddisho ku qabtay waxaana kasoo qayb galay Wasiirka Dhalinyarada iyo Isoortiga Maxamed Cabddulaahi Xasan Nuux , Wasiirk arimaha gudaha iyo Federaalka C/raxmaan Odawaa, Guddoomiyaha…

Read More »

Afar Garsoore Oo Somali Ah Oo Dhex Dhaxaadisay Kulankii Ghana iyo Rwanda +Sawiro

0 Visits: 738 | Sunday September 06, 2015 - 19:10:55
(Kubadbile) garsoorayaal Soomaaliyeedd ayaa dhex dhexaadiyay kulanki Ghana iyo Rwanda oo katirsanaa Group-Hee isreebreebka koobka qaaraa africa ( Afcon,

Read More »

Xaflad lagu lagu soo xerayay tartankii jamacadaha oo lagu bixiyay abaalmarino aan horey loo arag oo ka dhacday muqisho+Sawirro

0 Visits: 540 | Sunday September 06, 2015 - 18:48:16
(Kubadbile) Munaasabadan oo lagu bixinayay abaalmarinada kooxihii kaalmaha hore ka galay ayaa waxaa kasoo qayb galay Wasiirka Dhalinyarada iyo Isboortiga, Maxamed Cabdullaahi Xasan Nuux, Gudoomiyaha Ururka Haweenka qaranka Batuulo Axmed Gabale, masuuliyiin kasocotay Guddiga Olombikaa Soomaaliyeed, xiriirka…

Read More »

Drogba Oo Gool Dhalintiisa Ku Furay Sadexley Horyaalka MLS Ee Dalka Mareykanka.

0 Visits: 420 | Sunday September 06, 2015 - 11:10:31
(Kubadbile) Laacibka reer Ivory Coast ee Didier Drogba ayaa gool dhalintiisa horyaalka MLS-ka ku furay sadexley isagoo ka dhaliyay kooxda la yiraahdo Chicago Fire , isagoo laacibku ku hogaamiyay kooxdiisa guul 4-3 ah.

Read More »