Uero

Germany oo usoo gudbay wareega Siddeeda Euro 2016

0 Visits: 255 | Sunday June 26, 2016 - 21:10:16
(Kubadbile)- Xulka qaranka kubada cagta Germany ayaa usoo gudbay wareega siddeeda koobka qaramada qaaradda Yurub 2016, marki ay saddex gool iyo waxxba kaga adkaatay Republic of Ireland.

Read More »

France oo garaacday R.Irlenad oo 10 ciyaaryahan ku ciyaareysa, Griezmann oo ahaa geesiga France

0 Sunday June 26, 2016 - 18:53:01
(Kubadbile)- Xulka France oo marti gelinaya koobka Uero 2016 ayaa 2-1 kaga adkaaday xulka $epublic of Ireland ciyaar ka dhacday Stade des Lumieres.

Read More »

Garooraha Reer Turkey Cunayt Cakir Oo Loo Magacabay Garsooraha Dhex Dhexaadin kulanka Spain iyo Italia

0 Sunday June 26, 2016 - 17:10:56
(Kubadbile)-Maalinta isniinta waxaa geesaha is galin doono xulka qaranka Talyaniga ee lagu naaneyso Azzuri iyo dhigooda La Roja Spain waxana xiriirka Uefa ku dhawaaqeen Afarta Garsoore ee dhex dhexaadin doono kulankaan ugu adag wareega 16.

Read More »

Shaxda Rasmiga kulanka France iyo Irlenad oo la shaaciyay

0 Visits: 362 | Sunday June 26, 2016 - 15:10:53
(Kubadbile)- Waxaa goor dhaw la shaciyay shaxda Rasmia ee ay garoonka kusoo gali doonaan dalalka France iyo Ireland.

Read More »

Russia oo Xaqiijisay is Casilaadda Macallin SLUTSKY

0 Sunday June 26, 2016 - 14:13:46
Leonid Slutsky oo 45-jir ahaa ayaa banneeyay Shaqadii Tababarenimo ee xulka Russia keddib jabkii kasoo gaaray Euro 2016, xulkiisa ayaa xaqiijiyay.

Read More »

Xulka Poland oo noqday xulkii ugu horeeyay ee gaara wareega 8dhamaad Euro2016

0 Visits: 234 | Saturday June 25, 2016 - 19:17:43
Xhaka oo sabab u noqday Swisska inee iskaga haraan Euro2016 kadib marku ka qasaariyay rigooro

Read More »

Peter Shilton: Ronaldo uma Damaanad qaadi karo Portugal in ay meel fiican ka gaaraan Euro 2016

0 Visits: 672 | Saturday June 25, 2016 - 10:36:20
Cristiano Ronaldo ma'ahan midka Portugal ka caawin kara in ay meel wanaagsan ka gaaraan Euro 2016, sida uu qabo goolhayihii hore ee England Peter Shilton oo digaya.

Read More »

Falanqeynta Kulanka Croatia iyo Portugal, Ronaldo iyo xulkiisa oo Imtixaan maraya caawa

0 Visits: 808 | Saturday June 25, 2016 - 01:33:48
(Kubadbile)-Xulalka Crotia iyo Portugal ayaa caawa ciyarai doona kulanka saddexaad e wareega 16-ka Euro 2016.

Read More »

Wales iyo Notherland oo is haya, Bale xulkiisa magayn karaa Wareega 8-da?

0 Visits: 599 | Saturday June 25, 2016 - 00:46:46
(Kubadbile)- Dalalka wales iyo Northern Ireland oo kujira dalalka British-ka ayaa isaga hor imaa doona wareega 16-ka koobka qaramada qaaradda yurub Uero 2016.

Read More »

Falanqeyn : Switzerland iyo Poland oo isku dhaggan, Lewondowski xulkiisa ma usoo saari kara wareega Siddeeda

0 Visits: 566 | Saturday June 25, 2016 - 00:12:10
(Kubadbile)-Waxaa galabta kulanak ugu horeeya wareega 160ka koobka qaramada Yurub (Euro 2016) yeelan doona dalalka Switzerland iyo Poland.

Read More »

Baro 10 Dhacdo oo taariikhi ah oo Wareega Group-ka Uero 2016 laga sameeyay

0 Visits: 1670 | Thursday June 23, 2016 - 20:33:09
(Kubadbile)- Iyado dhawaan uu soo idlaaday wareega Group-ka koobka qaramada Yurub 2015-16 ayay Shabakada Goal.com waxay soo bandhigtay 10 dhacdo oo taariikha oo laga bartay wareega hore.

Read More »

Uefa oo soo saartay 11 ciyaaryahan ee ugu wanaagsanaa wareega Groupa Uero 2016 +Sawirro

0 Visits: 1344 | Thursday June 23, 2016 - 14:50:01
(Kubadbile)-Xiriirka kubada cagta qaaradda Yurub (Uefa) ayaa soo saaray 11 ciyaaryahan ee ugu wanaagsan wareega Groupka koobka qaramada Yurub.

Read More »

Aqriso Isku Aadka wareega 16-ka Euro iyo Waqtiga la ciyaarayo

0 Visits: 1218 | Thursday June 23, 2016 - 10:02:18
(Kubadbile)- Waxaa xalay dalka faransiiska lagu soo gebogabeeyay wareega Group-ka koobka qaramada qaaradda Yurub 2016.

Read More »

Ronaldo oo Portugal usoo saaray wareega 16-ka xilli uu Record cusub u dhigay Ciyaaraha Euro

0 Thursday June 23, 2016 - 09:23:56
(Kubadbile)-Kabtanka Xulka Portugal Ronaldo ayaa xulkiisa usoo saaray wareega 16-ka marki laba gool udhaliyay.

Read More »

Petr Cech oo Rikoor aan loo baahneyn ka sameeyay Euro, Muxuu yahay?

0 Visits: 380 | Wednesday June 22, 2016 - 14:54:13
Czech Republic ayaa ku haray qeybta Guruubyada, Petr Cech ayaana tartanka kala laabtay weji fool xun.

Read More »

Arda Turan: Kuwaa I Faquuqay Hooyadeyna dartood ayey u Ooysay!!!

0 Visits: 563 | Wednesday June 22, 2016 - 10:28:54
Turkey kabtankooda Arda Turan ayaa shaaca ka qaaday in kuwa Cunsuriyadda kula dhaqmay isaga ay ka ooyiyeen Hooyadiisna.

Read More »

Modric oo Sabab u ahaa Rigooradii laga qabtay Ramos Xalay, sidee?

0 Visits: 931 | Wednesday June 22, 2016 - 10:28:49
Croatia goolhayaheeda Danijel Subasic ayaa shaaca ka qaaday in uu adeegsaday waanada Luka Modric oo siiyay qishka uu ku badbaadiyay Rigooradii Sergio Ramos.

Read More »

Falanqeynta Italy iyo Ireland

0 Wednesday June 22, 2016 - 10:02:48
(Kubadbile)- Italy ayaa horey u xaqiijisay booskeeda koowaad iyo wareega 16-ka waxayna la ciyaarayaan Irland oo u baahan guul u horseedi karta in ay usoo baxaan wareega 16-ka.

Read More »

Croatia oo guuldaro taariikhi ah dhadhan siisay Spain kuna qasabatay in ay Wajahaan Italy

0 Wednesday June 22, 2016 - 00:23:10
(Kubadbile)-Xulka Croatia ayaa kaalinta koowaad Group D kaga soo baxay kadib markii ay garaaceen xulka daafacanaya koobka Euro ee Spain

Read More »

Falanqeynta Poland iyo Ukraine

0 Tuesday June 21, 2016 - 11:21:50
(Kubadbile) 21 Juun 2016

Read More »