Uero

Conte oo xalay Sanka ka jabay,maxaa ku dhacay?

0 Tuesday June 14, 2016 - 12:20:11
(Kubadbile)-Tababaraha Xulka Qaranka ee Talyaaniga Antonio Conte ayaa xalay Sanka Dhiig ka siidaayay intii uu socday kulankii u dhaxeeyay Xulalka Talyaaniga iyo Belgium-ka ee uu Tayaaniga ku badiyay 2-0.

Read More »

Horudhaca Portugal iyo Iceland

0 Tuesday June 14, 2016 - 09:23:57
(Kubadbile)- Xulka kubadda cagta Portugal ayaa caawa soo dhaweynaya Xulka Icland oo marki ugu horeysay tartanka Uero ka qeyb galaya.

Read More »

Kaftan Mise Raaxeysi: Marco Parolo Xidigaha Italia Waa Hal Qoys Hadii DNA Nagala Qaado

0 Tuesday June 14, 2016 - 09:17:10
(Kubadbile)-Laacibka Xulka Qaranka Talyaniga Iyo Kooxda Lazzio Marco Parolo Ayaa Ku daray xidigaha dalka Belgium ee aadka loo buunbiiniyay in Laacibiinta Azzuri Ay yihiin Hal qoys Cidna Aysan Ka Baqayn.

Read More »

Steven Davis oo noqday Ciyaaryahankii ugu horreeyay ee fuliyay mid ka kid ah Sharciyada cusub ee Ciyaaraha.

0 Tuesday June 14, 2016 - 09:04:45
(Kubadbile)-Tartanka Euro 2016 ee 5 maalin Jirka aha ayaa waxaa durba lagu fuliyay Labo ka mid ah Sharciyada cusubee kubadda Cagta lagu soo kordhiyay waxaana mid ka mid ah billaabay Xiddigga lagu magacaabo Steven Davis ee Kabtanka Southamton iyo Xulka Northern Ireland.

Read More »

Muxuu Antonio Cente Ka Yiri Guushii Ay Wiilasha Azzzuri Ka Gaareen Belgium?

0 Tuesday June 14, 2016 - 01:57:37
(Kubadbile)-Macalinka Xulka Qaranka Talyaniga Antonio Conte ayaa ka hadlay Guushii Azzuri ka gareen kulankii koowaad ee Warwega Groubyada Koobka Qaramada Qarada Yurub Isagoona Amaan dusha kaga Tuuray xidigaha Dalkiisa qaabka ay meel isaga Saareen Xulka Belgiumka oo Sanadkaan aad u adag Marka Loo Eego…

Read More »

Xulka talyaaniga oo laba gool oo cajiib ah kaga adkaaday xulka Belgium

0 Tuesday June 14, 2016 - 00:16:47
(Kubadbile)- Xiddigaha qiimeynta aduunka kaga jira kaalinta koowaad ( Belgium)ayaa garoonka soo galay iyaga oo ku rajo weynaa in ay guusha heli karaan islamarkaana loo saadaalinayay hanashada koobkan iskaba daaye in ay guul ka gaaran Italy.

Read More »

Buffon oo shaaca ka qaaday sababta uu u diiday in lala barbar dhigo Courtois.

0 Monday June 13, 2016 - 15:39:36
(Kubadbile)-Gool hayaha rug cadaaga ee xulka qaranka talyaaniga iyo kooxda Juventus Gianlugi Buffon ayaa xaqiijiyay in in Talyaanigu uu diyaar u yahay sidii uu u waajihi lahaa xulka qaranka Biljimka kulanka qeybta ka ah koobka qaramada qaarada Yurub ee sanadkan 206ka.

Read More »

Schweinsteiger oo xalay xaqiijiyay wax ay sameen waayeen ciyaartoyda Jarmalka 20 sano.

0 Monday June 13, 2016 - 15:36:03
(Kubadbile)- Xiddiga xulka qaranka Jarmalka iyo kooxda Manchester United Schweinsteiger ayaa xalay dib u soo xasuusiyay taariikhda xulka jarmalka dhacdo ugu dambeysay 20 sano ka hor.

Read More »

Ma ilaashan doonaa Conte rikoorka guul darro la'aanta intuu leylinayay xulka Talyaaniga?

0 Monday June 13, 2016 - 15:11:18
(Kubadbbile)-Jamaahiirta xulka kubadda cagta Talyaaniga ayaa ka cabsi qaba ciyaaraha kusoo aadan qarankooda sababo la xiriira adkaanshaha guruubka uu ku jiro Talyaaniga oo ay ka mid yihiin wadamada Sweden,Biljimka iyo Ireland.

Read More »

Layaab!!! Ciyaaryahan caan ah oo saadaaliyay xulka ku guuleysan doona koobka Euro ee 2016k-a.

0 Monday June 13, 2016 - 14:52:56
(Kubadbile)-Xidigii hore ee kooxaha Ajax,Roma,Tottenham iyo Celta Vigo Ahmed Hossam Mido ayaa saadaaliyay xulka ku guuleysan kara koobka qaramada qaarada Yurub ee sanadkan 2016ka.

Read More »

Dowladda Faransiiska oo soo jeedisay in aan laga iibin taageerayaasha wax aysan ka maarmin noloshooda

0 Monday June 13, 2016 - 14:40:55
(Kubadbile)-Xukuumadda Faransiiska ayaa ku boorisay dhammaan magaalooyinka marti gelinaya ciyaaraha qaramada ee qaarada Yurub sanadkan 2016-ka in ay mamnuucaan in lagu iibiyo qamriga meelaha u dhow goobaha ay ku kulmaan taageerayaasha.

Read More »

Morata wa inu sugo Euro 2016

0 Visits: 272 | Monday June 13, 2016 - 13:56:44
(Kubadbile)-Xidiga diirada u saaran kooxaha ugu waa weyn ee Ingiriiska ayaa la shegayaa inuu sugi doono Euro 2016

Read More »

David Silva oo isu diyaarinaya kulankii 100-aad ee Qaranka Spain, Rajana ka qaba Hanashada Euro-gii 3-aad

0 Monday June 13, 2016 - 11:20:17
Laacibka kubbad qaabeeyaha ah ee Manchester City ayaa ka mid ahaa Safka xulkiisa Spain 10-sano wuxuuna doonayaa in uu safka soo galo kulankii 100-aad, inta ay socdaan ciyaaraha Euro 2016.

Read More »

Xasaasi: England iyo Russia oo laga saarayo Euro 2016 "Sawirro"

0 Visits: 1027 | Monday June 13, 2016 - 09:25:22
England garabdhicii ay la gashay Russia keddib taageerayaasha ayaa aad isula dhex qaaday dagaal dhagax iyo Gacanta la isu adeegsaday kulankii ka dhacay magaalada Marseille.

Read More »

Ogow Sabab ay, Jose Mourinho iyo wiilkiisu u daawadeen kulankii garab-dhaca ee England 1-1 Russia

0 Visits: 1236 | Monday June 13, 2016 - 08:36:55
Jose Mourinho ayaa daawaday kulankii England ay ku garab dhacday Russia ciyaaraha Euro 2016, sidoo kalena waxaa cajiib ahaa in uu wiilkiisu la daawaday kulankaas.

Read More »

CASILLAS OO SAFKA SOO GELAYA! SAAMEYNTA EEDEYNTA GALMADA AH EE DE GEA KU LEEDAHAY SPAIN

0 Visits: 808 | Monday June 13, 2016 - 08:35:29
Waa sheeko aan u Naxariis iyo Maqal wanaagsaneyn David De Gea falalka Galmo ee lagu eedeeyay oo xataa saameyn lixaad leh ku yeeshay Spain oo manta ciyaareysa kulankeeda u horreeya ee Euro 2016.

Read More »

Captain Xulka Croatia Darijo Srna Oo Dib Ugu Laabtay Dalkiisa Kadib Geeridii Aabihii

0 Monday June 13, 2016 - 07:51:37
(Kubadbile)-Sida Ay ku soo warantay majalada Goal.com Captainka xulka Croatia Drijo Srna Ayaa waxaa geeriyooday Aabihii Kaasi Oo ku geeriyoodaay dalkiisa Waxana xidigaan uu deg deg ugu Laabtay Dalkiisa Hooyo Si Uu U Soo Guto Wajibaadkiisa.

Read More »

Casillas: Waxaan ciyaaraha ka fariisan doonaa marka uu Buffon Fariisto

0 Sunday June 12, 2016 - 12:38:47
Spain Goolhayaheeda Iker Casillas ayaa yiri in aan ciyaaraha ka fariisto waxay ku xirnaan doontaa in uu Italy dhiggeyga u ciyaara Gianluigi Buffon ku dhawaaqo ka fariisiga ciyaaraha caalamiga ah.

Read More »

Gianluca Vialli oo sii sheegay xulka Sanadkan ugu Difaaca adag EURO 2016, Ma ku Raacsantahay?

0 Sunday June 12, 2016 - 12:05:40
Gianluca Vialli ayaa sii shaaciyay xulka ugu difaaca adag Euro 2016, balse xulkaasi laguma kalsoonaan karo habkooda Weerarka.

Read More »

Yey Taageereysey Hooyada dhashay Granit Xhaka iyo Taulant Xhaka?

0 Sunday June 12, 2016 - 09:53:01
(Kubadbile)-Waxaa Shalay gelinkii dambe wada dheeley labo Cayaaryahan oo isla dhalatay kuwaas oo u kala dheelayey Wadaamada kala ah Switzerland iyo Albania kuwaas oo lagu kala Magacaabo Granit Xhaka iyo Taulant Xhaka.

Read More »