Wararka

DEG DEG: Neymar oo Seegi Doona Super Cup-ka Qaaradda Yurub

0 Sunday August 09, 2015 - 12:54:01
Kooxda Kubada cagta Barcelona aya shaacisay in weeraryahankeeda reer Brazil uu garoomada ka maqnaan doono laba todobaad.

Read More »

Everton oo Shaacisay qiimaha ay Daafaceedad Joh Stons kaga iibinayso Chelsea

0 Sunday August 09, 2015 - 10:50:31
Everton ayaa lasoo warinaya in ay ogalaan doonto in uu John Stones oo ku biiro kooxda Chelsea, haddii ay kooxda horyaalka ingiriirka ku guulaysatay ay bixiso qiima dhan £34 milyan oo ginni.

Read More »

Mohamed Salah Oo Goolkiisii Ugu Horeeyay U Dhaliyay Kooxda Roma

0 Sunday August 09, 2015 - 10:35:54
Ciyaaryahanka Mohamed Salah ayaa waxa uu xalay kooxdiisa Roma u dhaliyay goolkiisii ugu horeeyay ciyaar ay 3-1 kaga badiyeen kooxda Valencia taasi oo ka dhacday Mestalla, waxa ayna ku guuleysteen koobka Naranja Trophy.

Read More »

Pedro Oo Todobaadka Dambe Imaanaya Magaalada Manchester

0 Sunday August 09, 2015 - 10:23:16
Manchester United ayaa laga warinayaa inay tilaabadeedii ugu dambeesay u qaaday soo xero galinta laacibka kooxda Barcelona weerarka uga ciyaara ee Pedro.

Read More »

Chelsea oo laga soo diiday dalabkii ay ku rabtay Baba Rahman

0 Sunday August 09, 2015 - 06:39:40
Chelsea waxa ay ku soo hungowday dalabkii ugu horeeyey ee ay ka gudbisay daafaca kooxda Augsburg .

Read More »

Mourinho oo sheegay in ay 10 nin ku dagaalameen

0 Sunday August 09, 2015 - 06:27:53
Mourinho waxa uu sheegay in ay ahaayeen kooxdii wacneyd kulankii xalay.

Read More »

Boondhdeere oo guul muhiim ah ka gaartay Wadajir tartanka degmooyinka +Sawirro

0 Saturday August 08, 2015 - 16:27:23
Degmooyinka Boondheere iyo Wadajir ayaa shalay galab ku kulmay tartanka kubada cagta degmooyinka gobolka Banaadir.

Read More »

DHarkeenleey oo Quusisay Kaaraan tartanka Degmooyinka+DaawoSawirro

0 Saturday August 08, 2015 - 15:26:07
Degmada Dharkeenley ayaa garaacday degmada Kaaraan kulan katirsan tartanka kubadda cagta degmooyinka gobolka Banaadir.

Read More »

Uefa Oo Sameeysay Isreeb reebka koobka Champions League + Man United Oo Ku Jirta

0 Saturday August 08, 2015 - 14:33:05
Xiriirka K/Cagta UEFA ayaa waxa ay soo saareen qaabka ay iskugu aadeen kulamada ugu danbeeya ee isreeb reebka koobka UEFA Champions League iyadoo ay ka dhax muuqanaya kooxaha kala ah Man United ,Lazio,Valencia, Shakhtar Donetsk iyo Bayer Leverkusen.

Read More »

Everton iyo Tottenham oo isku haysta Honda

0 Saturday August 08, 2015 - 14:15:03
Labada kooxood ee kala ah Everton iyo Tottenham ayaa si rasmi ah waxa ay u shaaciyeen in ay doonayaan sidii kooxda Milan kaga soo iibsan lahaayeen ciyaaryahanka u dhashay dalka Japan ee qadka dhexe kaga ciyaara Keisuke Honda.

Read More »

Man Utd oo dalab xooggan u dirtay lucas Baglia

0 Saturday August 08, 2015 - 14:07:59
Kooxda Manchester United ayaa waxa ay shaacisay I qiimo dhan €30 milyan oo Euro ku dooneyso ciyaaryahanka kooxda Lazio qadka dhexe ugu ciyaara Lucas Biglia, balse kooxda Ac Milan ayaa iyadana xiiseeneysa.

Read More »

Rasmi:Lazio Oo Soo Bandhigtay Laacibiinta Ay Ku Soo Bilaabeyso Kulanka Juventus

0 Saturday August 08, 2015 - 10:06:01
Kooxda Lazio oo guuldaro ay soo gaartay afar kulan oo isku xigta kulmadii saaxiibtinimo ayaa galabta waxa ay la ciyaari doontaa naadiga Juventus kulanka koobka Super Cup Italia ,waxa ayna magacaawday ciyaartooyda u matali doonto.

Read More »

Horyaalka ingiriiska oo Maanta Furmaya kulamda dhacaya iyo xiliga la ciyaarayo

0 Saturday August 08, 2015 - 02:16:47
Horyaalka kubadda cagta ingiriika oo ah horyaalka ugu daawashda bdan caalamka ayaa markal dib usoo laabanaya 2015-16.

Read More »

Jose Mourinho oo Hshiis Dheer lagalay Chelsea

0 Saturday August 08, 2015 - 01:39:43
Tababaraha kooxda kubada cagta Chelsea ee dalka Ingiriiska Jose Mourinho ayaa qandaraaska u kordhiyay kooxdiisa kadib markii uu heshiis waqti dheer ah la galay.

Read More »

Horyaalki 16-aad Wiilasha Kubada Gacanta oo Muqdisho Ka Furmay +Sawirro

0 Saturday August 08, 2015 - 00:29:07
Munaasabdadda furtinaaka horyaalkii 16-aad ee Wiilsha Kubadad Gacanta ayaa maanta ka dhacday Garoonka Wiish,waxaana ka soo qeyb galay Masuuliyiin ka socotay Wasaaradda Dhalinyarada iyo isboortiga, Madaxda Guddiga Olombikada Soomaaliyeed, Madaxda xiriirada kubadda cagta, Kolayga, Laliska ,Ciyaaraha Fudud…

Read More »

Deg Deg : Liverpool FC oo Bangika ka bixin doonta £35m si ay u hesho Xidig weyn

0 Friday August 07, 2015 - 17:57:49
DEG DEG : Liverpool FC To Break Bank For £35m Ace !!!!

Read More »

CHelsea oo iska iibisay mid kamid ah Weraryahanadeeada

0 Friday August 07, 2015 - 17:27:29
Chelsea oo iibisay mid kamid ah weeraryahanadeeda qatarta ah

Read More »

Degea oo laga saaray Kooxda Bilawga Horyalka

0 Friday August 07, 2015 - 15:36:53
Ded Deg: Degea oo laga Saaray Kooxda Bilawga Horyalka Ingiriiska

Read More »

SHangaani oo guul diriq ah ka gaartay SHibis Tartanka degmooyinka+Daawo Sawirro

0 Friday August 07, 2015 - 13:02:11
Degmada Shangaani ayaa guul diqri ah ka gaartay degmada Shibis tartanka kubbadda cagta degmooyinka gobolka Banaadir,

Read More »

BREAKING: DE GEA Laga Saray Kooxda Ka hortageesa Tottenham

0 Friday August 07, 2015 - 12:11:08
Degdeg Vaan Gaal la kulmay Madaxda Naadiga Maxuu kala hadlay

Read More »