Uefa ueropa League

Ueropa League wareega 32 oo caawa la cayaarayo ogooow saacadda

0 Visits: 264 | Thursday February 18, 2016 - 09:48:16
(Kubadbile)-Waxaa caawa qaarada Yurub kdhacaya kulamda koobka Uefa Ueropa League 2015-16 wareegisa 32-aad.

Read More »

Kulamada Caawa ee Champions League iyo Europa League, Saacadaha ay dhacayaan

0 Tuesday February 16, 2016 - 10:22:45
Kulamo xiiso badan oo ka tirsan Champions league iyo Europa League ayaa caawa ka dhacaya Garoomada kala duwan ee Yurub, waxaana jiri doona Kulanka PSG ay soo dhoweyn doonto Chelsea.

Read More »

Liverpool oo Wajaheysa 9 kulan 29 Maalmood!!, keddib garab dhicii FA Cup ee West Ham "Sawirro"

0 Sunday January 31, 2016 - 11:51:06
Liverpool ayaa ciyaari doonta Bisha February Kulamadii ugu badnaa iyadoo la ogyahay Garab dhicii Xalay ee Kooxda West Ham.

Read More »

DEG DEG: FIFA Oo Shaqada Ka erisay Xoghayihii Guud Ee FIFA Jerome Valcke

0 Wednesday January 13, 2016 - 13:17:39
( Kubadbile)-Hey'adda kubadda cagta aduunka ee FIFA ayaa si dhaqso ah ugu dhawaaqday inay shaqadii ka erisay xoghayihiid guud ee ururka Jerome Valcke ,kadib dhacdooyin xasaasi ah oo la isla qaatay maanta.

Read More »

'Waayihii kubadda aan ku lug lahaa waa ay dhamaadeen'

0 Wednesday December 23, 2015 - 11:18:23
(Kubadbile) Madaxweynihii hore ee xiriirka kubadda cagta Adduunka Sepp Blatter ayaa cadeeyay in la joogo dhamaadka waayihii uu ku lug lahaan lahaa cayaaraha nooc walbe oo ay ahaadaanba.

Read More »

Isku aadka Europa League ee 32-da koox oo lasoo Saaray

0 Monday December 14, 2015 - 15:59:58
Kooxaha England ayaa ku beegmay kooxo aan Sahlaneyn marka laga reebo Man Utd oo ku dhacday koox aan sidaa u xoog badneyn, Midtjylland.

Read More »

VIDEO: Illeyn Klopp Rigoorada wuu ka baqaa?!!

0 Saturday November 28, 2015 - 16:41:47
Liverpool macallinkooda Jurgen Klopp ayaa soo bandhigay habka rigoore Tuurka kooxda oo markii la ridayay Rigoore ay ku rideen Bordeaux ciyaartii Europa league.

Read More »

Liverpool: Daniel Sturridge oo diyaar ah kulanka Bordeaux

0 Thursday November 26, 2015 - 11:13:03
Daniel Sturridge ayaa kasoo muuqan doona kulanka kooxdiisa Liverpool ay ciyaareyso, tan iyo markii Jurgen Klopp uu shaqada qabtay, ciyaarta Europa League ee ay maanta wajahayaan Bordeaux.

Read More »

Aqriso kulamada Koobka Uefa Europa League ee Caawa iyo Saacadda la ciyaarayo

0 Thursday November 26, 2015 - 10:25:00
(Kubadbile)-Waxaan Caawa laguwada in Qaradda Yurub ay ka dhacaan kulamadii 5-aad ee koobkja Uefa Europa League oo ah koobka Labaad ee Yurub.

Read More »

Coutinho oo waayi doona kulanka Bordeaux

0 Tuesday November 24, 2015 - 16:52:19
Laacibka dalka Brazil ayaa la beddelay kulankii Manchester City oo laga shakisanyahay in uu dhaawac soo gaaray.

Read More »

Klopp oo wacad ku maray inuu sii wadayo guulaha uu Yurub kaga soo hoynayo Reds

0 Saturday November 07, 2015 - 14:41:57
(Kubadbile) Jurgen Klopp maareeyaha kooxda Liverpool ayaa wacad ku maray in kooxdiisa Liverpool ay sii wadi doonto guulaha ay ka gaarayaan tartamada Yurub.

Read More »

Dhammaan Natiijooyinka Europa League ee xalay

0 Friday November 06, 2015 - 13:47:55
Kulamo ka tirsan Koobka Europa League ayaa laga ciyaaray Garoomada kala duwan ee Qaaradda Yurub, kooxo ay Liverpool ka mid tahay waa ay badiyeen.

Read More »

Mihajlovic: Ciyaartoyda AC Milan ayaa Sabab u ah Buuqa Taageerayaasha

0 Visits: 314 | Sunday October 25, 2015 - 09:05:13
AC Milan Tababaraheeda Sinisa Mihajlovic ayaa sheegay in isaga iyo Ciyaartoydu ay sabab u yihiin qeyla dhaanta kasoo yeertay taageerayaasha Kooxda.

Read More »

Aqriso Kulamada Caawa ee Koobkla Uefa Ueropa League iyo Saacadaha la ciyaarayo

0 Thursday October 22, 2015 - 10:18:32
(kubadbile) Waxaa caawa qaaradda yurub la ciyaarayaa kulamadi seddexaad ee Koobka Uefa Ueropa League waxaana ku loolami doona kooxa kujira dhammaan Group'yaada oo koobkan ka kooban yahay.

Read More »

Maxay iska Shabahaan Madaxweyne Barack Obama & Jurgen Klopp Kulanka Rubin Kazan "Sawirro"

0 Thursday October 22, 2015 - 09:31:35
Liverpool ayaa wajihi doonta kooxda Russia ka socota ee Rubin Kazan tartanka Europa League Caawa, waxaana ay noqoneysaa Klopp oo markiisii u horreysay Liverpool ku hoggaamin doona Anfield.

Read More »

Klopp: waan Aaminsanahay Sturridge 100%

0 Tuesday October 20, 2015 - 09:51:54
Liverpool Macallinkeeda Cusub, Klopp ayaa waxaa uu aad kalsooni ugu qabaa Laacibka Sturidge, kaasoo keeni kara natiijo fiican Anfield.

Read More »

Kooxaha Yurub Oo Dadka Muslimiinta Ugu Hambalyeeyay Sanadka Cusub Ee Hijriga

0 Wednesday October 14, 2015 - 10:26:58
Naadiyada Yurub ayaa Umadda Muslimiinta ah ee Aduunka ugu hambalyeeyay bilaabashada Sandka cusub ee hijriga ee 1437.

Read More »

Aqriso Dhamaan natiijooyinkii koobka Uefa Ueropa League yaa guul garyay yaase lagaraacay?

0 Visits: 414 | Friday October 02, 2015 - 07:19:05
(Kubadbile) Waxaa xalay qaaradda yurub ka dhacay kulamadi labaad ee koobka labaad ee Yurub (Uefa Ueropa League. 2015-16), waxana xalay guulo muhiim soo gaaray ogaray kooxaha talyaaniga Napoili IYo Fiorantina hala kuwa ingiriiska yottenham iyo Liverpol ay barbaro ku dhamnaysteen kulamadooda.

Read More »

kooxaha Arsenal iyo Barcelona oo hoos uga dhacay qiimeynta UEFA. Sabab?

0 Visits: 424 | Thursday October 01, 2015 - 13:18:45
(Kubadbile) - Kooxaha Arsenal iyo Barcelona waxaa ku yimi hoos u dhac dhinaca kala sareynta UEFA kaddib markii ay bandhig aan wanaagsaneyn ka sameyeen heerka Group-yadda Champions League ilaa iyo hadda.

Read More »

Daniel Sturridge oo seegaya kulanka Sion

0 Visits: 274 | Wednesday September 30, 2015 - 19:42:26
Brendan Rodgers ayaa shaaca ka qaaday in Kooxda uu ka maqnaanayo Daniel Sturridge kulanka Europa League ee ay wajahayaan Kooxda Sion Khamiista.

Read More »