America

Arsenal oo magacaawday 23-ka xiddig ee ay Khamiista ku wajaheyso MLS All-Star Xhaka iyo Zelalem waa ku jiraan

0 Visits: 341 | Saturday July 23, 2016 - 10:19:19
Arsenal ayaa ku dhawaaqday kooxda u meteleysa MLS All-Stars kulanka ay Khamiista oo July 28 ku beegantahay la leedahay kaasoo ka dhacaya Avaya Stadium oo ku yaalla San Jose.

Read More »

Maradona: Ma rabo Mushaarka Mourinho, bilaash ayaan macallin ugu noqonayaa Argentina

0 Visits: 497 | Wednesday July 20, 2016 - 13:59:43
Diego Maradona ayaa shaaca ka qaaday in uu mar labaad doonayo shaqada macallinnimo ee dalkiisa Argentina, weliba mushaar la'aan ayaan hoggaamin doonaa ayuu yiri.

Read More »

Deg Deg: Leo Messi Oo Ku Dhaw In Xulkiisa Argentina uu Ku Soo Laabto

0 Monday July 04, 2016 - 09:43:45
Buenos aires- July,4, 2016

Read More »

Tuugsigu Waa Xirfad Lala Dhuunto:Madaxweyne Baryo Iyo Tuugsi Kala Daalay Messi,Maxaa Laga Baryayaa?

0 Visits: 1304 | Thursday June 30, 2016 - 15:44:51
(Kubadbile)-Lionel Messi wiilka qalbi jabka kala kulmay bandhigii ciyaaraha tartanka copa America iyadoo markii labaad oo xiriir ah laga qaaday finalkiisa kuna dhawaaqay inuu iska waray kabihii xulkiisa Argentina ayaa hadda waxaa garka ku dhagan oo baryo siinaya malaayiin taageere ah oo dalkiisa, waxayna…

Read More »

Jaamaahiirta Xulka Argentina Oo Doonaya In Leo Messi Ku Soo Labto Argentina Halka Ay Dalbadeen In Diego Seomone Macalin Looga Dhigo

0 Wednesday June 29, 2016 - 09:28:43
(Kubadbile)-Codbixin laga qaaday Jaamaahiirta xulka qaranka Argentina kadib guuldaradii ay ku waayeen Coppa America oo Chile ay ka qaaday waxa ay isku raaceen in Leo Messi uu ka sii mid Ahaado Xidigaha Argentina halka xulka macalin looga dhigo Macalinka Kooxda Athletico Madrid Diego Seomone.

Read More »

Diego Maradona Oo Ilinta Ka Tiray Messi

0 Visits: 687 | Tuesday June 28, 2016 - 10:45:10
(Kubadbile)-Halyeeyga kubadda cagta dalka Argentina Diego Maradona ayaa jawaab ka bixiyey qalbi jabkii ku habsaday ciyaaryahan Lionel Messi kaasoo si lama filaan ah ugu dhawaaqay inuu isaga fariisan doono ciyaaraha qarankiisa , markii uu ku fashilmay finalka copa americo maamuuskiisii dalka mareykanka…

Read More »

Lionel Messi oo weji gabax uga baxay ciyaaraha Argentina keddib Khasaare 3-fanal ah oo uu la kulmay Laba mar waxaa Garaacday Chile "Sawirro"

0 Visits: 344 | Monday June 27, 2016 - 10:22:14
Laacibka 29-jirka ah ee dalka Argentina ayaa ku jabay 3-sano oo xiriir ah 3 mar oo uu soo gaaray Final koobabka Adduunka iyo Ameerika.

Read More »

Messi oo ka fariisatay Ciyaaraha Caalamiga

0 Monday June 27, 2016 - 09:10:06
(Kubadbile)-Weeraryahanka reer Argentine ee Lionel Messi ayaa ku dhawaaqay in uu isaga haray Kubadda Cagta gaar ahaan Qaranka Argentine kadib markii Xalay laga qaaday Copa MAmerica Sanadkii 3aad oo Xiriir ah.

Read More »

Messi iyo Sanches keebaa ku guuleysan Doona Coppa America?

0 Sunday June 26, 2016 - 16:14:01
(Kubadbile)-Waxaa caawa dalka Mareykan lagu soo gabagabeynayaa ciyaaraha Coppa America Centenario waxaana Fiinaalka ku loolami doona dalalka Chile iyo Argentina.

Read More »

Real Madrid iyo Barcelona oo ku dagaalamaya Gabriel Jesus

0 Visits: 917 | Friday June 24, 2016 - 23:17:11
(Kubadbile)- Kooxaha ugu tunka weyn dalka Spain isla markaana uu loolanka xooggan ka dhaxeeyo ayaa ku haradamaya saxiixa laacibka reer Brazil ee Gabriel Jesus.

Read More »

Messi oo doonaya inuu sameeyo taarikh ay ku hungoobeen Pele iyo Maradona

0 Visits: 501 | Friday June 24, 2016 - 11:49:29
(Kubadbile)-Kadib guushii ay dalkisa 4-0 kaa dkaaden Ddalka matreykan Messi ayaa rajo ka qaba inuu dhaafo xidigaha ugu wanaagsan kubadda cagta aduunka taariikha Pele iyo Maradona.

Read More »

Lavezzi oo seegaya Final-ka Copa America

0 Wednesday June 22, 2016 - 10:40:39
Ezequiel Lavezzi ayaa waayi doona Copa America Centenario final keddib amrkii la xaqiijiyay in uu Laawga ka jabay, Argentina kulankii xalay ee 4-dhammaadka koobka ay kula ciyaartay United States.

Read More »

Lionel Messi oo dacal ku dhegay gool dhallinta dalkiisa

0 Sunday June 19, 2016 - 16:18:08
(Kubadbile) Weerarka wiilka kaga cayaara kooxda kubadda cagta Barcelona iyo xulka qaranka Argentina ayaa diiwaan cusub sameeyay kaddib guushii ay xalay ka gaareen xulka Venezuela.

Read More »

CHile iyo Argentina oo usoo baxay afar-dhamaadka Coppa America

0 Sunday June 19, 2016 - 09:40:40
(Kubadbile)- Dalka Argentina ayaa Chile ayaa iska xaadiriyay fiinalka Coppa Ameriaca Centenario 2016

Read More »

Brazil oo tan iyo 1987 bandhiggii ugu xumaa ka sameysay Copa America oo ay Xalay ku hareen Group-yadiisa

0 Visits: 571 | Monday June 13, 2016 - 08:35:22
Tartanka Copa America Centenario xalay waxaa ka dhacday yaa arkay oo maqlay, markii Brazil ay soo megi weysay 1-0 guul ah oo uu ka gaaray xulka Peru — taasoo sababtay in ay ku haraan Group-ka.

Read More »

Martino: Messi ayaa beddelay wax walba, 3-ley ayuu dhaliyay laacibkan oo Beddel ku yimid

0 Saturday June 11, 2016 - 09:46:34
Argentina macallinkeeda Tata Martino ayaa shaaca ka qaaday in kulankii ay xulkiisu ka hortageen Panama tan iyo Lionel Messi "uu ahaa mid aan is beddel dhici Karin."

Read More »

Xilliga la ciyaarayo Koobka kooxaha Aduunka oo la shaaciyay

0 Visits: 456 | Friday June 10, 2016 - 17:01:18
(Kubadbile)-Ream Madrid ayaa bisha December u safri doonta dalka Japan si ay uga qeyb gasho koobka kooxaha Aduunka ( Fifa Club World Cup) kaasoo la ciyaari doono inta u dhaxeysa 8-da iyo 18-ka December.

Read More »

Maradona oo weerar xoogan ku qaaday Messi Muxuu yiri?

0 Visits: 1095 | Friday June 10, 2016 - 01:58:47
(kubadbile)-Laacibkii hore ee Xulka Argentina u suura geliyay hanashada koobki Aduunka 1986 Diego Armanda Maradona ayaa weerar afka ah ku qaaday laaicbka xilligan ee Dunida Leonel Messi.

Read More »

Brazil 7-1 Haiti, Coutinho oo 3-gool dhaliyay, Ecuador dhankeeda waxay Garab dhac ka cariirsatay Peru "Sawirro"

0 Visits: 472 | Thursday June 09, 2016 - 08:37:33
Philippe Coutinho ayaa gooldhalinta xulkiisa u billaabay kulankii xalay, kaasoo uu laacibkan kooxda Reds ka dhaliyay 3 gool.

Read More »

C. Ronaldo oo Noqday xiddiga Lacagta ugu Badan helay 2015-kii, dhammaan Ciyaaraha, ha is dhihin waa Kubbadda Cagta!, yaa kale oo Safka ku jira?

0 Visits: 888 | Thursday June 09, 2016 - 08:37:28
Laacibka Real Madrid ayaa Uruursaday Sanadkii tegay £60 million oo Mushaar iyo Xayeysiimo qarash kasoo galay ah.

Read More »