Soomaaliya

Tartanka Iskuulada Wadajir oo Xaflad heersare lagu soo xeray

0 Monday August 03, 2015 - 23:29:34
Xaflad lagu waynayo tartankii Iskuulada Degmada Wadajir ayaa lagu qabtay xaruntadegmadaas, waxaana munaasabada xeritaankii tartanka ka soo qeyb galay Guddoomiye ku xigeyn arimaha siyaasada gobalka Banadir Maxamed Axmed Diiriye , Guddoomiyaha Degmada wadajir Axmed Cabdulle Afrax, guddoomiyaha degamada…

Read More »

Daawo Sawirrada : Shangaani oo guuldaro qaraar dhadhansiisay Heliwaa Tartanka Degmooyinka

0 Monday August 03, 2015 - 22:39:38
iyadddoo tartanka gmooyinka uu si xiiso leh uga socdo garoonka Banaadir waxaa kulankin sedexaaad ee tartanka isaga horyimi ddegmlooyinka Shanaagi iyo Hliwaa oo kuwada jira Group B.

Read More »

Tartanka degmooyinka : Warta Nabadda oo Cashar u dhigtay Shibis+Sawirro

0 Monday August 03, 2015 - 00:48:14
Iyadoo tartanka kubadda cagta degmooyinka uu galay maalintii labaad waxaa garoonka Banaadir ku kulmay Warta Nabadda iyo Shibis.

Read More »

Soomaaliya oo doorka ugu weyn ku leh finalka CECAFA

0 Visits: 273 | Sunday August 02, 2015 - 21:35:31
Waxaa gellinka dambe ee maanta lagu soo gabogabeyn doonnaa dalka Tanzania, tartanka kooxaha bariga iyo bartamaha Afrika, oo bishii hore halkaasi ka furmay, waxaana kasoo qeyb galo kooxaha dalalka bariga iyo bartamaha kuwaas oon kusoo guuleysto horyaallada dalalkooda.

Read More »

Tartanka kubadda Cagta Degmooyinka oo Muqdisho ka Furmay iyo Yaaqshiid oo Guul weyn bilowday+Sawirro

0 Visits: 304 | Saturday August 01, 2015 - 23:53:21
Munaasabad si heer sare loo soo agaasimay laguna daahfurayay tartanka kubbadda cagta degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa maanta ka dhacday garoonka Banaadir, waxaana kasoo qeyb galay masuuliyiin ka socotay Gobolka Banaadir , guddiga olombikada Soomaaliyeed, Xiriirka kubada cagta, madaxda Isbortiga gobolka…

Read More »

Tartanka kubadda cagta Degmooyinka gobolka Banaadir oo Maanta Furmaya

0 Visits: 420 | Saturday August 01, 2015 - 09:32:11
Waxaa maanta lagu wadaa in uu garoonka Banaadir ka furmo tartanka kubadda cagta degmooyinka gobolka Banaadir, iyadoo ay garoonka ka dhici doonaan munaasab furitaan oo ay kasoo qeyb geli doojnaan 17 degmo .

Read More »

Daawo Sawirada:Degmooyinka Gobolka Banaadir oo loo qaybiyay qalab isboorti

0 Visits: 435 | Friday July 31, 2015 - 20:50:30
Munaasabad qalab isboorti loogu qaybiyay 17 degmo ee gobolka Banaadir ayaa lagu qabtay garoonka Banaadir, waxaana kasoo qayb galay maamulka siyaasada gobolka Banaadir ,madaxdda isboortiga gobolka banaadir gudoomiyayaasha siyaasadda iyo isboortiga degmooyinka iyo macalimiinta degmooyyinka gobolka Banaadir…

Read More »

Horyaalka Wiilasha kubadda Gacanta oo Isku Aadkiisa la soo saaray+Sawirro

0 Visits: 219 | Friday July 31, 2015 - 00:34:23
Munaasabad si heersare loo soo agaasimay ayaa ka dhcaday xarunta xiriirka Soomaaliyeed kubadda Gacanta, iyodoo goobjoog ay ahaayeen masuuliyiinta Xiriirkaas iyo madaxda naadiyada.

Read More »

Olympic day oo laga xusay Soomaaliya+Sawirro

0 Visits: 256 | Friday July 31, 2015 - 00:08:41
Guddiga Olombika Soomaaliyeed GOS ayaa maanta muqdishio ku qabtay ciyaarayo lagu xusayo maalinta Olombikada Adduunka oo ku beegnayd 23 June, basle sanadkan ay GOS dib u dhigeen maadaama ay maalintani ku soo beegantay bisha ramadaan laguna go'aansaday in la qabto 23 July.

Read More »

Adigaa ugu mudan la hadalkoodda (Faallo)

0 Visits: 379 | Thursday July 30, 2015 - 23:48:33
Qof walba oo taageero u ah cayaaraha noocyaddooda kala duwan ayaa waxa uu hamminayaa inuu dib u arko tuullada cayaaraha dalka, waa garoonka Muqdisho, yaa xilligan garoonka gacanta ku hayo?

Read More »

Soomaaliya oo xilalka ugu badan ka heshay CECAFA

0 Visits: 239 | Thursday July 30, 2015 - 23:31:43
Soomaaliya ayaa noqotay dalka xubnaha ugu badan ku leh ururka kubada cagta bariga iyo bartamaha Africa ee loo yaqaano CECAFA.

Read More »

Garsoore Sulayman Bashiir Sheiq oo noqday calanyaha koowaad ee ciyaar dhex martay Kooxaha Malakia VS Azam

0 Visits: 242 | Thursday July 30, 2015 - 23:22:53
Garsoore Sulaymaan Bashiir Sheiq oo ka socta dalkeena Soomaaliya ayaa loo so xulay in uu noqdo calanhaya koowaad ee ciyaarta dhex martay kooxaha Azam Foot ball Club oo ka dhisan dalka Tanzania iyo Malakia oo ka dhisan South sudan.

Read More »

Faarax Oday oo Loo Magacaabay Madaxa Xulka qarankan kubadda Kolayga

0 Visits: 243 | Thursday July 30, 2015 - 14:44:17
Guddoomiyaha Xiriirka Kubbadda Kolayga Soomaaliyeed Mudane Cabdullahi Nuur Maxamed Cadaani ayaa magacaabay madaxa guud ee xulalka qaranka kubbadda kolayga Soomaaliyeed.

Read More »

XSK Kolayga oo magcaabay macalimiinta xulalka qaranka K Kolayga dalka

0 Visits: 328 | Thursday July 30, 2015 - 14:36:12
Wareegto ka soo baxday xafiiska guddoomiyaha xiriirka soomaaliyeed ee kubada kolayga ayaa waxaa lagu magacaabay macalimiinta qaybaha kale gedisan ee xulka qarankan kubbadda Kolayga Soomaaliyeed.

Read More »