Uero

Madaxweyne ku xigeenka UEFA oo ku hurdooday kulankii liitay ee xalay England vs Slovakia "Sawirro"

0 Visits: 612 | Tuesday June 21, 2016 - 10:58:39
Angel Maria Villar, Madaxweynaha Xiriirka Kubbadda Cagta Spain, ayaa u muuqday mid hurdaya, sawirkiisu waa midka u dhow Amiir William-ka dhaxal sugaha ka ah Boqortooyada Britain.

Read More »

Gareth Bale oo jebiyay Ricord 58-sano Jir ah!

0 Visits: 563 | Tuesday June 21, 2016 - 10:03:08
Gareth Bale ayaa halkiisa kasii weday dadaalka uu ku noqonayo Qalbadda soo kabashada kubbadda Cagta ee Wales.

Read More »

Wales oo u awood sheegatay Russia xilli Ingiriiska taakoo loo dhigay

0 Tuesday June 21, 2016 - 01:04:15
(Kubadbile)-Dalka Wales aya kaalinta koowaad kaga soo baxay Group B marki ay 3-0 ku dharbaaxday dalak Russia.

Read More »

Lix Xiddig oo laga Saaray Safka Xulka England ee wajahaya Slovakia, yaa ka mid ah?

0 Visits: 502 | Monday June 20, 2016 - 16:43:15
England macallinkooda Roy Hodgson ayaa is beddel muuqda kusoo sameeyay Safkiisa Caawa oo Isniin ah uu ku wajahayo Group B xulka ay kula jiraan ee Slovakia.

Read More »

Real Madrid oo wada hadal kula jirta Pogba

0 Visits: 298 | Monday June 20, 2016 - 13:14:04
Zidane iyo kooxdiisa Real Madrid oo doonaaya inee Pogba ku qanciyaan magalada Madrid

Read More »

Falanqeynta Kulanka Ugu Adag Group B England Vs Slovakia Roy Hodgson Oo Isbadal Ku Sameeyn Doono Shaxdiisa

0 Visits: 616 | Monday June 20, 2016 - 09:39:07
(Kubadbile)-Xulka England ayaa maanta oo isniin ah Magalada Saint Eten Dalka France kula ciyaari doona xulka qaranka Slovakia kuwaasi Oo Sedex Dhibcood Jeebka ku heeysta.

Read More »

France iyo Switzerland oo kasoo gudbay Group A xilli Albania ay guul taariikhi ah gaartay.

0 Visits: 252 | Monday June 20, 2016 - 00:42:05
(Kubadbile)-Dalka marti gelina koobka Euro France ayaa kaalinta koowaad uga soo baxay Group A, waxaan kusoo xiga oo iska soo xaadiray booska labaad dalak Switzerland, halaka ay muhiim oo Rajo gelisay ay heleen xulka Albania.

Read More »

Roy Keane: Waxaan Ahay Taagere Xulka Talyaaniga.

0 Sunday June 19, 2016 - 20:29:45
(Kubadbile)-Caawiyaha Macalinka Qaranka Republic of Ireland Horeyna u ahaa Captainkii hore Manchester United Roy Keane ayaa sheegay in markasta uu jecel yahay kubbadda qaranka talyaniga oo uu ku tilmaamay mid xisaabtan ah.

Read More »

Warbixin:Antonio Conte Oo Isbadal Weyn Ku Sameeyn Doono Shaxdiisa Kulanka Ireland

0 Sunday June 19, 2016 - 15:35:41
(Kubadbile)-Macalinka qaranka Dalka Talyaaniga Antonio Conte ayaa isbadal badal ku sameeyn doono shaxdiisa Waxana Inta Badan Uu Soo Xulan Doono Shax U Badan Kuwo uusan Horey u adeegsan.

Read More »

Man United oo Chelsea ka dulqadeysa daaafaca Juve Bonucci

0 Sunday June 19, 2016 - 14:49:29
(Kubadbile)-Macalinka kooxda Manchester United Jose Mourinho ayaa diyaar u ah inuu qatar u galo sidi uu kooxdiisi hore Cheslea uga dul qaadi lahaa daafaca kooxda Juventus Leonardo Bonucci.

Read More »

France iyo Switzerland oo isku dhaggan xilli kulamada Group A caawa lasoo gabgabeynayo

0 Sunday June 19, 2016 - 13:52:00
(Kubadbile)-Waxaa Caawa dalka faransiiska ka bilaabanaya kulamada ugu dambeeyay heerka Group-ka, waxaana la soo gebagabeynayaa Group A oo caawa lagu kala bixin doono.

Read More »

Ma dhabbaa in Ronaldo Liidashadiisii Xalay ay sabab u aheyd Xayeysiin uu usameynayay Nike?

0 Sunday June 19, 2016 - 10:16:06
Waxay aheyd wax la yaab leh Xayeysiintii uu usameynayay Nike dhab ahaantii… xaqiiq!

Read More »

Low:Spain Waa Xulka Ugu Adag Tartanka Euro Cup 2016

0 Sunday June 19, 2016 - 08:14:00
(Kubadbile)-Tababaraha Xulka Qaranka Deutscland Ama Jarmalka Jochim Low ayaa sheegay in xulka heeysta koobka qaramada qaarada yurub ee Spain ay wali yihiin dalka Ugu adag misna ugu cadcad tartankan Europe Cup 2016 France si qurux badan kaga socdo.

Read More »

Ronaldo oo Taariikh cusub u dhigaya Xulka Portugal

0 Saturday June 18, 2016 - 21:47:42
(Kubadbile)- kabtanka xulka qaranka Portugal Christiano Ronaldo ayaa lagu wadaa i uu taariikhda cusub u dhigo dalkiisa kulanka ay ka hor tagayaan Austaria.

Read More »

Ogow guushii Belgium wixii laga bartay xilli Iceland mar kale ay dhibic heshay

0 Saturday June 18, 2016 - 21:08:03
(Kubadbile) Xulka qaranka Belgium ayaa kaddib bilow liita la cayaaray kulan xiisahiisa watay xulka Ireland, cayaar ka dhacday gegadaMatmut Atlantique.

Read More »

SAFAFKA RASMIGA AH EE REPUBLIC OF IRELAND Vs BELGIUM

0 Saturday June 18, 2016 - 15:31:29
Kulanka Xiisaha badan ee ka tirsan Euro 2016 oo u dhexeeyay xulalka Rep of Ireland iyo Belgium ayaa dhowaan la baasan doonaa, waxaana xulalka lasoo hor mariyay safafka hore ee xiddigaha soo gelaya kulankan.

Read More »

Falanqeynta kulanka Portugal iyo Austaria , Ronaldo xulkiisa guul ma u horseedi karaa?

0 Saturday June 18, 2016 - 11:21:31
( Kubadbile)- Waxaa caawa kulan ka tirsan Group F kuwada ballansan dalalka Portugal iyo Austaria.

Read More »

Falanqeynta Kulanka Xiisaha Badan Ee Hungary Vs Iceland Xullaw hungary Miyaa Xaqiijin Doono U Soo Bixitaanka Wareega Xiga Ee Tartanka Mise Iceland Ayaa Adkaan Doonto

0 Saturday June 18, 2016 - 08:26:26
(Kubadbile)- Xulka Qaranka Dalka Hungary ayaa ku naaloonaya Guushii bilowga tartanka ay ka gareen Austria Waxayna maanka ku hayaan hadii maanta guuleeystaan waxay u soo bixi doonaan wareega xiga tartanka.

Read More »

Falanqeyn Iyo Faafaahin Kulunka Belgium Vs Republic Of Ireland Eden Hazard Iyo Kevin De Brune Oo Taam Buuxda U Ah Kulankaan

0 Saturday June 18, 2016 - 08:18:23
(Kubadbile)-Xulka Qaranka Belgium oo ay wali dhagtooda ka yareeyso guuldaradii xanuunka lahayd ee ka soo gaartay Dhigooda Talyaaniga ayaa waxa ay si weeyn Isugu diyaariyeenka kulanka labaad ee tartanka Euro Cup Oo Ay Wajahaayaan Dalka Republic Of Ireland.

Read More »

Modric oo dhaawac ku seegaya kulanka Spain

0 Visits: 376 | Saturday June 18, 2016 - 01:28:24
(Kubadbile)-Laacibka qadka dhexe ee Xulak Crotia ayaa seegi doona kulanka ay xukiisa la ciyaari doonaan dalka Spain kadib markai uu dhaawac kasoo gaaray dhanka Muruqa.

Read More »