World Cup

Costa oo Ammaan ka helay Julen Lopetegui, Macallinka Spain

0 Visits: 389 | Tuesday September 06, 2016 - 08:52:29
Spain macallinka dhowaan loo magacaabay Julen Lopetegui ayaa waqti u qaatay in uu ammaano Diego Costa oo hurdada ka kacay kulankii Isniinta ee 8-0 koobka Adduunka ay ku garaaceen Liechtenstein.

Read More »

La Yaab! Messi oo doonaya in uu ku biiro Koox aadan adigaba u ciyaari laheyn

0 Visits: 1173 | Monday September 05, 2016 - 10:15:40
Barcelona Laacibkeeda Lionel Messi ayaa sheegay in uu doonayo in uu ku biiro koox adigaba aadan codsan laheyn ka mid noqoshadeeda.

Read More »

Dhammaan Natiijooyinka Kulamadii is reereebka Koobka Adduunka ee Qaaradda Yurub

0 Visits: 322 | Monday September 05, 2016 - 10:07:56
Kulamo ka tirsan Koobka Adduunka 2018 is reereebkiisa ayaa la ciyaaray Xalay, waxaana jira xulal waaweyn oo Guulo ku billowday is reereebkaas.

Read More »

Slovakia 0-1 England, Adam Lallana oo Caawiyay Allardyce

0 Visits: 243 | Monday September 05, 2016 - 10:07:48
England waxaa u billowday waayo cusub oo ay ku furatayna Guul waqti dambe timid.

Read More »

VIDEO: Kelechi Iheanacho oo digniin u diray Man Utd, bal ila Arag Gool uu qarankiisa u dhaliyay

0 Visits: 513 | Sunday September 04, 2016 - 09:58:19
Manchester United taageerayaasheeda ayaa Sergio Aguero in uu seego Manchester derby, farxad ka qaaday.

Read More »

Qoys Banooni, Aguero oo ka degay Argentina si uu usoo daawado Walaalkiis oo Ciyaaraya

0 Visits: 610 | Sunday September 04, 2016 - 09:23:06
Isagoo seegay shaqadii uu qarankiisa Argentina u qaban lahaa, lana tacaalaya Premier League Ganaax laga saaray, Sergio Aguero ayaa ku laabtay dhulkiisa, wuxuuna daawan doonaa horyaalka dalkaas kulan ka tirsan.

Read More »

La Ogaaday: Shaxda Xulka Azzurri Italia Ay Kaga Hortageeyso Israel Oo Lasii Ogaaday

0 Visits: 412 | Sunday September 04, 2016 - 08:15:52
Italy- Axad

Read More »

Suarez: Kubbadda Cagta ayaa u baahan Messi

0 Visits: 366 | Saturday September 03, 2016 - 09:11:21
Kubbadda Cagtu waxay ahaan laheyd meel lagu caajiso haddii laga waayo Lionel Messi, sida uu qabo laacibka ay wada joogaa Barcelona ee Luis Suarez.

Read More »

Cafu: Bellerin aniguu ila mid yahay!

0 Visits: 316 | Saturday September 03, 2016 - 09:09:39
Ninka labada mar ku guuleystay Koobka Adduunka Cafu ayaa yiri Arsenal difaaceeda Hector Bellerin aniga ayuu ila mid yahay.

Read More »

England vs Slovaki, Qish laga helay Safka Allardyce Tottenham ayaa ugu Badan, Man Utd mase Liverpool yaa xiga?

0 Visits: 560 | Saturday September 03, 2016 - 08:57:40
Roy Hodgson ayaan weli safkiisii laga tiri meesha tan iyo imaatinka Big Sam, oo ciyaartoyda qaar usii sheegay safka Axadda ee Slovakia.

Read More »

Leonardo Bonucci oo kusoo laabtay Xulka Talyaaniga

0 Visits: 268 | Saturday September 03, 2016 - 00:16:04
Italy- Sabti

Read More »

Brazil oo guul taariikhi ah ka gaartay dalka Ecuardor

0 Visits: 389 | Friday September 02, 2016 - 10:32:15
Ecuador- Jimco

Read More »

Messi oo kusoo laabtay Xulkiisa guulna u horseeday isreebreebka koobka adduunka

0 Visits: 289 | Friday September 02, 2016 - 10:18:30
Argentina- Jimco

Read More »

Kabtanka cusub ee xulka Germany oo la magacaabay

0 Visits: 295 | Thursday September 01, 2016 - 20:09:34
Munich- Qamiis

Read More »

Messi oo caawa u ciyaaraya Qarankiisa, wajahayana Uruguay sidee?

0 Visits: 344 | Thursday September 01, 2016 - 12:41:09
Argentina macallinkooda Edgardo Bauza kuma uusan qancin hadal ay dhowaan soo saartay Barcelona oo ahaa in Lionel Messi uu dhaawac yahay, wuxuuna leeyahay wuu ciyaari doonaa kulanka Uruguay ee koobka Adduunka Caawa.

Read More »

Guul kuma aysan gaarin 33-Sano – Brazil ma iska dhaqi doontaa ceebta guuleed ee ka heysata Caasimadda Ecuador?

0 Visits: 474 | Wednesday August 31, 2016 - 09:44:59
Brazil ayaa Khamiista la billaaban doonta macallinkeeda cusub ee Tite oo kulankiisii ugu horreeyay ee uu xukunka hayo ka hor tegaya Ecuador is Reereebka Koobka Adduunka.

Read More »

Rooney ayaa sii ahaanaya Kabtanka England – balse booska waa laga beddelayaa!

0 Visits: 489 | Tuesday August 30, 2016 - 08:09:52
Kabtanka Manchester United ayaa waxaa laga beddeli doonaa booska uu ka ciyaarayay, ha yeeshee wuxuu sii ahaanayaa Kabtanka Qaranka England, sidaas waxay aheyd Doorashada xalay ee Macallin Sam.

Read More »

Barcelona oo shaacisay Dhaawac soo gaaray Messi, Ilaa goormee Maqnaan doonaa?

0 Visits: 572 | Tuesday August 30, 2016 - 07:24:32
Lionel Messi ayaa seegi doona kulanka is reereebka Koobka Adduunka ee xulkiisa Argentina uu wajahayo Uruguay iyo kan Venezuela keddib markii Barcelona ay arrintan Xaqiijisay.

Read More »

Renato Sanches oo laga saaray Safka xulka Portugal

0 Visits: 484 | Tuesday August 30, 2016 - 07:15:50
Renato Sanches ayaa laga reebay xulka Portugal keddib dhaawac soo wajahay laacibkan, Bayern Munich ayaa sidaas xaqiijisay.

Read More »

Luka Modric oo kabtan u noqonaya Xulka Croatia yuu kala wareegayaa

0 Visits: 285 | Monday August 29, 2016 - 16:05:22
Croatia- Isniin

Read More »