America

Neyman oo aan ka qeyb geli doonin Coppa America ogow Sababta.

0 Thursday April 21, 2016 - 10:05:14
(Kubadbile)- Kooxda Barcelona ayaa ku dhawaaqday in Neymar ka qeyb geli doonin ciyaaraha Coppa America marki ay heshiis kala gareen xiriirka kubadda cagta Brazil (CBF)

Read More »

Man United oo £70 ku dooneysa Gonzalo Higuain

0 Sunday April 17, 2016 - 09:21:26
(Kubadbile)-Saxaafad dalka Ingiriiksa ayaa qoreysa in tababaraha lagu in inuu kusoo biiro Manchester United Jose Mourinho uu doonayo gool dhaliyaha kooda Napoli iyo xulka Argentina Gonzalo Higuain.

Read More »

Barcelona oo sheegtay In Neymar uusan ciyaari karin Coppa America iyo Olympic Games

0 Saturday April 16, 2016 - 01:22:04
(Kubadbile)-Kooxda Barcelona ayaa sheegtay inaysan weeraryahankeeda Reer Brazil u ogolaan doonin inuu xulkiisa u ciyaaro ciyaaraha Olympic-ada Aduunka iyo Coppa America oo sandkan dhacaya.

Read More »

VIDEO: Waligey ma Arag Otoreeto ama gool iska dhalis ah oo ka qurxan!!

0 Saturday April 09, 2016 - 11:30:15
Goolhayaha xulka Tahiti Mickael Roche ayaa iska dhaliyay Otoreetadii ama kama' goolkii ugu Qurxanaa uguna yaabka badnaa Abid ee Kubbadda Cagta.

Read More »

Brazil oo u dagaallameysa in Neymar uu xulka u ciyaaro Copa America iyo Olympics

0 Saturday April 09, 2016 - 11:14:01
Xiriirka Kubbadda Cagta ee Brazil, Brazilian Football Confederation (CBF) ayaa wacad ku maray in Neymar uu xilkiisa xulka Copa America iyo Olympic Games xagaagan labadaba uu ciyaari doono.

Read More »

Ogow: Zidane maahane 20-ka Tababare ee iyagoo dheelaya Hantay Ballon d'Or

0 Visits: 378 | Friday April 01, 2016 - 14:54:34
Waxaan Maanta idiin soo gudbineynaa 20-ka Tababare ee ayagoo ciyaartoy ah ku guuleystay Abaal marinta Laacibka Adduunka ugu Wanaagsan ee Ballon d'Or.

Read More »

Suares oo guul ka hor istagaay Xulka Brazil oo laba gool kala hormaray dalkiisa Uruguay+Sawirro

0 Saturday March 26, 2016 - 07:12:56
(Kubadbile)-Kadib 640 maalin Luis Suares ayaa dib ugu soo laabtay xulkiisa kana badbaadiyay guuldaro kasoo gaarta xulka Brazil oo ay kulan katirsan isreebreebka koobka Aduunka ku yeesheen dalka Brazil.

Read More »

Xataa Barack Obama iyo Gabdhihiisa oo ku Fashilmay la kulanka Lionel Messi "Sawirro"

0 Visits: 664 | Thursday March 24, 2016 - 15:48:19
Madaxweynaha Dalka Mareykanka Barack Obama ayaa hadda ku jira Booqashadiisa Dalka Argentina.

Read More »

Dybala oo laga reebay safka qaranka Arjantiin

0 Wednesday March 23, 2016 - 21:07:01
(Kubadbile) Weeraryahanka kooxda Juventus ayaa dib looga reebay qaranka Arjantiin oo kulamada isreeb reebka koobka adduunka la dheelaya qaramada Chile iyo Bolivia.

Read More »

Lionel Messi iyo Sergio Aguero oo ku soo laabtay shaxda xulka qaranka Arjantiin

0 Tuesday March 08, 2016 - 20:03:03
(Kubadbile) Weeraryahanka kooxda Barcelona Lionel Messi iyo kan Manchester City Sergio Aguero ayaa dib ugu soo laabtay shaxda xulka qaranka Arjantiin.

Read More »

Garoonka Maracana oo lagu qabanayo Final-ka Ciyaaraha Olympic-da Sanadkan

0 Wednesday February 24, 2016 - 16:10:59
Brazil garoonkeeda ugu Caansan ee Kubbadda Cagta ayaa marti qaadi doona ciyaaraha Rio2016 Olympics, waana garoonka Maracana, kaasoo ay Fifa xaqiijisay in uu dhici doono August 19-keeda.

Read More »

Isku aadka Copa America 2016 oo la sameeyay, Argentina vs Chile mar kale

0 Monday February 22, 2016 - 10:51:43
Kulankii deriska ee ku dhammaaday 0-0 garab dhac ah, ha yeeshee Gonzalo Higuain uu lumiyey looga qaaday Argentina Koobka, ayaa haddana dib loo dheeli doonaa oo wiilasha macallin Jorge Sampaoli ayaa qaba in uu mar kale dib u garaaci karo.

Read More »

Ciyaaryahan Nafta dhaafiyay Garsoore Roose u taagay, Ciyaaryahan kalena Dhaawacay

0 Visits: 572 | Tuesday February 16, 2016 - 09:45:44
Garsoorahan ayaa 3 xabadood lagula dhuftay, Argentina waxaa sidaas sameeyayna waa Ciyaaryahan uu Roose u Taagay.

Read More »

Everton oo laga iibiyay John Moores Garoon ayuu dhisayaa Ciyaatoyna waa keenayaa "Sawirro"

0 Thursday February 11, 2016 - 10:54:09
In kooxda Everton uu qaato Maal gashade u dhashay Mareykanka, Taageerayaasha waxaa ay geliso qiiro waxayna filayaan darajo wanaagsan hankuna sare ayuu u kacay.

Read More »

Ma taqaan kooxda iyo Xiddigaha uu taageero Pope Francis? "Sawirro"

0 Friday February 05, 2016 - 17:19:28
Ronaldinho ayaa si gaar ah ula kulmay Pope-ka oo la aaminsanyahay in uu ciyaar ahaan aad u taageero Ninkaas.

Read More »

VIDEO: La yaabka Kubbadda Cagta, Garsoore Ronaldinho ka codsaday in uu u Saxiixo Jaallaha!!!

0 Visits: 255 | Sunday January 31, 2016 - 12:58:49
Keddib qurxinta kubaddiisa, Ronaldinho ayaa weli baaqi kusiii ah ka mid noqoshada kuwa loogu jecelyahay kubbadda Cagta Oogada sare ee Dhulka.

Read More »

Shaxda 11 cayaaryahan oo dunida ugu wanaagsan oo lasoo saaray

0 Monday January 11, 2016 - 21:19:29
(Kubadbiule)- Fifa ayaa soo saartay 11 cayaaryahan oo ugu wanaagsan sandkan 2015.

Read More »

Ronaldinho: Neymar Waa beddelkeygii Brazil iyo Barca

0 Saturday December 26, 2015 - 11:57:50
Ronaldinho ayaa rumeysan in laacibka kooxda Barcelona, Neymar uu Brazil ka beddeli karo isaga, xataa Barcelona.

Read More »

'Waayihii kubadda aan ku lug lahaa waa ay dhamaadeen'

0 Wednesday December 23, 2015 - 11:18:23
(Kubadbile) Madaxweynihii hore ee xiriirka kubadda cagta Adduunka Sepp Blatter ayaa cadeeyay in la joogo dhamaadka waayihii uu ku lug lahaan lahaa cayaaraha nooc walbe oo ay ahaadaanba.

Read More »

SAWIRRADA: Taageerayaasha River Plate oo ku Candhuufaya Messi, Mascherano oo ka celinaya

0 Tuesday December 22, 2015 - 09:32:13
Lionel Messi ayaa ka mid ahaa dadkii ka careysiiyay River Plate taageerayaasheeda ee Barcelona siiyay koobka kooxaha Adduunka.

Read More »