Wararka

Zlatan Ibrahimovic oo rumeeyay riyadiisa qarankiisana guul u horseeday

0 Sunday November 15, 2015 - 11:01:28
(Kubadbile) Geesiga qaranka Sweden iyo kooxda PSG ayaa riyadiisa rumeeyay markii uu goolkiisii u horeeyay abid ka dhaliyay qaranka Denmark si xulkiisa uu ugu horseedo inay u dhawaadaan ka qeybgalka tartanka qaramada Yurub ee Euro 2016.

Read More »

Luis Figo oo qaba in Mourinho uu ka bixi doono xaaladda uu ku jiro

0 Sunday November 15, 2015 - 10:44:25
(Kubadbile) Halyeygii kooxda Real Madrid iyo qaranka Portugal Luis Figo ayaa aaminsan in ninka ay isku dalka yihiin ee Jose Mourinho oo waqti adag ku jira inuu yahay kan Chelsea ka saari kara qarawga durba ay galeen xagaagan.

Read More »

Chelsea oo kooxaha Napoli iyo Atletco Madrid ka raadineysa bedelka Costa

0 Sunday November 15, 2015 - 10:32:26
(Kubadbile) Chelsea ayaa lasoo werinayaa inay indhaha ku heyso weeraryahanka Napoli Gonzalo Higuain iyo kan Atletico Madrid Antonmie Griezman si midkood bedel uu ugu noqdo Diego Costa marka suuqa kala iibsiga la gaaro.

Read More »

Waan yaabay, adna yaab!! David Beckham oo Beddel ku baxay & Beckham kale oo soo galay, Sidee? "Sawirro"

0 Visits: 609 | Sunday November 15, 2015 - 10:05:35
David Beckham ayaa beddel uga baxay kulankii Sadaqada lagu Aruurinayay, kaasoo waxa la yaabka leh ay aheyd in lagu beddelay Beckham Kale!!.

Read More »

FA: Kulankii England vs France looma Hakin doono Weerarkii Paris

0 Sunday November 15, 2015 - 09:22:55
Xiriirka Kubadda Cagta ee Dalka England FA waxaa ay sheegeen in aan loo hakin doonin Kulankii xulkoodu la qaadan lahaa Faransiiska, wuxuuna kulankaasi ka dhici doonaa Wembley keddib weeraradii Jimcaha ee Paris.

Read More »

Manchester United oo la wareegeysa Arjen Robben kana hartay Robert Lewandowski

0 Sunday November 15, 2015 - 09:22:49
Manchester United ayaa isu diyaarineysa January qaadashada Bayern Munich Weerarkeeda Arjen Robben, sida warar sheegayaan.

Read More »

Natiijada kulankii xiisaha badnaa ee Old Trafford ka dhacay + Sawirro

0 Saturday November 14, 2015 - 20:40:36
(Kubadbile) Kulan xiiso badan oo lacag loogu aruurinayay Unicef ayaa caawa gegada Old Trafford ku dhexmaray xul laga soo dhexsaaray Great Britain oo wejahay dunida inteeda kale.

Read More »

Ferguson oo amaanay tababare Carlo Ancelotti

0 Saturday November 14, 2015 - 20:26:22
(Kubadbile) Alex Ferguson oo muddo dheer soo hogaamiyay kooxda Manchester United ayaa ku tilmaamay Carlo Ancelotti mid kamid ah tababarayaasha abid ugu wanaagsan ee kubadda uu ku dhex arkay.

Read More »

Weeraryahanka Atletico Madrid oo dhaawac uu seejin doono kulamo dhowr ah

0 Saturday November 14, 2015 - 20:18:42
(Kubadbile) Atletico Madrid weeraryahankeeda Jackson Martinez ayaa lasoo weriyay inuu dhaawac soo gaaray xilli uu gudanayay waajibaadka qarankiisa Colombia.

Read More »

Taageerayaasha qaranka Ingiriiska oo heesta calanka Faransiiska ku heesi doona

0 Saturday November 14, 2015 - 20:00:12
(kubadbile) Taageerayaasha xulka qaranka Ingiriiska ayaa kula biiri doono kuwa Faransiiska ku luuqeynta La Marseillaise oo ah heesta qaranka Faransa sida ay wararku tibaaxayaan marka labada qaran ay habeenka Talaadada is arkaan.

Read More »

Juventus oo dooneysa wiilka qadka dhexe uga dheela Manchester City Samir Nasri

0 Saturday November 14, 2015 - 14:59:00
(Kubadbile) Kooxda kubadda cagta Juventus ayaa dooneysa in bisha Janaury ay isku daydo inay lasoo saxiixato wiilka reer Faransa ee qadka dhexe uga dheela Manchester City Samir Nasri.

Read More »

Cristiano Ronaldo oo loogu baaqay inuu ku laabto manchester United

0 Saturday November 14, 2015 - 14:52:19
(Kubadbile) Manchester United iyo Real Madrid halyeygoodii David Beckham ayaa ugu baaqay Cristiano Ronaldo inuu dib ugu laabto gegada Old Trafford iyo kooxdiisii hore ee Red Devils.

Read More »

Manchester United oo musiibo ay u tahay inuu dhaawacmay Carrick

0 Saturday November 14, 2015 - 14:37:03
(Kubadbile) Cayaaryahanka qaranka Ingiriiska iyo kooxda Manchester United Michael Carrick ayaa ku dhaawacmay kulankii xalay qarankiisa guuldarro 2-0 ah ay kasoo gaartay dhigooda Spain cayaar saaxiibtinimo oo Spain ka dhacday.

Read More »

Wax walbe oo aad uga baahantahay kulanka xiisaha badan ee xidigaha waa weyn ku mideyn doona Old Trafford

0 Saturday November 14, 2015 - 13:58:29
(Kubadbile) Magacyo waa weyn sida Zinedine Zidane, Sir Alex Ferguson, John Terry iyo Paul Scholes ayaa caawa ku kulmi doona gegada Old Trafford kulan xiiso badan oo Beckham soo qaban qaabiyay lacag sadaqo ahna loogu aruurinayo Unicef.

Read More »

Layliyaha qaranka Bosnia-Herzegovina oo cayaartoydiisa arki waayay ceeryaamo awgeed

0 Saturday November 14, 2015 - 13:27:15
(Kubadbile) Magaaladda 4aad ee ugu weyn dalka Bosnia-Herzegovina ee Zenica ayaa cayaar xiiso badan oo isreebreebka Euro 2016 ku dhexmartay qaramada Bosnia-Herzegovina iyo Ireland waqtigii loogu talo galay cayaarta ayaa kusoo idlaatay barbaro min gool ah.

Read More »

Anthony martial oo waqti u qaatay inuu ka hadlo wixii xalay dalkiisa ka dhacay

0 Saturday November 14, 2015 - 13:16:46
(Kubadbile) Anthony Martial oo qarankiisa metalayay xalay markii qaraxu ka dhacay illinka hore ee gegada Stade de France ayaa bartiisa twitterka kaga hadlay qaraxyadii xalay Paris ka dhacay.

Read More »

Xiriirka kubadda cagta Faransiiska oo ka walaacsan xaaladda amni ee dalkooda kahor Euro 2016

0 Saturday November 14, 2015 - 13:05:25
(Kubadbile) Xiriirka kubadda cagta dalka Faransiiska ayaa walwal iyo walaac ka qaba suurtagalnimada in koobka qaramada Yurub uu si nabdoon Faransa uga qabsoomo sanadda soo socota kaddib qaraxyadii xalay ka dhacay Paris.

Read More »

Soomaaliya oo ka qeyb gashay Shirwaynaha xiriirada kubadad Kolaga Jaamacadda Carabta+Sawirro

0 Saturday November 14, 2015 - 11:03:44
(Kubadbile)- Guddoomiyaha Xiriirka Soonmaaliyeed ee kubadda Kolayga Cabdullaahi Nuur Maxamed Cadaani ayaa ka qayb galay shirwaynaha xiriika kubadda Kolayga ee wadamda Jaamacadda Carabta oo ka dhacay dalka isutaga Imaaraadka Carabta ( UAE ).

Read More »

Man United Oo Soo Iibsaneysa Ciyaaryahanka Marko Pjaca

0 Saturday November 14, 2015 - 09:52:25
(Kubadbile)-Kooxda Bayern Munich ayaa diyaar u ah in sanduuqeeda ay u jabiso tababaraheeda Pep Guardiola waxa ayna dooneysaa in sanadkii mushaar ahaan u siiso £17m si uusan koox kale ugu biirin.

Read More »

Saddex Taageerayaal Ah Oo Ku Dhax Dhimatay Weerarkii tade de France +Sawiro

0 Saturday November 14, 2015 - 09:42:06
(Kubadbile)-Saddex qofood ayaa ku geeriyootay intii ay socotay ciyaartii u dhaxeysay dalalka Germany iyo France taasi oo ka dhaceysaay garoonka Stade de France, ka dib markii qarax ismiidaamin ah uu garoonka ka dhax dhacay. Guud ahaan 120 qofood ayaa ku dhimatay Magaalada Paris ka dib markii weeraro…

Read More »