Soomaaliya

isku aadka wareega Sideeda tartanka K/Koleyga degmooyinka oo lasoo saaray yaa maanta ku balanlsan?

0 Saturday December 05, 2015 - 11:06:35
(Kubadbile)- Waxaa lasoo saaray i sideeda degmo ee usoo gudubtay wareega sideeda tartanka kubada kolega degmooyinka gobolka Banaadir dhanka Wiilasha.

Read More »

Garsoorayaal Soomaaliyeed oo Maanta dhex dhexaadin doona finalka Tartanka Cecafa Cup 2015 +sSawirro

0 Visits: 460 | Saturday December 05, 2015 - 09:03:38
(Kubadbile)- Xiriirka kubadda cagta Bariga iyo Bartamaha Africa ee CECAFAayaa soo magacaabay garsoorayaasha dhex dhexaadin ciyaarta xertiaanka tartanka Cecafa Senior Challenge Cup 2015 oo ay fiinalkiisa isugu soo baxeen dalalka Rwanda iyo Uganda.

Read More »

Hodon oo gaartay guushii ugu weyneyd Tartanka K/Koleyga degmooyinka xilli wareega hore lasoo afjaray+Sawirro

0 Friday December 04, 2015 - 23:33:01
(Kubadbile)-Degmooyinka Hodon iyo Yaaqshiid ayaa galabta isaga hor yimid kulanki ugu dambeeyay ee wareega GRoupka ee tartanka kubadda Koleyga degmooyinka 2015.

Read More »

Isku aadka Wareega Sideeda koobka Jenaraal Daa'uud oo lasoo saray

0 Friday December 04, 2015 - 14:58:40
(Kubadbile)- Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta ayaa soo saaray isku aadka wareega sideeda koobka kubadfa cagta Jeneraal iyo xilliga uu dib u furmayo.

Read More »

Gabdhaha Waaberi oo guul ka gaaray dhigood H/Wadaag Tartanka K/kolayga degmooyinka+sawirro

0 Wednesday December 02, 2015 - 09:52:09
(Kubadbile)-Iyadoo si xiiso leh oo garoonka wiish ugu socdo Tartanka kubbada kolayga wiilasha iyo gabdhaha degmooyinka Gobalka Banaadir ayaa shalay waxaa kulan xiiso badan ku ciyaaray gabdaha Waaberi iyo Howlwadaag oo ka mid ah degmooyinka ka qeyb galaya Tartanka

Read More »

Daawo Sawirada Kaaraan iyo Howlwadaag oo kulanki ugu xiisaha badnaa tartanka kubada Koleyga degmooyinka ku kulmay

0 Tuesday December 01, 2015 - 22:59:28
(Kubadbile)-Waxaa galabta garoonka Wiish uu marti geliyay kulanki ugu xiisaha badnaa tartanka kubada kolega Wiilasha degmooyinka gobolka Banaadir tan iyo markii uu bilowday, waxaana isaga hor yimid Kaaraan iyo Howlwadaag.

Read More »

Boondheere oo guul ka gartay Yaaqshiid Tartanka kubada Koleyga degmooyinka +Sawirro

0 Monday November 30, 2015 - 16:10:29
(Kubadbile)-Degmada Boondheere ayaa guul ka gaartay dhigooda Yaaqshiid tartanka kubadda Koleyga degmooyinka gobolka Banaadir dhanka Wiilasha.

Read More »

Gabdhaha Wadajir oo wacdaro ku dhigay Dhigooda Dharkeenleey tartanka kubadda koleyga degmooyinka+Sawirro

0 Visits: 525 | Sunday November 29, 2015 - 15:40:05
(Kubadbile)-Gabdhaha Degmooyinka Wadajir iyo dharkeenleey ayaa kulan katirsan tartanka kubadda degmooyinka gobolka Banaadir ku yeeshay garoonka Wiish.

Read More »

Tababar Kubadda Laliska oo Muqdisho lagu soo gebagabeeyay +Sawirro

0 Sunday November 29, 2015 - 00:44:22
(Kubadbile)-Tababar heer Caalami ah oo kubada Lalisla oo ay ka qeyb qaadanayeen 18 macalin oo xirfada macalinimo la barayay ayaa lagu soo gebagebeeya Magaalada muqdisho waxaana xaflada xeritaanka kasoo qayb galay masuuliyiin ka socotay Guddiga Olombikada Soomaaliyeeed, madaxda xiriirka kubadda La laliska,…

Read More »

Xulka Soomaaliya oo Guuldaro kusoo gebagabeeyay tartanka Cecafa

0 Friday November 27, 2015 - 15:33:49
(kubadbile)-Xulka qarana kubadda cagta Soomaliya ayaa maanta ciyaaray kulanki seddexaad ee koobka Bariga iyo Bartamaha Africa (Cecafa Cup 2015).

Read More »

Daawo Sawiradda Wadajir iyo Kaxda kulan xiiso leh isaga horyimid tartanka kubadda koleyga degmooyinka

0 Friday November 27, 2015 - 15:04:04
(Kubadbile)-Iyadoo si xiiso leh uu uga socdo garoonka Cabdi Cabdulle ee degmada Kaaraan tartanka kubadda Koleyga degmooyinka gobolka Banaadir ayaa shalay waxaa ka dhacday ciyaartii ugu daawashada badneed tan iyo markii uu bilaawday tartanka kubbada kolayga wiilasha iyo gabdhaha.

Read More »

Xoghayaha Guddiga Olombikada Soomaliyeed oo ka qeyb galay Shirweynaha Anoca+Sawirro

0 Thursday November 26, 2015 - 22:45:16
(Kubadbile)-Waxaa magaalada Port Louis ee dalka Mauritius lagu soo gebagabeeyay shirweynihii 16aad ee ANOCA, Association of National Olympic Committees of Africa, waxaana kasoo qayb galay dhammaan wadamada xubnaha ka ah , iyo guddoomiyaha IOC Dr. Thomas Bach, waxaana Soomaaliya uga qayb galay Xogahayaha…

Read More »

Daawo Sawirada Wiilasha Xamar Jajab oo Wacdaro ku dhigay Dhigooda Cabdicasiis Tartanka kubadda Koleyga Degmooyinka

0 Thursday November 26, 2015 - 15:11:27
(Kubadbile)-Iyadoo si xiiso leh uu uga socdo garoonka Cabdi Cabdulle ee degmada Kaaraan tartanka kubadda Koleyga degmooyinka gobolka Banaadir waxaa shalay galab ku kulmay degmooyinka Cabdicasiis iyo Xamar Jajab.

Read More »

VIDEO: Goolasha Somalia 0-2 Ethiopia, Maxaa qaldanaa??

0 Thursday November 26, 2015 - 07:30:36
Xulka qaranka ee Soomaaliya ayaa la kulmay dhiggiisa Ethiopia waxay ciyaartii labada xul kusoo dhammaatay 2-0 oo Xulka Marti gelinaya Tartanku ku badiyey, haddaba daawo Goolasha.

Read More »

Deg-deg: Soomaaliya oo Guuldarro kale ka qaadatay CECAFA, rajadu maxay tahay?

0 Wednesday November 25, 2015 - 17:29:49
Xulka Soomaaliya ayaa waxaa ay kala Kulmeen Ciyaaraha Cecafa 2015-ka Guuldarradii Labaad Group-ka A, halkaas oo ay ku wada jiraan Xulalka Ethiopia, Rwanda, Tanzania.

Read More »

Xulka Soomaliya oo kulanki labaad ee Ceacfa la ballansan Ethiopia Ogoow Taariikhda labada dal iyo saacada Ciyaarta

0 Visits: 729 | Wednesday November 25, 2015 - 09:21:42
(Kubadbile)-Xulka kubadda cagta qaranka Soomaaliya ayaa maanta la balansan xulka Ethiopia kulan ka tirsan wareegga Group-ka ee Cefafa Cup 2015.

Read More »

Cadaani iyo Baarajab oo kulan lagu horumarinayo kubadda koleyga ku yeeshay Dubai

0 Monday November 23, 2015 - 23:31:20
(Kubadbile)-Guddoomiyaha Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda Koleyga Cabdulaahi Nuur Maxamed Cadaani ayaa kulan looga hadlay sidii sare loogu qaadi lahaa aqoonta Tababarayaasha kubadda kolayga soomaaliyeed la yeeshay Macalin Cumar Cabduqadir Baarajab.

Read More »

Xulka Somalia oo guuldarro ku furtay Ciyaaraha CECAFA ee ka socda Ethiopia, natiijadu waa imisa?

0 Visits: 466 | Sunday November 22, 2015 - 16:06:21
Xulka kubbadda cagta ee dalkeena Soomaaliya ayaa guuldareystay kulan dhowaan soo idlaaday oo ay la qaateen dhiggooda Tanzania, kaasoo ka tirsanaa Koobka Qaramada Bariga iyo Bartamaha Afrika CECAFA.

Read More »

Garsoore Soomaaliyeed oo dhex dhexaadinayaa kulanka Kenya iyo Uganda ee Cecefa, Wiish maahane car sheeg?

0 Visits: 370 | Sunday November 22, 2015 - 14:40:43
(Kubadbile)-Xiriirka kubadda Cagta Bariga iyo Baratamaha Afrika Cecafa ayaa garsoore Soomaaliyeed usoo magacaabay in uu dhexdhexaadiyo kulanka kenya iyo Uganda`` .

Read More »

Xulka Soomaaliya oo maanta ciyaaraya tartanka Cecafa Ogoow Saacadda la ciyaarayo

0 Visits: 781 | Sunday November 22, 2015 - 08:46:51
Xulka qaranka kubbadda cagta Soomaaliya ayaa maanta la ciyaaraya dalka Tanzaania kulan ka tirsan koobka Bariga Bartamaha Afrika (Cecafa.)

Read More »