Maqaallo

City Oo Guul Weyn Ku Daah Furtay BPL

0 Monday August 10, 2015 - 23:47:57
City Oo Guul Weyn Ku Daah Furtay BPL

Read More »

Sadaasha BPL iyo Champions League

0 Friday August 07, 2015 - 11:38:28
Falanqeeyayaal sport ayaa saadaal ka bixiyay koobabka england laga ciyaaro iyo Champions League iyo kooxaha soo dalici karo BPL sanadka 2015-2016

Read More »

Bayern Munich oo weyn karta Xiddig Ka muhiim u ah

0 Friday August 07, 2015 - 11:38:28
Bayern oo weyn karta xidig muhim ah xiligan

Read More »

Lionel Messi Oo Lagu Dhaliilay Booqasho Uu Ku Tagay Dalka Gabon

0 Tuesday August 04, 2015 - 01:57:02
Laacibka kooxda Barcelona Lionel Messi ayaa la kulmay eedeyn kaga timid ururka u dooda danaha dadka aduunka ee loo yaqaan Human Rights Foundation (HRF)., kadib markii uu dhawaan tagay laacibkaan dalka Gabon , isagoo halkaasi dhagax dhigay garoon la dhisayey kaasoo ka mid noqonaya martigaliyaasha koobka…

Read More »

MAQAAL: Isaga Oo Arsene Wenger Bilaabanaya Xili Ciyaareedkiisii 20 Aad Ee Arsenal, Wax Badan Ka Ogaw 199 Ka Ciyaartoy Ee Uu Arsenal Ku Soo Maamulay, Imisa Ciyaartoy Ayaadse Magacyadooda Ilawday?

0 Tuesday August 04, 2015 - 01:00:47
Tababaraha waqti xaadirkan ugu ugu muddada dheer horyaalka Ingiriiska ee Arsene Wenger ayaa bilaabanaya xili ciyaareedkiisii 20 aad ee uu tababare u ahaa kooxda Arsenal.

Read More »

Warbixin: Falsafadda Pep Guardiola Waxaa ku lumay Kooxdii Bayern Munich

0 Visits: 802 | Sunday August 02, 2015 - 13:18:28
Wolfsburg waxay ku guulaysatay koobka"German Super Cup" iyagoo rigoorayaal kaga adkaaday kooxda tunka wayn ee Bayern Munich. Hadaba waxaan maqaalkan ku eegaynaa kooxda Bayern maxaa ka khaldanaa , Wolfsburgna ay ka faa'idaysatay .

Read More »