America

Messi oo kusoo laabtay Xulkiisa guulna u horseeday isreebreebka koobka adduunka

0 Visits: 303 | Friday September 02, 2016 - 10:18:30
Argentina- Jimco

Read More »

Messi oo caawa u ciyaaraya Qarankiisa, wajahayana Uruguay sidee?

0 Visits: 358 | Thursday September 01, 2016 - 12:41:09
Argentina macallinkooda Edgardo Bauza kuma uusan qancin hadal ay dhowaan soo saartay Barcelona oo ahaa in Lionel Messi uu dhaawac yahay, wuxuuna leeyahay wuu ciyaari doonaa kulanka Uruguay ee koobka Adduunka Caawa.

Read More »

Guul kuma aysan gaarin 33-Sano – Brazil ma iska dhaqi doontaa ceebta guuleed ee ka heysata Caasimadda Ecuador?

0 Visits: 500 | Wednesday August 31, 2016 - 09:44:59
Brazil ayaa Khamiista la billaaban doonta macallinkeeda cusub ee Tite oo kulankiisii ugu horreeyay ee uu xukunka hayo ka hor tegaya Ecuador is Reereebka Koobka Adduunka.

Read More »

Barcelona oo shaacisay Dhaawac soo gaaray Messi, Ilaa goormee Maqnaan doonaa?

0 Visits: 586 | Tuesday August 30, 2016 - 07:24:32
Lionel Messi ayaa seegi doona kulanka is reereebka Koobka Adduunka ee xulkiisa Argentina uu wajahayo Uruguay iyo kan Venezuela keddib markii Barcelona ay arrintan Xaqiijisay.

Read More »

Robbie Keane oo ka Fariistay Ciyaaraha Caalamiga ah

0 Visits: 312 | Thursday August 25, 2016 - 10:07:36
Lacibka kooxda LA Galaxy ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay in uu ka fariistay kulamada caalamiga ah ee Qarankiisa, kuwaas oo uu soo xirayo kulanka Oman ee August 31 ay xulkiisu dheelayaan.

Read More »

Yaa kamida 23-ka ciyaaryahan ee uu ku dhawaaqay tababaraha xulka Brazil Leonardo Tite

0 Visits: 608 | Monday August 22, 2016 - 21:23:55
Brazil- Isniin

Read More »

Dhacdo Ugub ah, Tababare 93 xiddig ugu yeeray Qarankiisa si uu 2018 Koobka Adduunka ugu Gudbo!!

0 Visits: 731 | Saturday August 20, 2016 - 10:16:32
Angel Guillermo Hoyos ayaa isu diyaarinaya kulankiisa ugu horreeya ee qaranka Bolivia uu tababari doono, wuxuuna soo diyaariyay 93 laacib oo xulka qaranka laga xulayo.

Read More »

Rio Olympics, Kaalintee Mohamed Daud ka galay Tartankii 5000m?

0 Visits: 966 | Wednesday August 17, 2016 - 16:53:19
Tartanka Olombikada Adduunka ee ka soconaya dalka Brazil ayey Soomaaliya xoogaa Natiijo ka wanaagsan tii dhanka haweenka ka sameysay, marka aan ka hadalno sida uu Orodkaas kaalintiisa ugu Muujiyay Maxamed Daa'uud oo 5000m orday galabta.

Read More »

Man Utd oo £30m ku qaadaneysa Gabriel Barbosa

0 Visits: 312 | Tuesday August 16, 2016 - 10:43:19
MANCHESTER UNITED ayaa cadaadis xoog leh saareysa kooxihii kula tartamayay saxiixa Gabriel Barbosa oo ay hadda dhankeeda £30million ku keeneyso Old Trafford.

Read More »

Feeryahan ka qeyb gelaya Rio Olympics oo sameeyay dabbaal deggii Ronaldo caanka ku ahaa "Sawirro"

0 Visits: 456 | Monday August 15, 2016 - 09:13:15
Uzbekistan Feeryahan u dhashay Shakhram Giyasov, ayaa ah dhabtii, waa nin magac weyn leh sida Cristiano Ronaldo.

Read More »

Usain Bolt oo aan billadihii dahabka ahaa laga celin karin 100m iyo 200m intaba

0 Visits: 453 | Monday August 15, 2016 - 08:53:25
ISNIIN: Rio de Janeiro

Read More »

RIO Olympics, Nadal oo Gaaray semi-final keddib jabkii uu gaarsiiyay Bellucci

0 Visits: 225 | Saturday August 13, 2016 - 14:16:14
Aad ayuu uga sii fogyahay ciyaaryahan tennis, Rafael Nadal ayaa guul lala yaabay oo soo laabasho ku dheehneed ka gaaray Thomaz Bellucci oo uu ku garaacay Sad dhan 2-6, 6-4, 6-2, Taasoo gayeysiisay wiilka reer Mallorca in uu gaaro semi-final billad kale ayuu u keeni karaa Spain.

Read More »

Rio Olympics, Tebiye BBC ka tirsan: Britain waxay heshay Dahab, Denmark-na Qalin Halka Somalia ay heshay Doon, Ujeeddo aad ka caroon doonto!

0 Visits: 954 | Thursday August 11, 2016 - 16:45:41
Tebiye ka tirsan BBC Radio Cumbria ayaa gef cad u geystay xulka Somalia ku metelaya ciyaaraha Rio Olypics, waxaana taas ku raacay Jilaaga Caanka ah ee Risha Kapoor oo laga yaabo in aad Aflaantiisa Jeceshahay.

Read More »

Sara Ahmed, Muslimad, Masriyad, Carab iyo Afrikaan, Billaddii ugu horreysay ee Rio Olympics ayey dalkeeda u keentay

0 Visits: 1154 | Thursday August 11, 2016 - 10:52:24
Kubadbile.com--RIO DE JANEIRO: Gabadha Garaanka culus ee la qaado ku tartanta Sara Ahmed aad ayey ugu faraxsantahay in ay noqoto dhaddiggii ugu horreeyay ee ka socda dalkeeda ee billad caalami ah ka keena ciyaaraha Rio Olympic Games Arbacadii.

Read More »

Doonista Gabigol iyo Thiago Maia looma kala harin, Man Utd iyo Chelsea oo doonaya laacibiintan

0 Visits: 629 | Thursday August 11, 2016 - 10:20:17
Santos madaxweynaheeda Modesto Roma ayaa hadda la kulansan kooxo badan oo Manchester United, Chelsea iyo Atletico Madrid, ayaa doonaya labadaba Thiago Maia iyo Gabigol.

Read More »

Messi oo kusoo laabanaya Xulka Argentina

0 Visits: 288 | Friday August 05, 2016 - 11:02:10
Argentina- 5 Agoosto 2016

Read More »

In aad Galmo ka raadiso Messi waa sida Meyd adoo wax ka doonay, Xoana Gonzalez

0 Visits: 2509 | Tuesday August 02, 2016 - 11:25:32
Lionel Messi waa hab ciyaareed wacane Marka Garoonka Kubbadda Cagta lagu jiro.

Read More »

Usain Bolt oo Tartankii Noloshiisa ku gelaya Rio de Janeiro

0 Visits: 385 | Monday August 01, 2016 - 10:53:03
Marka la Ordayo 2016 Olympic Games bishan August 5-teeda, Usain Bolt ayaa noqon doona mid ka mid ah dadka ugu xawaaraha badan ee Tartami doona.

Read More »