Bundesliga

Aqriso Dhammaan Kulamada Horyaalada waa weyn ee Yurub iyo Saacadaha la ciyaarayo oo is bedelay

0 Sunday October 25, 2015 - 07:45:16
(Kubadbile) Waxaa maanta iyo caawa garoomada qaaradda yurub gaar ahaan shanta horyaal ee ugu waa weyn ka dhici doona kulamo ka tirsan horyaaladaas.

Read More »

Bayern oo Badisay Kulankeedii 1000-aad ee Horyaalka Germany & Natiijooyinka Kulamadii la ciyaaray ee Bundesliga

0 Visits: 420 | Saturday October 24, 2015 - 20:10:51
Kooxda Bayern Munich ee Horyaalka Bundesliga dalka Germany ayaa dhigtay Rikoor kale oo Horyaalkaas ah, markii ay badisay Kulankeedii 1000-aad ee Horyaalka inta uu jiray.

Read More »

Draxler oo lacag ka doorbiday Juventus inuu u dhaqaaqo

0 Friday October 23, 2015 - 19:09:08
(Kubadbile) Juan Draxler ayaa go'aan ku gaaray xagaagan inuu u dhaqaaqo kooxda Wolfsburg intii uu qaban lahaa horyaalka Serie-A oo aad loogu saadaalinayay inuu ku biirayo kooxda difaacaneysa ee Juventus.

Read More »

Maxay iska Shabahaan Madaxweyne Barack Obama & Jurgen Klopp Kulanka Rubin Kazan "Sawirro"

0 Thursday October 22, 2015 - 09:31:35
Liverpool ayaa wajihi doonta kooxda Russia ka socota ee Rubin Kazan tartanka Europa League Caawa, waxaana ay noqoneysaa Klopp oo markiisii u horreysay Liverpool ku hoggaamin doona Anfield.

Read More »

Warbixin: Qaabka Loo Kala Hogaaminaayo Gooldhalinta Koobka Champions League

0 Thursday October 22, 2015 - 09:26:34
(Kubadbile)Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa qaabka loo kala hogaaminaayo gooldhalinta koobka Champions League iyadoo lagu guda jiro marxalada Group-yada.

Read More »

Dhammaan Natiijooyinka Kulamadii Champions league ee xalay

0 Thursday October 22, 2015 - 08:32:24
Waxaan halkan idinkugu soo Gudbineynaa Dhammaan kulamadii Champions league ee xalay, Real oo Garab dhac gashay, Man Utd sidoo kale yaa badiyay?.

Read More »

Wenger: Sanchez waxaa ka muuqday Daal, kulankii Bayern!

0 Wednesday October 21, 2015 - 09:33:20
Tababaraha Kooxda Arsenal ayaa sheegay in uu aad u daallanaa Laacibka dalka Chile kulankii ay 2-0 uga badisay kooxdiisu Bayern Munich tartanka Champions League.

Read More »

Ancelotti: Arsenal mar hore ayey ka hartay Champions League 2015/16

0 Tuesday October 20, 2015 - 10:17:44
Ancelotti oo heshiis la galay Goal.com si uu ula falanqeeyo Champions League, waxaa uu sheegay in Arsenal ay horay uga dhacday Champions league, Labada Lugood ee Bayern Munich, ayadoon Gunners weli guul arag ayaa ah Sababta aysan ku gaari karin 16-ka.

Read More »

Messi & CR7 oo hoggaaminaya Ballon d'Or Tartankiisa, yaa kale oo ku jira 23-ka xiddig ee Loollamaya?

0 Tuesday October 20, 2015 - 09:51:10
Labada Laacib ayaa heysta muddo kooban gudaheed 7 mar Abaal marintan, haddana waxaa ay ka mid yihiin kuwa ugu cad-cad 23-ka Laacib ee isugu soo haray Tartankeeda.

Read More »

Falanqeynta Arsenal Vs. Bayern Munich, maxaadan ka ogeyn Kulanka?

0 Tuesday October 20, 2015 - 08:59:09
Arsenal ayaa doo dhoweyn doonta Bayern Munich Group F kulan ka tirsan Champions League Caawa, waxayna dooneysaa in ay kasoo kabato Laba qasaare oo ay ku furatay Tartanka.

Read More »

Wenger: Waan garanayaa sida loo joojin karo Lewandowski

0 Tuesday October 20, 2015 - 08:59:03
Kooxda Bayern Munich Weeraryahankeeda ayuu hseegay Tababaraha Faransiiska ah in ay xakameyn doonaan, kulanka Talaadada ee Labada Kooxood dhex mari doona.

Read More »

Bayern Munich oo London gaartay ka hor 24 saac waqtigii la filayay

0 Monday October 19, 2015 - 15:01:17
(Kubadbile) Kooxda kubadda cagta Bayern Munich ayaa diyaar u ah kulanka adag ee tartanka Uefa Champions League ay ku wejahayso kooxda Arsenal, Iyadoo 24 saacadood ka hor waqtigii la sugayay gaartay magaaladda London.

Read More »

Lewandowski: Yaan leyla meeldhigin Messi & Ronaldo

0 Monday October 19, 2015 - 11:36:13
Kooxda Bayern Munich Weeraryahankeeda ayaa sheegay in aysan isku meel imaan karin, isaga iyo Laacibiinta waayihii dambe ee Adduunka.

Read More »

Arsene Wenger: oo Wacad ku maray in ay Weerar ku harqin doonaan Bayern Munich

0 Monday October 19, 2015 - 10:41:36
Arsene Wenger ayaa sheegay in Arsenal ay kaliya ciyaari doonto "Bandhigga sarreeya" taasoo ay Gunners ku garaaci karto Bayern Munich kulanka Emirates ee Champions League oo ay rajadooda kusoo Nooleyn doonaan.

Read More »

Ancelotti oo Guardiola ka bedelaya shaqada Bayern Munich

0 Sunday October 18, 2015 - 18:23:45
(Kubadbile) Bayern Munich ayaa lasoo werinayaa inay indhaha ku hayaan inay lasoo saxiixdaan layliyihii hore ee Real Madrid Carlo Ancelotti iyadoo uu shaki ku jiro maamulaha kooxdan ka dhisan Allianz Arena Pep Guardiola oo laga yaabo inuu kooxda isaga dhaqaaqo.

Read More »

Bayern: Waa kooxdii u horreysay ee 9-ka Kulan ee u Horreeya Horyaalka Germany Badisay, Taariikhda

0 Sunday October 18, 2015 - 11:28:13
Bayern Munich ayaa badisay Dhammaan Kulamadii 9-ka ahaa ee u horreeyay Horyaalka Bundesliga xagaagan markii ay 1-0 uga badisay Werder Bremen, Rikoor kale oo weyn ayey dhigtay muxuu yahay?.

Read More »

Bayern oo la heshiisay Ancelotti

0 Sunday October 18, 2015 - 08:22:46
Bayern ayaa la sheegayaa in ay heshiis shaqsi ah la gaartay Macallinkii hore ee Kooxda Real Madrid Carlo Ancelotti.

Read More »

Taageereyaasha Bayern Munich oo ka biyo diidsan qiimaha tikidhada garoonka Arsenal. Masoo xadiri doonaan?

0 Saturday October 17, 2015 - 11:42:38
(Kubadbile) - Jamaahiirta Bayern Munich ayaa ugu baaqay saaxibaddood in aysan daawan shanta daqiiqo ee ugu horeeysay kulanka Champions League ee ay Emirates kula dheeli doonaan Arsenal sababo la xiriira Tikidhadda qiimehoodda oo sare loo qaaday.

Read More »

Breitner: Bayern ha siiso Go'aanka Mustaqbalkiisa Guardiola

0 Thursday October 15, 2015 - 09:06:49
Kooxda Bayern Munich Tababaraheeda ayuu heshiiskiisu ku egyahay Xagaagan, balse kooxda ayaa ka codsatay in uu la sii joogo.

Read More »

Muller oo Qosol Jees-jees ah ugu dhuftay Man Utd, keddib Dalabkeedii ku wajahnaa isaga!

0 Wednesday October 14, 2015 - 16:53:47
Germany weeraryahankeeda Thomas Muller ayaa aad u qoslay keddib Louis van Gaal oo isku deyay in uu isaga ka wado Bayern Munich Geeyana Manchester United.

Read More »