Uefa ueropa League

Europa League Final: Liverpool vs Sevilla, Yeysan Sheeko kugu dhaafin!

0 Wednesday May 18, 2016 - 12:13:27
Kama dambeysata Tartanka Europe League ee Qaaradda Yurub ayaa Caawa dhex mari doona Kooxaha Liverpool iyo Sevilla oo ka kala tirsan Waddamada England iyo Spain.

Read More »

Jurgen Klopp: Liverpool ha garaacdo Sevilla si ay xiddigaha hadda ugu biiraan Taariikhda kooxda "Sawirro"

0 Visits: 483 | Wednesday May 18, 2016 - 09:47:17
JURGEN KLOPP ayaa sheegay in laacibiinta dhallinyarada u badan ee kooxda Liverpool ay noqon karaan Taariikhyahanno kooxdu leedahay.

Read More »

Europa League Final-kii ugu xiisaha Badnaa Abid, 18-ka May 2016

0 Saturday May 14, 2016 - 11:33:25
Final-ka koobka labaad ee ugu muhiimsan kubada cagta Yurub ayaa la qabanayaa Arbacada nasoo Aaddan.

Read More »

Moreno: " Sevilla markii aan ka tagay waan ooyay hadda wadnaha ayaan joojinayaa"

0 Saturday May 14, 2016 - 08:42:30
(Kubadbile)-Daafaca Buuxa ee Naadiga Liverpool Alperto Moreno ayaa sheegay in markii uu ka tagayay Sevilla uu ooyay, isaga oo ka xun in uu ka tago Kooxda Sevilla.

Read More »

Origi iyo Henderson oo diyaar u ah Europa League final

0 Visits: 885 | Friday May 13, 2016 - 17:03:58
Jurgen Klopp ayaa isu diyaarinaya soo dhoweynta kabtanka kooxda Reds Jordan Henderson iyo gooldhaliye Divock Origi oo kulanka Europa League final ee kooxdani wajaheyso Sevilla diyaar u noqon doona.

Read More »

Villarreal oo caro galisay Klopp sababta ogoow?

0 Visits: 484 | Friday April 29, 2016 - 08:11:23
(Kubadbile)-JURGEN KLOPP ayaa sheegay in Liverpool ah beerdareeysay chance qurux badan xalay asiga oo ka hadlaaye guuldaradii waqtiga dhimashada la baday xalay. Laakiin waxaa uu yiri Anfieldka barakeeysana ku gaari karnaa Europa League finalkiisa.

Read More »

Maxaad ka taqaan kulanka Villarreal vs Liverpool? sheeko walba ka Ogow

0 Visits: 663 | Thursday April 28, 2016 - 12:17:43
Marcelino ayaa ka codsaday Villarreal in ay xushmad muujiyaan, looma baahna kala duwanaasho, iyagoo wajahaya kooxda 5-ta mar heysata European champion ee Liverpool taasoo si xooggan usoo socotay kulamadii dambe.

Read More »

Liverpool oo ganaax dusha uga ridday Mamadou Sakho, sababtu maxay tahay?

0 Saturday April 23, 2016 - 16:17:08
Mamadou Sakho ayey ganaax dusha uga tuurtay kooxdiisa Liverpool keddi markii uu ka gudbi waayay Tijaabadii Maandooriye ee xiddigaha la mariyay, wuxuuna ka ganaaxanyahay kulanka Newcastle.

Read More »

Da'yarta Chelsea oo ku guuleysatay koobka da'yarta Yurub+Sawirro

0 Tuesday April 19, 2016 - 12:35:09
(Kubadbile)-Da'yarta Chelsea ayaa ku guuleystay koobka da'yarta qaaradda yurub kadib marki ay 2-1 kaga adkaaday kooxda Paris Saint Germain ee dalka faransiiska.

Read More »

Deg-deg: Emre Can oo 6 toddobaad garoomada seegaya

0 Saturday April 16, 2016 - 14:42:17
Booska dhexe ee Liverpool ayaa seegaya Europa League semi-final kulamada ay kooxdu la ciyaareyso Villarreal keddib dhaawac kasoo gaaray kulankii Borussia Dortmund ee habeenkii Khamiista.

Read More »

Safkii Toddobaadkan ugu wanaagsanaa Europa League oo lasoo saaray

0 Friday April 15, 2016 - 11:01:41
Kooxdii ugu wanaagsaneyd ee laga soo xulay 8-da koox ee Toddobaadkan ka qeyb galay ciyaaraha Europa League ayaa la sameeyay iyadoo ay Kooxda Liverpool yeelatay xiddigaha ugu badan, markii ay 5 ka mid ah wiilasheedu kasoo muuqdeen Safka.

Read More »

Klopp oo Liverpool soo xasuusiyay waayihii Istanbul ee Champions League

0 Friday April 15, 2016 - 10:43:30
Seerigii dhammaadka ayaa dhacay, keddib ciyaar dhib badneyn oo 4-3 guul ah ay uga gaartay Borussia Dortmund ciyaaraha Europa League wareeggiisa 8da kooxood, dhab ahaantii wey u qalmeen taas.

Read More »

Goorma ayaa la samaynaya isku aadka Uefa Chamions League iyo Uefa Cup?

0 Visits: 230 | Friday April 15, 2016 - 09:46:16
(Kubadbile)-Iyadoo todobaadkan la soo gebagabeeyay wareegga siddeeda koobabka Champions League iyo Uefa ayaa maanta lagu wadaa in ay la sameeyo isku aadka wareega afar-dhamaadka labada koob.

Read More »

Klopp oo horumarinta Origi guntiga u xirtay

0 Thursday April 14, 2016 - 09:59:00
Laacibka da'da yare e Divock Origi ayaa bandhig heer sare ah muujiyay, keddib tababarka adag ee xerada Melwood, Tababare Klopp ayaa lagu sheegay ninka dhabarka ka riixaya Horumarka ifaya ee Laacibku sameynayo, laacibkan weerarka ah ayaa u dhaliyay Liverpool labadii kulan ee u dambeysay 3 gool.

Read More »

Yaa u soo bixi doona Semi finalka koobka Uefa ogoow kulamada caawa iyo Saacadda

0 Thursday April 14, 2016 - 02:19:31
(Kubadbile)- kulamo katirsan wareega siddeeda koobka uefa Europa League lugtiisa labaaad ayaa caawa ka dhici doona qaaradda.

Read More »

Klopp oo Ammaan dusha ka saaray Allen

0 Monday April 11, 2016 - 10:05:09
Liverpool tababaraheeda Jurgen Klopp ayaa waxaa uu Ammaan dusha ka saaray Joe Allen oo uu sheegayna in Europa League quarter-final kulanka ah uu ka hor tegi doono Borussia Dortmund.

Read More »

Yaad ka taqaan Safkii ugu Fiicnaa Europa League

0 Saturday April 09, 2016 - 10:56:31
Safkii Toddobaadka ee Europa League kooxdii ugu fiicneyd waa la soo saaray, dhaliyeyaasha Aritz Aduriz iyo Cédric Bakambu ayaa safdka gaaban kasoo muuqday.

Read More »

Aqriso Natiijooyinka kulamada Uefa Ueropa League

0 Friday April 08, 2016 - 01:35:34
(Kubadbile)- Waxaa la ciyaaray kulamadi koowaad ee wareega siddeeda koobka Uefa Uerpoa League.

Read More »

Falanqeynta Dortmund vs Liverpool, Klopp oo ka hortegaya Kooxdiisii hore

0 Thursday April 07, 2016 - 10:19:50
Kulanka ayaa ka mid ah kuwa xiisaha badan ee laga ciyaarayo Europa league, marka uu Jürgen Klopp isagoo wata Liverpool ka hor tago kooxdiisii hore.

Read More »

Liverpool oo 60-sano Rikoor u yiil Man Utd ka jebisay, Muxuu yahay?

0 Saturday March 19, 2016 - 09:48:16
Liverpool ayaa Taariikh Kooxeed oo heer Qaran ah u dhigtay Man Utd, kulankii Europa League ee labada Kooxood, waxayna noqotay kooxdii u horreysay ee reer England ah ee Manchester ka cirib tirta Koob Yurub ah muddo.

Read More »