Wararka

Pep Guardiola Oo Arimo Badan Ka Hadlay

0 Thursday August 13, 2015 - 22:52:10
Tababataha Kooxda Bayern munich Ayaa amaan kala duldhacay xidigaha ay heysato Kooxda Barca

Read More »

Benfica Oo xidig kala Soo Wareegtay Athletic Madrid

0 Thursday August 13, 2015 - 22:52:10
Xidig u dhashay Dalka Maxico kana ciyaara Weerarka ninka lagu magacaabo Raul Jimenez oo sanadkii hore ku soo biiray naadiga Athletico Madrid ayaa heshiis 5 sano ah la gaaray Naadiga ka dhisan cariga Portuguese ka iyo kooxda Heesata Horyalka Portugal Benfica

Read More »

Naymar,Kaka,alves Oo Lagu daray Xulka Brazil ee la ciyaari doona USA & Costrica Iyo Coutinho Oo Laga reebay

0 Thursday August 13, 2015 - 22:37:27
Labada Xidig ee Kooxda Barca Dani Alves Iyo Neymar Ayaa Lagu Daray Xulka Brazil ee La Ciyaari doona Xulalka Costa Rica iyo United State 5 iyo 8 bisha soo socota ee September .

Read More »

11-Xaqiiqo Oo aadan Hore U Ogayn Ka Baro Laacibka Cristiano Ronaldo.

0 Thursday August 13, 2015 - 22:17:52
1-Ronaldo waxa uu leeyahay Eey uu aad u jecel yahay Magaciisa la yiraahdo "Maruska".

Read More »

7 Recorad oo Laga Diiwaan Galiyay Kulankii Uefa Supper Cup

0 Thursday August 13, 2015 - 20:01:37
1-Tababaraha Kooxda Barca Oo Noqday Ninkii 4 aad ee ku guuleesta koobkan asigoo macalin iyo Tababare ah waxaana ka horeeyay Pep Guardiola, Carlo Ancelotti iyo Diego Simeone.

Read More »

Arsenal Oo Ku Dhow La Wareegigada Labo Laacib oo waaweyn

0 Thursday August 13, 2015 - 19:28:12
Milkiilayaasha Kooxda Arsenal Stan Koronke Ayaa u Fasaxay Wenger inuu soo iibsan karo xiddigo waaweyn.

Read More »

Yurub iyo aduunka oo dhan kooxahee ugu koobab Badan Maqalkan Ku Aqri

0 Thursday August 13, 2015 - 19:22:03
Kooxda kubadda cagta Barcelona ee dalka Spain ayaa noqotay kooxda ugu Koobabka Badan qaaradda Yurub Halka Aduunka ay ka gashay Kaalinta 2 aad

Read More »

Zinedine Zidane Wiilkiisa Oo Laga Dhigay Kabtan Real Madrid Castilla

0 Thursday August 13, 2015 - 14:36:06
Zinedine Zidane ayaa waxa uu wiilkiisa Enzo Zidane u magacaabay kabtanka cusub ee kooxda Real Madrid Castilla ee uu isaga macalinka u yahay.

Read More »

Real Madrid Oo Ka Baxday Heshiiskii Ay Ku Dooneysay David de Gea

0 Thursday August 13, 2015 - 11:53:23
Real Madrid ayaa lasoo sheegayaa in ay ka baxday heshiiskii ay kaga dooneysay kooxda Manchester United goolhaye David de Gea ,waxa ayna ku wargalisay goolhayaheeda Keylor Navas in uu yahay goolhayaha koowaad ee kooxda.

Read More »

Sergio Ramos Oo Ka Mid Noqon Doono Ciyaartooy Isniinta Lasoo Bandhigi Doono

0 Thursday August 13, 2015 - 11:27:46
Ciyaaryahanka Sergio Ramos ayaa waxa uu qeyb ka noqon doonaa ciyaartooyda kooxda Real Madrid ee maalinta Isniinta ah laga saxiixi doono heshiiska cusub ee kooxda ugu danbeyn.

Read More »

Kooxda Tottenham Oo Si Rasmi Ah Ula Soo Wareegtay bill Clinton

0 Thursday August 13, 2015 - 11:19:03
Kooxda Tottenham ayaa waxa ay cadeysay in ay lacag dhan £12 Milyan oo gani ku soo iibsan doonto ciyaaryahanka Clinton N'Jie ka hor inta aysan todobaadka soo socda booqan kooxda Stoke horyaalka Premier League.

Read More »

Garoonka Wiish oo marti gelinaya kulanki labaad ee horyaalka kubadda Gacanta

0 Thursday August 13, 2015 - 10:37:20
Kooxaha kubadda Gacanata Gaadiidka iyo Nationlinnk ayaa galabta kubalasn garoonka Wiish kulan katirsabn horyaalki 16-aad ee wiilasha kubadda gacanta Wiilasha

Read More »

Zlatan Ibrahimovic Oo Ka Ciyaari Doono Dal Aan Laga Fileyn

0 Thursday August 13, 2015 - 10:12:53
Kooxda Paris Saint-Germain weeraryahankeeda Zlatan Ibrahimovic ayaa waxa uu ku dhawaaqay in uu ku faraxsan yahay ka ciyaarista horyaalka MLS ee dalka Mareykanka Mustaqbalka dhaw.

Read More »

Xuska Maalinta Dhalinyarada Aduunka oo si weyn looga Xusay Soomaaliya+Sawirro

0 Wednesday August 12, 2015 - 23:51:04
Xuska maalinta dhalinyarada aduunka oo sanad walba 12 agoosto aya laga xuso dalalka caalamka ayaa si weyn looga xusay soomaaliya waxaana soo qaban qaabisay wasaaradda dhalinyarda iyo isboortiga oo ciyaro kala duwan ku xustay.

Read More »

Uefa oo soo saartay sedexda laacib ee u taagan laacibka sanadka qaarada yurub 2015( Warbxin)

0 Wednesday August 12, 2015 - 19:35:43
sidi sanadihii lasoo dhaafay wariyaal ka scoda 54 xiriir ee qaarada yurubayaa soo xulay sedexda laacib e e u tartamda xddigga sandkan qaarada yurub 2015. wariyaasha ayaa codkooda ubixiyay qaabkan shanta ciyaaryahan ee ugu horeeya iyadoo 1-aaduu helayo 5 dhibic, 2-aad 4 dhibic, iyadoo tobonka ciyarayahan…

Read More »

Juvetus oo ku dhaw Saxiixa Ramires

0 Wednesday August 12, 2015 - 17:03:20
Chelsea star Ramires set to join Juventus, according to reports from Italy Kooxda Juventus ayaa waxa ay u soo weecatay la wareegista ciyaaryahanka kooxda Chelsea qadka dhexe ugu ciyaara Ramires ka dib markii ay ku guuldareysatay heshiiska Julian Draxler.

Read More »

Jose oo GanaaxAdag kusoo rogay Eva Carneiro

0 Wednesday August 12, 2015 - 16:53:51
Kooxda Chelsea gabarta dhaqtarada u ah Eva Carneiro ayaa waxa ay weyn doontaa kulanka Axada oo ay la ciyaari doonaan Manchester City in kursiga ay soo fariisato ka dib markii uu dhaliilay Jose Mourinho.

Read More »

Inter milan oo Magacowday 24-ka Ciyaaryahan ee ka qeyb galaysa Tim Cup

0 Wednesday August 12, 2015 - 16:16:42
Kooxda Inter Milan ayaa waxa ay magacaawday 24-ciyaaryahan ee caawa uga qeybgaleyso TIM trophy oo ay la kala dheeli doonto Milan iyo Sassuolo, waxaana kooxda ka maqan Fredy Guarin.

Read More »

Naasir Al-khaliifi Oo Wada dardar-cusub Si Uu Usoo Xero galiyo CR7

0 Wednesday August 12, 2015 - 16:02:20
Sida uu aamin-sanyahay milkiilaha kooxda PSG "Naasir Al-Khalifi "inay wax waliba ay isbadali karaan ,haddii ay la saxiixdaan Cristiano Ronaldo , PSG-na ay noqonayso kooxda Adduunka .

Read More »

Manchester United Oo Si Aan Ganbasho Laheyn Loogu Diiday Harry Kane

0 Wednesday August 12, 2015 - 14:11:57
Kooxda Tottenham Hotspur ayaa maanta sicad u sheegtay in iyada ay go'aan ku gaartay in aysan marnaba ciyaaryahankeeda Harry Kane aysan ka iibin doonin kooxda Manchester United.

Read More »