Wararka

Turkey oo xasuuqday Holland iyo kooxda Orange oo qarka u saaran inay lumiso ka qeybgalka Uero 2016

0 Visits: 226 | Sunday September 06, 2015 - 20:55:43
(Kubadbile) Kulan xiiso badan oo ka tirsanaa isreebreebka koobka qaramada Yurub ayaa caawa ku dhexmaray garoonka Konya Buyuksehir Stadyumu qaramada Turkey iyo Netherland.

Read More »

Mario Gotze boos la'aanta ka heysata Bayern ma u horseedi kartaa mugdi booska qaranka ah

0 Visits: 262 | Sunday September 06, 2015 - 20:33:35
(Kubadbile) 23 jirka qaranka Jarmalka ku hogaamiyay dhacdadii Koobka Adduunka markuu ciyaartii u dambeysay gool ka dhaliyay Argentina, ayaa iminka caqabad ay ka heysata safashada shaxda koowaad ee kooxdiisa Bayern Munich.

Read More »

Djiboutian soccer coaches train at first ever FIFA fitness course

0 Visits: 390 | Sunday September 06, 2015 - 19:58:37
(Kubadbile)ELITE DJIBOUTIAN football coaches are being trained at a FIFA MA fitness coaching course, which is the first of its kind ever held for the small football-growing country in the horn of Africa.

Read More »

Roberto Mancini Oo Noqday Macalinka Ugu Mushaarka Badan Talyaaniga

0 Visits: 472 | Sunday September 06, 2015 - 19:29:11
(kubadbile)Macalinka kooxda InterMilan Roberto Mancini ayaa noqday macalinka ugu mushaarka badan horyaalka Serie A ee dalka Talyaaniga.

Read More »

Afar Garsoore Oo Somali Ah Oo Dhex Dhaxaadisay Kulankii Ghana iyo Rwanda +Sawiro

0 Visits: 541 | Sunday September 06, 2015 - 19:10:55
(Kubadbile) garsoorayaal Soomaaliyeedd ayaa dhex dhexaadiyay kulanki Ghana iyo Rwanda oo katirsanaa Group-Hee isreebreebka koobka qaaraa africa ( Afcon,

Read More »

De Rossi Oo Mushaar Ugu Badan Ka Qaata Horyaalka Talyaaniga yaa kalo kujira liiska kala horeynta?

0 Visits: 350 | Sunday September 06, 2015 - 19:03:22
(KUbadbile) Daniele De Rossi ayaa noqday ciyaaryahanka ugu mushaarka badan ciyaartooyda ka ciyaarta horyaalka Talyaaniga ( Serie A)

Read More »

Xaflad lagu lagu soo xerayay tartankii jamacadaha oo lagu bixiyay abaalmarino aan horey loo arag oo ka dhacday muqisho+Sawirro

0 Visits: 400 | Sunday September 06, 2015 - 18:48:16
(Kubadbile) Munaasabadan oo lagu bixinayay abaalmarinada kooxihii kaalmaha hore ka galay ayaa waxaa kasoo qayb galay Wasiirka Dhalinyarada iyo Isboortiga, Maxamed Cabdullaahi Xasan Nuux, Gudoomiyaha Ururka Haweenka qaranka Batuulo Axmed Gabale, masuuliyiin kasocotay Guddiga Olombikaa Soomaaliyeed, xiriirka…

Read More »

Benzema: Lama hadlin Arsenal ama Man Utd midna!

0 Visits: 283 | Sunday September 06, 2015 - 15:57:17
Real Madrid Weeraryahankeeda Benzima ayaa ka hadlay in uusan La Liga ka tegeyn kuna biiri doonin Premier League.

Read More »

Barca oo Man Utd ku tiri £150m ayaa kaa xigta Neymar

0 Visits: 242 | Sunday September 06, 2015 - 15:26:27
Lacagta lagu gadan karo Laacibka Neymar ayaa la leeyahay waxaa ay tahay mid aad uga badan Ciyaariyahan kasta oo horay loo Iibsaday.

Read More »

Rooney & Bobby Charlton yaa kale oo England u dhaliyey 49-gool?

0 Visits: 194 | Sunday September 06, 2015 - 14:33:53
Wayne Rooney ayaa bar-barreeyay Sir Bobby Charlton dhanka Gooldhalinta, ninka ugu sarreeya ee Xulka England, kulankii uu xulkiisu la qaatay San Marino.

Read More »

PSG ayaa isku deyeysa Saxiixa Coleman January

0 Visits: 198 | Sunday September 06, 2015 - 14:33:46
Kooxda PSG ayaa isku day kale ku sameyneysa sidii ay ku qaadan laheyd Laacibka Seamus Coleman oo ay dhowaan ku fashilantay Saxiixiisa.

Read More »

Pogba oo diiday dalab uga yimid Chelsea

0 Visits: 221 | Sunday September 06, 2015 - 14:33:38
Paul Pogba ayaa sheegay in uusan Rabin ka mid Noqoshada Kooxda Chelsea oo Laacibkaas aad u Baadi goobeysay.

Read More »

Illeyn Kubbad lagama Duqoobo, Edgar Davids oo laba Gool dhaliyey! "Sawirro"

0 Visits: 522 | Sunday September 06, 2015 - 14:33:34
Edgar Davids ayaa dib ugu laabtay Goolal dhalinta keddib markii uu Laureus All Stars u dhaliyey 2 Gool kulankii ay la qaateen Real Madrid Xiddigahoodii waaweynaa.

Read More »

Waa kuma JJ Watt, Lionel Messi ma aqbali karaa in uu K/cagta ku jiro Ninka la Sawiran? "Sawirro"

0 Visits: 729 | Sunday September 06, 2015 - 11:11:35
Messi ayaa boggiisa ku baahiyay isaga oo la sawiran Xiddigga Ciyaara Horyaalka Kubadda Cagta Mexico oo lagu magacaabo JJ Watt kaas oo Messi markii uu garab istaagay uu Messi u muuqday Watt barkii, ka hor kulan saaxibtinimo oo dhex mari doona Xulalka Argentine iyo Mexico.

Read More »

Drogba Oo Gool Dhalintiisa Ku Furay Sadexley Horyaalka MLS Ee Dalka Mareykanka.

0 Visits: 301 | Sunday September 06, 2015 - 11:10:31
(Kubadbile) Laacibka reer Ivory Coast ee Didier Drogba ayaa gool dhalintiisa horyaalka MLS-ka ku furay sadexley isagoo ka dhaliyay kooxda la yiraahdo Chicago Fire , isagoo laacibku ku hogaamiyay kooxdiisa guul 4-3 ah.

Read More »

Sabaal: Man Utd helidda Reus waxay amaah ugu Bixisay Januzaj "Sawirro"

0 Visits: 306 | Sunday September 06, 2015 - 10:04:34
Cabsi ayaa ka jirtay in ay kooxda Borussia Dortmund qaadato xiddigga da'da yar ee Adnan Januzaj ku biiristiisa kooxda Germany ayaa la leeyahay waxaa ay saameyn doonta kooxihii raadinayey Reus.

Read More »

Ronaldo, Rooney, Nadal yaa kale oo ka mid ah 10 Ciyaaraha dheela ee Lacag badan ka kasbay Twitter "Sawirro"

0 Visits: 236 | Sunday September 06, 2015 - 09:43:47
Nin kasta oo Ciyaara mid ka mid ah qeybaha Ciyaaraha ayaa ka hooseeya marka la fiiriyo Lacagta laga helo Twitter, xiddigga Cristiano Ronaldo.

Read More »

Ma waalli mase Wax dhici kara, Man Utd oo wada Qaadaneysa Bale iyo Ronaldo?

0 Visits: 289 | Sunday September 06, 2015 - 09:43:42
Manchester United ayaa isu diyaarineysa in ay Real Madrid ku qanciso Saxiixa Labada weeraryahan ee kooxdaas muhiimka u ah, waxayna sheegtay in ay Labadaba qaadan doonto Gareth Bale iyo Cristiano Ronaldo.

Read More »

Ivan Rakitic Waxaan Ka Baqey In Mustaqbalkaygu Mugdi Galo Haddii aan ku Biiro kooxda …….

0 Visits: 294 | Sunday September 06, 2015 - 09:35:44
(Kubabil) Laacibka xulka Croatia ee "Ivan Rakitic" ayaa shaaciyay inuu mar ku sigtay inuu ku biiro kooxda Chelsea 6-sanno ka hor, markii uu ku sugnaa kooxda Basel dalka Swiss-ka .

Read More »

Xulka Qaranka oo wacdaro ku dhigay xidigaha laga soo xulay degmooyinka gobalka Banadir+Sawirro

0 Visits: 551 | Sunday September 06, 2015 - 08:27:00
(Kubabile) Kulan tijaabo ah ayaa garoonka Banaair ku dhex maray xulka Qaranka oo isu diyaarinaya isrebrebka koobka auunka , iyo ciyaartooy laga soo xulay tartanka degmooyinka gobalka Banaadir ee dhawaan lasoo gbagabyay.

Read More »