Uefa ueropa League

Liverpool oo quusisay Man United ogoow natiijooyinka Uerpoa League ee Xalay

0 Friday March 18, 2016 - 08:57:36
(Kubadbile)- Kooxda Liverpool ayaa usoo gudubtay wareega sideeda koobkaUefa Ueropa League kadib marki ay barbaro 1-1 la gashay kooxda kooxda Manchester United oo ay kula ciyaartay garoonka Old Traford.

Read More »

Horudhaca kulanka Manchester United iyo Liverpool

0 Thursday March 17, 2016 - 11:13:27
(Kubadbile)-Manchester United iyo Liverpool waxa ay isla soo mareen waqtiyo waa weyn oo is xifaalina sanadihii tagay, laakiin hada waxa ay markii ugu horeeyey isku arkeen tartan yurub ah.

Read More »

Ogoow Saacada la dheelayo kulamada Europa League ee caawa

0 Thursday March 17, 2016 - 11:04:01
(Kubadbile)- Waxaa caawa qaarada yurub ka dhici doona kulama ka tirsan lugta labad warega 16-ka koobka Uefa Ueropa League.

Read More »

Rooney oo aaminsan in Europe League ay ku reebi karaan Liverpool

0 Tuesday March 15, 2016 - 20:44:49
(Kubadbile) Hogaamiyaha kooxda Manchester United Wayne Rooney ayaa aaminsan inay dhanka kale u rogi karaan guushii ay Anfield ku gaartay Liverpool lugtii koowaad oo Europe League toddobaadkii tegay.

Read More »

Liverpool oo guul taariikhiga ah ka gaartay Man United

0 Friday March 11, 2016 - 10:03:28
(Kubadbile)- Kooxda Liverpool ayaa 2-0 kaga adkaatay kooxda ay sida weyn u xafiltamaan ee man United lugta hore koobka Uefa Ueropa League wareegiisa 16-ka oo ay labada koox ku yeesheeh garoonka Anfiled.

Read More »

Milner oo shaki la gelinayo inuu cayaari karo kulanka Reds vs Red Devils

0 Wednesday March 09, 2016 - 21:18:45
(Kubadbile) Xiddiga qadka dhexe uga dheela kooxda kubadda cagta Liverpool James Milner ayaa shaki la gelinayaa inuu ka mid ahaan karo safka Reds oo habeen danbe Anfield ku soo dhaweyn doona kooxda Manchester United.

Read More »

Tottenham oo u dheesha sida kooxaha Jarmalka

0 Wednesday March 09, 2016 - 20:41:38
(Kubadbile) Macallinka kooxda kubadda cagta Borussia Dortmund Thomas Tuchel ayaa aaminsan in kooxda Tottenham ay u dheesho habka kooxaha Jarmalku ay kubadda udheelaan.

Read More »

Van Gaal oo ka doonaya cayaartoydiisu inay cashir u dhigaan Liverpool

0 Wednesday March 09, 2016 - 12:49:24
(Kubadbile) Louis Van Gaal maareeyaha kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa u soo jeediyay cayaartoydiisa inay ku qasban inay habeen danbe kasoo badiyaan Liverpool oo ay wada dheeli doonaan kulan ka tirsan wareega 16ka Uefa Europe League.

Read More »

Aaladda goal-line technology oo la isticmaali doono geba gebada tartamada Yurub

0 Friday March 04, 2016 - 18:12:53
(Kubadbile) Xiriirka kubadda cagta Yurub ee Uefa ayaa baahiyay in xagaagan aaladda goal-line technology loo isticmaali doono geba gebada tartamada Champions League iyo Europe League.

Read More »

Kulankii Manchester United iyo Liverpool oo dib loo dhigay

0 Visits: 857 | Thursday March 03, 2016 - 20:28:14
Kulankii Manchester United iyo Liverpool oo dib loo dhigay saacada la ciyaari doono kadib markii ay racfaan ka qaateen Kooxda United.

Read More »

Sneijder oo doonaya inuu sii joogo kooxda tartamada Yurub laga mamnuucay, Galatasaray

0 Thursday March 03, 2016 - 18:27:03
(Kubadbile) Kubbad sameeyaha qaranka Holland Wesley Sneijder ayaa ku faraxsan inuu sii joogo kooxda Galatasaray oo laga ganaaxay tartamada Yurub.

Read More »

Manchester United oo codsatay in dib loo dhigo kulanka ay ku aadan yihiin Liverpool

0 Saturday February 27, 2016 - 21:11:52
(Kubadbile) Horyaalka Europe League waxaa lugtiisa hore wareega 16 dhammaadka ku kulmi doona muruq weynayaasha Eplka Manchester United iyo Liverppool.

Read More »

Klopp muxuu ka yiri in Europe League ay isku beegan yihiin Manchester United??

0 Friday February 26, 2016 - 18:25:18
(Kubadbile) Maanta waxaa la sameeyay isku aadka Europe League wareegiisa 16ka, waxaana isku beegmay labada kooxood ee Ingiriiska ugu koobabka iyo taariiqda badan Manchester United iyo Liverpool.

Read More »

Isku aadka wareega 16-ka Kooba Uefa oo lasoo saaray Liverpool iyo Man United oo isku aaday

0 Friday February 26, 2016 - 15:24:09
(Kubadbile)-Waxaa goor dhaw lasoo gebagabeeyay isku aadka wareea 16-ka koobka Uefa Ueropa League waxaana kulanka ugu adag u dhex mari doonaa kooxaha Liverpool iyo Manchester United ee dalka Iniriiska ka socda.

Read More »

Man United oo u awood sheegatay kooxda FC Midtjylland+Sawirro

0 Friday February 26, 2016 - 01:53:54
(Kubadbdile)-Kooxda Manchester United ayaa 5-1 ku dharbaaxday kooxda FC Midtjylland edalka Denmark oo ay ku marti gelisay garoonka Old Trafid luta labaad ee w areega 32 koobka Uefa Ueropa Leaugue.

Read More »

Kooxda Liverpool oo usoo baxday wareega 16-ka koobka Uefa+Sawirro

0 Thursday February 25, 2016 - 23:16:50
(Kubadbile)=-kooxda Kubadda cagta Liverpool ayaa usoo gudubtay wareega 16-ka koobka Uefa Ueropa League kadib marki ay 1-0 kaga adkaatay kooxda Augsburg eedalka Jarmalka.

Read More »

Aqriso kulamada koobka Uefa iyo Saacada la daawan doono Caawa

0 Thursday February 25, 2016 - 07:37:57
(Kubadbile)- Waxaa caawa qaaradda Yurub ka dhacaya kulamda lugta labaad wareega 32 ee koobka Uefa Ueroa League.

Read More »

Klopp oo indhaha ku haya koobka Europe League

0 Wednesday February 24, 2016 - 20:13:05
(Kubadbile) Tababaraha kooxda kubadda cagta Liverpool Jurgen Klopp ayaa ka dhawaajiyay inay isha ku hayaan kulanka xiisaha badan ee Europe League lugta labaad la dheeli doonaan Augsburg, xilli Finalka League Cup uu ku soo food leeyahay.

Read More »

David de Gea oo ka maqnaanaya Manchester United kulanka ay ka hortagayaan FC Midtjylland

0 Wednesday February 24, 2016 - 19:58:54
(Kubadbile) Maareeyaha kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa xaqiijiyay in habeen danbe kulanka ay la dheelayaan FC Midtjylland ay cayaari doonaan la'aanta goolhayahooda koowaad David de Gea.

Read More »

Antonio Valencia iyo Marcos Rojo oo ku soo laabtay tababarka kooxda Man UTD

0 Wednesday February 24, 2016 - 15:11:30
(Kubadbile) Wiilasha Koonfurta Ameerika ka soo jeeda Antonio Valencia iyo Marcos Rojo ayaa ku soo laabtay tababarka kooxda Manchester United ka hor kulanka ay habeen danbe tartanka Yurub la dheeli doonaan naadiga Midtjylland.

Read More »