Wararka

Falanqeynta Kulanka Man Utd vs Everton

0 Saturday October 17, 2015 - 11:36:47
(Kubadbile) Kulanka: Everton Vs. Man Utd Saacadda: 05:00 Galabnimo Geeska Afrika Garoonka: Goodison Park Garsooraha:Jon Moss (England)

Read More »

Xulalka Swaziland iyo Djibouti oo Kulankooda dib u ciyaari doona

0 Saturday October 17, 2015 - 11:09:13
Kulanka u dhexeyn doona Labada Xul ayaa waxaa uu yahay mid aad u xiiso badan, inkastoo laga badiyey Xulka Qaranka Djibouti oo markii hore lagu dhuftay Nus darsin goolal ah.

Read More »

Falanqeynta Kulanka Tottenham Vs. Liverpool

0 Saturday October 17, 2015 - 09:56:00
Dhammaan Indhaha ayaa Saarnaan doona Waxa uu sameyn doono Macallinka Cusub ee Liverpool Jurgen Klopp oo kulanka Galabta oo Sabti ah ay kooxdiisa Liverpool kula ciyaari doonto White Hart Lane dhiggeeda Tottenham.

Read More »

Daawo Sawirada: Gabdhaha Heegan oo garaacay Horseed lana wareegay hogaanka horyaalka

0 Saturday October 17, 2015 - 08:15:41
(Kubadbile) Gabdhahah Heegan iyo Horseed ayaa shalay galab garoonka Wiish isaga horymid kulan ka tirsan horyaalka kubbadda Gacanta, waxana daawashada ciyaartna kasoo qeyb galay masuulityiinta xiriirada kale gedisan, ciyaartoy hore oo caan ka ah dalka iyo taageerayaasha labada koox oo soo buux dhaafshay…

Read More »

Aqrsio kulamada Maanta dhacaya horyaalada waa wayn ee Yurub iyo saacadda

0 Saturday October 17, 2015 - 07:40:03
(Kubadbile) waxaa maanta iyo caawa qaaradda yurub ka dhacaya kulamda aad u adag oo xisoo leh kuwaa oo ka tirsan horyaalada waa waa weyn ee qaaradda yurub ee shanta ah , Premier League, Serie A, La Liga, Bundesliga iyo Ligeu 1.

Read More »

Jose Mourinho oo qaba inay xagaagan Afarta sare ka mid noqonayaan

0 Saturday October 17, 2015 - 01:48:04
(Kubadbile) Jose Mourinho oo hogaamiya naadiga Chelsea ayaa qaba in kooxdiisu ay xagaagan bilowga ah dhibta soo gaartay kasoo kabsan doonaan ayna ku dhameysanayaan ugu yaraan 4ta kooxood ee ugu sareeya.

Read More »

Wenger oo markale amaanay weeraryahankiisa Walcott

0 Saturday October 17, 2015 - 01:41:11
(Kubadbile) Macallinka Kooxda kubadda Cagta Arsenal Arsene Wenger ayaa amaan ballaaran dusha ka huwiyay weeraryahankiisa reer England Theo Walcott.

Read More »

Van Gaal oo Rooney u rajeynaya inuu gool dhalinta Eplka kasoo muuqdo

0 Saturday October 17, 2015 - 01:34:27
(Kubadbile) Macallin Louis Van Gaal oo iminka layliya kooxda Manchester United ayaa hogaamiyihiisa kooxda Kabtan Wayne Rooney u rajeynaya inuu mar kale si wacan uga soo muuqdo gool dhallinta EPLka.

Read More »

Jurgen Klopp oo ku guuleysan doono xagaagan Epl

0 Saturday October 17, 2015 - 01:28:18
(Kubadbile) Macallinka kooxda Liverpool ayaa loo saadaaliyay inuu xagaagan hanan doono horyaalka Ingiriiska ee EPLka.

Read More »

Kooxda Banaadir oo ku guulaysatay koobka maalinta indhoolayaasha +Sawirro

0 Friday October 16, 2015 - 23:05:06
(Kubadbile) Kooxaha kubadda cagta Banaadir SC iyo Heegan ayaa kulan dhaqaalo loogu uururinayo indhoolayahsa Soomaaliyeed ku yeeshay garoonka Banaadir , waxaana kasooa qayb galay masuulittin ka socotay ururka indhoolaayaasha Soomaaliyeed iyo madaxda xirirka kubbadda cagta.

Read More »

Daawo Sawirada: Da'yarta kooxda Heegn oo ku guulaysatay tartanka Junyarka+Sawirro

0 Visits: 907 | Friday October 16, 2015 - 23:02:11
(kubadbile) Waxaa maanta garoonka Banaadir lagu soo gebagabeeyay tartanka junyarka kooxaha heerka koowaad kubbadda cagta dalka oo ay ka qeyb galeen siddeeda koox ee horyalka baaqi kusi ahaan doona xaggaga dambe.

Read More »

Zlatan oo lagu abaal mariyey rikoor dahab ah

0 Friday October 16, 2015 - 15:53:38
(Kubadbile) - Weeraryahanka Paris Saint-Germain Zlatan Ibrahimovic waxa uu gudoomay rikoor dahaba kaalintiisii astaanka qaranka ee Sweden uu ku lahaa.

Read More »

Lewandowski wuu ku guuleysan doonaa Klopp Liverpool

0 Friday October 16, 2015 - 15:34:38
Weeraryahanka xilli ciyaareedkan ugu qatarta badan ee Bayern Munich Robert Lewandowski ayaa kkalsoon in Jurgen Klopp uu guulo ku gaari doono Liverpool.

Read More »

Jose Mourimho oo xaqiijiyey maqnaanshaha Ivanovic balse afar xal ayaa jira

0 Friday October 16, 2015 - 15:15:00
(Kubadbile) - Tababaraha Chelsea Jose Mourinho ayaa xaqiijiyey in Bransilav Ivanovic uu seegi doono kulanka Chelsea ay la dheeli doonto Aston Villa kaddib markii uu ku dhaawacmay waajibaadkiisa qaran.

Read More »

Aabaha dhalay Neymar oo xaqiijiyay in xagaagaan bilowgiisii uu dalab uga yimid Man UTD

0 Friday October 16, 2015 - 14:42:39
(Kubadbile) Dhawaan waxaa isa soo tarayay warar kala duwan oo si kala duwan uga hadlay in kooxda Manchster United ay dalab ka gudbisay weeraryahanka Barcelona Neymar inta Suuqa kala iibsiga cayaartoyda uu furnaa.

Read More »

FA oo joojisay taageeraddii ay siin jirtay Platini

0 Friday October 16, 2015 - 14:26:20
(Kubadbile) Xiriirka Kubadda Cagta Ingiriiska ee Football Association ayaa goordhaw si rasmi ah u cadeysay inay joojisay wada shaqeynta iyo garab siinta Madaxweynaha Uefa Micheal Platini.

Read More »

Kulanka ugu adag horyaalka kubbadda Gacanta Gabdhaha oo galabta garoonka WiiSh ka dhacaya

0 Visits: 648 | Friday October 16, 2015 - 10:33:01
(Kubadbile)-Waxaa galabta lagu wada in uu garoonka Wiish marti geliyo kulanka ugu adag horyaalka kubbadda gacanta gabdhaha.waxaa galabta ku loolami doona kooxaha sida wyen u xafiltama ee horseeed iyo Heegan.

Read More »

Video:Daawo: Taageerayaasha kooxda Club Africain Oo dhexdooda Kuraas Isla dhacay

0 Thursday October 15, 2015 - 23:44:01
(Kubadbile) Taageerayaal ka tirsan naadiga Club Africain Tunis ayaa dhexdooda is tuuryeeyay iyagoo isku adeegsanaya kuraas iyo wax kasta oo ay gacantoodu soo qabato, waana arin lama filaan ku noqday taageerayaashii kasoo hor jeeday ee ay xafiil tamayeen.

Read More »

Sawiro:Adidas Oo Dharka Man United U Sameeysay Astaanta Chelsea

0 Visits: 461 | Thursday October 15, 2015 - 23:27:27
(Kubadbile) Shirkada Adidas ee laga leeyahay dalak Jarmalka ayaa waxay sameyasay khalad aad u wayn , iyadoo xayaysiin u sameynaysay dharka tababarka koxda Manchester United .

Read More »

Cayaartoy Eritrea u dhashay oo kadib isreeb reebka KA weydiistay Botswana magan gelyo

0 Thursday October 15, 2015 - 22:45:05
(Kubadbile) 10 cayaaryahan oo u dhashay Eritrea ayaa diiday inay dib ugu laabtaan dalkooda kadib kulan ka tirsan Isreeb reebka Koobka Adduunka ee 2018ka oo ay la yeesheen xulka Botswana, Iyagoo dalka Botswana waydiistay magan galyo.

Read More »