Asia

Shaxda 11 cayaaryahan oo dunida ugu wanaagsan oo lasoo saaray

0 Monday January 11, 2016 - 21:19:29
(Kubadbiule)- Fifa ayaa soo saartay 11 cayaaryahan oo ugu wanaagsan sandkan 2015.

Read More »

Ma rumeysan doontid Quruxda Garoonka Olombikada Adduunka lagu qaban doono ee Japan 2020-ka "Sawirro"

0 Wednesday December 23, 2015 - 17:40:25
Garoonkan oo dhismihiisu billowday ayaa ku kici doona £825m Naqshad ahaan, Zaha Hadid qiimaha Mustaqbalka ee dhismihiisa lagu soo xiri karo waa, £1.35b.

Read More »

'Waayihii kubadda aan ku lug lahaa waa ay dhamaadeen'

0 Wednesday December 23, 2015 - 11:18:23
(Kubadbile) Madaxweynihii hore ee xiriirka kubadda cagta Adduunka Sepp Blatter ayaa cadeeyay in la joogo dhamaadka waayihii uu ku lug lahaan lahaa cayaaraha nooc walbe oo ay ahaadaanba.

Read More »

C. Ronaldo oo kulan la qaatay Agoon yar oo waalidkii ku dhinteen Qaraxyadii Beirut "Sawirro"

0 Tuesday December 22, 2015 - 08:17:20
Haidar waaliddiintiis waxaa ay ku dhinteen Labaduba, Qaraxyo ka dhacay magaalada Beirut bishii na dhaaftay ee November 12-keedii.

Read More »

Xiddig horay uga tirsanaa Man City iyo Brazil oo Xabsiga la dhigay, waa kuma, sababta? "Sawirro"

0 Monday December 21, 2015 - 10:00:17
Xiddiggii hore ee dalka Brazil iyo kooxda Man City ayey xabsiga dhigeen booliska Margao Police Station kulan ka tirsanaa Indian Super League oo eedeyn lagu helay.

Read More »

Falanqeynta kulanka: Barcelona v Guangzhou

0 Thursday December 17, 2015 - 11:38:04
Kulan ka tirsan Semifinal-ka koobka Kooxaha Adduunka ayaa waxaa uu ka dhici doonaa dalka Japan, waxaana uu ka mid yahay Ciyaaraha Xiisaha leh ee la daawan doono.

Read More »

Nasser Al Khulaifi Milkiilaha kooxda PSG oo noqday Madaxweynaha Xiriirka Asia ee …………..

0 Visits: 412 | Monday November 30, 2015 - 16:49:14
(Kubadbile) ninka reer Qatar ee Nasser Al Khulaifi milkiilaha kooxda PSG ayaa loo doortay Madaxweynaha Xiririka Tennis-ka ee Asia , doorashadii ka dhacday Sri Lanka .

Read More »

Madaxa Xiriirka K/cagta Nepal oo 10 sano laga Ganaaxay Ciyaaraha, Sababta?

0 Tuesday November 17, 2015 - 08:52:46
Ganesh Thapa, oo sidoo kale ahaa mid ka mid ah dadka ugu caansan Ciyaaraha Asia, ayaa la ganaaxay10 sano waxaana ciqaabtaas saaray Guddiga Fifa ugu qaabilsan la socodka Laaluush qaadashada.

Read More »

Warbixin: Ka hor 20-jirkeeda Jabhad ayey u dagaallameysay, keddib waxay Noqotay Orodyahanad Adduunku Addeeco "Sawirro"

0 Visits: 873 | Saturday November 07, 2015 - 16:34:50
Toban Sano ka hor Mira Rai Waxay aheyd Dagaalyahanad, waxaana raadineysay Dowladda Nepal. Hadda waa Orodyahanadda Dalka oo dhan ugu wanaagsan.

Read More »

Jessica Ennis-Hill oo loo magacaabay Haweeneyda Ciyaaraha ee 2015 "Sawirro"

0 Saturday November 07, 2015 - 09:11:29
Jessica Ennis-Hill oo waxaa loo aqoonsaday haweeneyda ugu wanaagsan Ciyaaraha ee Sanadka 2015-ka.

Read More »

Belgium oo Markii u horreysay Noqday Xulka K/cagta Adduunka ugu Sarreeya, yaa Hoos u dhacay yaase gudbay?

0 Thursday November 05, 2015 - 18:22:18
Markii ugu dambeysay ee lasoo cusbooneysiiyay 5 NOV 2015 / Marka xiga ee lasoo baahin doono 03 DEC 2015

Read More »

John Terry oo ka tegaya Chelsea, yuu ku biirayaa?

0 Visits: 392 | Monday October 26, 2015 - 11:40:58
John Terry ayaa la sheegay in uu ka tegayo kooxda Chelsea sida uu rumeysanyahay ninkii ay horay isku kooxda u ahaayeen ee Gianfranco Zola.

Read More »

Messi & CR7 oo hoggaaminaya Ballon d'Or Tartankiisa, yaa kale oo ku jira 23-ka xiddig ee Loollamaya?

0 Tuesday October 20, 2015 - 09:51:10
Labada Laacib ayaa heysta muddo kooban gudaheed 7 mar Abaal marintan, haddana waxaa ay ka mid yihiin kuwa ugu cad-cad 23-ka Laacib ee isugu soo haray Tartankeeda.

Read More »

Illeen Atoore Banooni ma yaqaan, Daawo Aktarrada Hindiga ah sida ay u ciyaaraan K/cagta "Video"

0 Visits: 844 | Wednesday September 30, 2015 - 18:34:45
Waxaan aad ula Yaabay Atoorayaal banooni Ciyaaraya oo Hindi ah, sida ay u badanyihiin uma macna badna, kulan xiiso leh oo Kubbadda Cagta ah daawo adaa yaabayee.

Read More »