America

C. Ronaldo oo Noqday xiddiga Lacagta ugu Badan helay 2015-kii, dhammaan Ciyaaraha, ha is dhihin waa Kubbadda Cagta!, yaa kale oo Safka ku jira?

0 Visits: 938 | Thursday June 09, 2016 - 08:37:28
Laacibka Real Madrid ayaa Uruursaday Sanadkii tegay £60 million oo Mushaar iyo Xayeysiimo qarash kasoo galay ah.

Read More »

Colombia iyo USA oo guulo gaaray ciyaaraha Coppa America 2016

0 Visits: 307 | Wednesday June 08, 2016 - 09:52:18
(Kubadbile)- iyadoo wali lagu guddo jiro wareega Group-yada Copp America 2016 oo dalak Mareykan ka dhacayo waxaa xalay la ciyaaray kulamo ka tirsan Group A.

Read More »

RASMI: Sababtii Jurgen Klopp u Daawaday Kulankii Argentina iyo Chile ee xalay oo la Ogaaday

0 Visits: 1340 | Tuesday June 07, 2016 - 12:48:58
Liverpool macallinkeeda ayaa la ogaaday sababtii rasmiga aheyd ee xalay, uu u daawaday kulankii Argentina vs Chile.

Read More »

Ogow Sababta uu Jurgen Klopp u daawanayay kulankii xalay Argentina vs. Chile, Kolba Ciyaar jaceyl maaheyn!

0 Visits: 819 | Tuesday June 07, 2016 - 09:28:59
Liverpool Macallinkeeda Jurgen Klopp ayaa waxaa uu daawaday kulankii Xalay oo Isniin aheyd Argentina ay wajahday Chile ciyaaraha Copa America.

Read More »

DI Maria iyo Banega oo guul u horseeday Argentina

0 Tuesday June 07, 2016 - 08:35:01
(Kubadbile)- Dalka Argentina ayaa guul muhiim ah ka aaray dhigooda Chile xili Messi uu keydka kasoo muuqday saiga oo aan wali kasoo kaban dhaawacii gaaray.

Read More »

Shirkad Ganacsi oo Mareykan oo la wareegtay Swansea City

0 Monday June 06, 2016 - 10:21:12
Swansea City ayaa waxaa la wareegay Gacansato reer America waxayna noqoneysaa koox kale oo ay Premier League ku yeeshaan mareykanku.

Read More »

Neymar oo ku biiray Hollywood!

0 Visits: 385 | Sunday June 05, 2016 - 08:46:56
(Kubadbile)-Weeraryahanka Reer Brazil iyo Kooxda Barcelona Neymar JR ayaa ku biiray Hay'adda Filimada ee Hollywood,waxaana uu xagaaga dambe noqonayaa jilaa Caalami ah.

Read More »

Wiilasha Naqshadda Tinta isugu faana ee Neymar iyo Justin Bieber maxay halkan ka sameynayaan?!

0 Visits: 1624 | Saturday June 04, 2016 - 11:26:17
Wiilasha uusan ka dhexeyn Xifaaltanka Kubbadda Cagta, balse ku tartama habka Style-ka Timaha, ayaa mar qura goob ay dumarku ku badanyihiin, ka sameeyay bandhig qurux Timeed ah.

Read More »

Dhammaan Ciyaartoyda Premier League ee ciyaaraya Copa America yey kooxdaadu ku leedahay?

0 Visits: 568 | Saturday June 04, 2016 - 11:26:11
Koox dhan oo ka mid ah xiddigaha Premier League ayaa ka qeyb gelaya koobka America ee ka dhacaya United States Bishan.

Read More »

20 Laacib oo lagu wado in ay wacdaro ka dhigaan Coppa America 2016

0 Friday June 03, 2016 - 11:02:14
(Kubadbile)-Laga soo bilaabo Angel Di Maria ilaa Arturo Vidal shabakada goal.com ayaa soo bandhigtay xiddigaha la filayo in ay saameyn ku yeesheen ciyaaraha Coppa America Centenario 2016.

Read More »

Arsenal, Chelsea iyo Man United oo ku dagaallamaya Saxiixa Weeraryahan Brazil u dhashay

0 Visits: 710 | Thursday June 02, 2016 - 11:11:09
Diiwaanka Suuqa ee Sanadkan kooxaha Manchester United, Chelsea iyo Arsenal ayaa lagu arkay laacib lagu tilmaamay 'Neymar-ka Cusub' kaasoo u dhashayna Dalka Brazil.

Read More »

Kabtanka Chile oo seegaya Ciyaaraha Coppa America 2016

0 Thursday June 02, 2016 - 10:09:56
(Kubadbile)- Booska Dhexe ee dalka Chile Matias Fernandes ayaa laga saaray aya dhaawac looga saaray xiddigaha dalak CHile ee ka qeyb galaya ciyaaraha Coppa America .

Read More »

Koox ku dhawaaqday in Dhamaan Ciyaartooyda ay iib kayihiin kadib markii ay ku fashilmeen Horyaalka!

0 Wednesday June 01, 2016 - 19:00:24
(Kubadbile)-Kooxda lagu magacaabo Club Tijuana ee ka dhisay Horyaalka Kubadda Cagta Dalka Mexico ayaa shaacisay in mid kasta oo ka mid ah Ciyaartoydeeda uu iibka yahay xagaagan kadib markii ay Kooxdu ka niyad jabtay kaalinta ay kaga dhameysatay Horyaalka Dalkaasi ee Liga MX.

Read More »

Pele-ga Brazil waa iib!

0 Wednesday June 01, 2016 - 18:09:20
(Kubadbile)-Xiddiggii hore ee xulka Qaranka Brazil ahna Ninka ugu goolasha badan Kubadda Cagta Adduunka inta diiwaanka laga hayo ayaa sheegay in ay iib ka yihiin,waxkasta oo ka mid ah abaalgudyadii uu ka helay Xirfaddiisa Kubadda Cagta sida,Kabaha,Maaliyadaha,Billadaha, Koobabka iyo waxyaabaha kale…

Read More »

Ciyaaryahan Caan ah oo Kubbadda Cagta Ciyaara oo laga soo badbaadiyay Burcad Afduubatay, waa kuma?

0 Monday May 30, 2016 - 10:30:13
Ciyaaryahan ka mid ah Gooldhaliyeyaasha Xulka Mexico ayey ciidamada Ammaanka ee dalkaasi kasoo badbaadiyeen Burcad uu Afduud ugu xirnaa.

Read More »

Ganacsade Mareykan ah, Charlie Stillitano oo qabanaya Tartan Kubadda Cagta Adduunka ah

0 Sunday May 29, 2016 - 14:51:38
Ganacsadaha Reer Mareykan ee Charlie Stillitano ayaa qorsheynaya in uu sameeyo tartan Kubadda Cagta ah oo ay ka qeyb galayaan Kooxaha Kubadda Cagta Dunida,kuwaas oo ka socda Horyaallada Waddamada ay ka jiraan.

Read More »

Jose Mourinho oo shan laacib keeni karo Old Trafford halka shan kale uu ceerin doono.

0 Visits: 2565 | Monday May 23, 2016 - 09:21:01
Manchester United oo maalmahan ku dhawaaqi doonta in Jose Mourinho uu yahay macalinkeeda cusub ayaa la so sheegayaa in macalin Mourinho uu durbo bilooway laacibiinta uu doonaayo inuu dalbadaa.

Read More »

Xiddig Caan ah oo Argentine u dhashay oo Toogasho lagu dilay, waa kuma?

0 Visits: 658 | Friday May 13, 2016 - 17:55:48
Laacib u dhashay dalka Argentina ayaa la toogtay dhintayna, xilli dhac hantiyeed loo geysanayay.

Read More »

Ciyaaryahankii Labaad oo muddo 2 maalin Gudaheed ah Geeriyooday

0 Visits: 544 | Monday May 09, 2016 - 08:02:50
(KUbadbile)-Kubbadda Cagta ayaa la sheegayaa in ay marxalad kale oo adag wajaheyso, markii laacib u dhashay dalka Brazil Bernardo Ribeiro uu shalay oo Axad aheyd Geeriyooday, keddib markii uu Wadnaha ka qabatimay.

Read More »

Feerka Qarnigan ugu qaalisan, Mayweather vs McGregor! Kii qarniga ee 2015 waxba ha u arkin!

0 Saturday May 07, 2016 - 09:20:31
Warbaahinta ayaa aad u hadal heysa Ninka ku guuleystay Tartanka Feerka ee UFC featherweight ,Conor McGregor oo ballansaday Floyd Mayweather oo ah Feeryahanka ka fariistay Feerka isaga oo aan marna laga adkaan.

Read More »