Uero

David De Gea oo Jabiyay Record 50 sano ka hor uu dhigay Gordon banks

0 Visits: 2312 | Saturday June 18, 2016 - 00:57:06
(Kubadbile)-Goolhayaha Manchester United iyo Xulka Spain ayaan gool laga dhalin shan kulan oo xiriir ah kadib markii uu u saftay Xulkiisa Spain kulan ay 3-0 ku dharbaaxeen Turkey.

Read More »

Spain oo u awood sheegatay Turkey

0 Friday June 17, 2016 - 23:59:13
(Kubadbile)- Xulka qaranka kubada cagta Spain oo daafacanaya koobka qaramada Yurub ayaa u awood sheegtay Xulka Turkiga kadib ciyaar kusoo idlaatay 3-0.

Read More »

Czech iyo Croatia oo barbaro isku mari waayay

0 Friday June 17, 2016 - 21:34:54
(Kubadbile) - Xulalak Czech Republic iyo Croatia ayaa kulan xiiso leh ku yeeshay garoonka Stade Geoffroy Guichard .

Read More »

Eder oo Italy usoo saaray wareega 16-ka Uero markii quusiyay Sweden

0 Friday June 17, 2016 - 18:44:20
(Kubadbile)- Laacibka kooxda Napoli iyo Xulka Talyaaniga Eder ayaa quusiyay xulka Sweden kadib marki uu dalkiisa ka caawiyay goolka qura oo guusha ay ku heleen.

Read More »

Shan Waxyabood Oo Laga Bartay Kulankii Wiilsha Roy Hodgson Ay Guul Ka Gareen Dhigooda Wales

0 Friday June 17, 2016 - 08:50:32
(Kubadbile)-1- weeraryahanada Kala Jemmy Vardy Iyo Daniel Strurrige ayaa badal ku soo galay Qeeybtii labaad ,waxayna si wadajir ah shabaqa u soo wada taabteen Iyagoona England uul u horseeday.

Read More »

Daniel Sturidge iyo Jamie Vardy oo guul ku hogaamiyay England iyagoo badal kusoo galay ciyaarta

0 Thursday June 16, 2016 - 17:54:09
(Kubadbile)-kulanka oo aha kulanki ugu horeeyay ee ay labada dal tartan caalami ah isaga horyimadaan ayay Ingiriiska bilowa kubad haysiga w iyo fursdaha intaba ku gacan sareeyeen balse waxay ka faa'ideysteen fursada kaliya ee ay qayta hore heleen waxaana laad xor ah oo lo dhigay gool u badalay gareth…

Read More »

Horudha British Derby England iyo Wales

0 Thursday June 16, 2016 - 11:25:57
(Kubadbile)-Waxaa caawa dalka Farasniiska iksu farasaari doona labada dal ee kuwadajira dalweynaha Uk ee England iyo Wales

Read More »

Payet oo ku dhaw inuu jabiyo Record uu Zinedine Zidane ka dhigay ciyaaraha Euro

0 Thursday June 16, 2016 - 10:24:47
(Kubadbile)- Booska Dhex ee Xulka Faransiiska ayaa safka hore uga jira liiska xiddiagah loosaadaalinayo in ay guuleystaan laacibka tartanka uero 2016, waxuuna sidoo kale ku dhaw yahay inuu Jabiyo Record uu haysto Zidane ee tartanka Euro ah.

Read More »

Russia 1 Slovakia 2: Marik Hamsik Iyo Saaxibaiisa Oo Kor U Soo Qaaday Rajadooda Tartanka Euro Cup.

0 Wednesday June 15, 2016 - 18:10:59
(Kubadbile)-Xulka Qaranka Dalka Russia ayaa maanta soo gaartay Guuldaro daro aysan filayn kadib bar bardhicii England ay ku celsheen kulankii koowad waxaana maanta 2 iyo 1 ku dubatay dalka Slovakia.

Read More »

Fadeexo: Jamie Vardy Tubaako Cune Tamar ka raadiya Red Bull "Sawirro"

0 Visits: 1214 | Wednesday June 15, 2016 - 10:36:46
Jamie Vardy ayaa waxaa la ogaaday xilli uu ku jiray tababarka xulka England in uu adeegsaday Cabitaanka Tamarta Kordhiya ee Red Bull, sidoo kale waxaa lagu arkay gacantiisa Tubaako xilli uu isu diyaarinayay England vs Wales Euro 2016.

Read More »

Halkuu Ruushku kaga egyahay qaab ciyaareedka xulka qaranka Taltaaniga? (Falanqeyn)

0 Wednesday June 15, 2016 - 10:05:52
(Kubadbile)-Xiddiga khadka dhexe ee xulka qaranka Ruushka Denis Glushakov ayaa loo badinayaa inuu heegan u yahay ciyaarta Ruushku uu la dheeli doono Slovakia kadib dhaawac soo gaaray kulankii ay la ciyaareen ingiriiska.

Read More »

France Vs Albania:Falanqeyn Iyo Faafahin Ku Saabsaan Group A Les Bleus Miyey Caawa Kor Ugu Qaadi Doonan U Soo Bixitaanka Wareega Xiga Tartanka Euro Cup

0 Wednesday June 15, 2016 - 09:39:14
(Kubadbile)-Xulka qaranka kubaddalka France ayaa caawa gees galin doono dalka Albania kuwaas oo guuldaro xanuun Kala kulmay kulankii koowaad ee group A Switzerland ay la ciyaareen.

Read More »

Muxuu Cristiano Ronaldo Ka Yiri Inay Ka Adkaan Wayaan Iceland

0 Wednesday June 15, 2016 - 09:35:41
(Kubadbile)-Laacibka Kooxda Real Madrid Cristiano Ronaldo ayaa sheegay in uu ka xun yahay in ay ka adkaan wayaan xulka qaranka Iceland.

Read More »

Renato Sanches oo Jabiyay Record uu Ronaldo dhigay 12 sano ka hor

0 Wednesday June 15, 2016 - 01:49:37
(Kubadbile)-Xiddiga xulka Portugal Renato Sanches ayaa jabiyay Record- uu horey u dhigay kabtanka Portugal Chrsitano Ronaldo oo ahaa laacibki ugu da'yaraa ee Portugal tartanka Uero uga qeyb gala taariikhda.

Read More »

Gabor Kiraly oo noqday ciyaaryahanki ugu da'weynaa ee ciyaara koobka qaramada Yurub

0 Wednesday June 15, 2016 - 01:46:14
(Kubadbile)-Gabor Kiraly ayaa noqday ciyaaryahanki uu da'weynaa ee koobka qaramada yurub ka ciyaarra tariikhda siagoo jira 40 sano 75 maalin.

Read More »

Iceland oo dhibic taariikhi ah ka heshay Portugal xilli Ronaldo uu gool dhalin waayay

0 Wednesday June 15, 2016 - 00:00:38
(kubadbile) Xulalka Portugal iyo Iceladn ayaa isku garab dhacay kulanki ugu dambeeya lugta koowaad ee wareega roup-yada.

Read More »

Xulka Hungary oo 2-0 ku garaacay Austaria oo 10 ciyaaryahan ah

0 Tuesday June 14, 2016 - 21:03:49
(Kubadbile)- Hungary ayaa guul layaab leh ka gaartay dalka Austaria oo 10 ciyaaryahan ku ciyaarayay ciyaar ka dhacay Bordeaux.

Read More »

Ruushka oo Ganaax laga saaray Euro 2016

0 Tuesday June 14, 2016 - 14:53:38
Xiriirka Uefa ayaa Russia gacanta u geliyay warqad digniin ah iyo Ganaax lacageed oo daba socda fal ay taageerayaashiisu ka sameeyeen kulankii Furitaanka isugu ahaa England iyo Russia Euro 2016 oo Sabtigii ka dhacay Marseille.

Read More »

Ronaldo oo caawa Record Cusub dhigaya kuwa horena ka talaabsanaya

0 Tuesday June 14, 2016 - 12:41:54
(Kubadbile)- Kabtakanka xulka qaranka Portugal Christiano Ronaldo ayaa caawa u ciyaara xulka qaranka Portugal ee ka hortagaya dalka Iceland xilli uu eeganayo inuu Jabiyo Record hore loo dhigay kuwa kalena doonaya inuu dhigo.

Read More »

Sepp Blatter: "anigaa arkayay Talyaaniga isku aadkii Euro wey ogaayeen"

0 Tuesday June 14, 2016 - 12:38:04
(Kubadbile)-Madaxweynihii hore ee Xiriirka Kubadda Cagta Adduunka Sepp Blatter,ayaa ka dhawaajiyay in uu arkay in Talyaaniga uu ku lug lahaa isku aadkii Euro 2016-ka.

Read More »