Wararka

MAQAAL: Isaga Oo Arsene Wenger Bilaabanaya Xili Ciyaareedkiisii 20 Aad Ee Arsenal, Wax Badan Ka Ogaw 199 Ka Ciyaartoy Ee Uu Arsenal Ku Soo Maamulay, Imisa Ciyaartoy Ayaadse Magacyadooda Ilawday?

0 Tuesday August 04, 2015 - 01:00:47
Tababaraha waqti xaadirkan ugu ugu muddada dheer horyaalka Ingiriiska ee Arsene Wenger ayaa bilaabanaya xili ciyaareedkiisii 20 aad ee uu tababare u ahaa kooxda Arsenal.

Read More »

Tartanka Iskuulada Wadajir oo Xaflad heersare lagu soo xeray

0 Monday August 03, 2015 - 23:29:34
Xaflad lagu waynayo tartankii Iskuulada Degmada Wadajir ayaa lagu qabtay xaruntadegmadaas, waxaana munaasabada xeritaankii tartanka ka soo qeyb galay Guddoomiye ku xigeyn arimaha siyaasada gobalka Banadir Maxamed Axmed Diiriye , Guddoomiyaha Degmada wadajir Axmed Cabdulle Afrax, guddoomiyaha degamada…

Read More »

Daawo Sawirrada : Shangaani oo guuldaro qaraar dhadhansiisay Heliwaa Tartanka Degmooyinka

0 Monday August 03, 2015 - 22:39:38
iyadddoo tartanka gmooyinka uu si xiiso leh uga socdo garoonka Banaadir waxaa kulankin sedexaaad ee tartanka isaga horyimi ddegmlooyinka Shanaagi iyo Hliwaa oo kuwada jira Group B.

Read More »

Arsenal oo ku garaacday naadiga Man United saxiixa ciyaaryahanka Virginia

0 Monday August 03, 2015 - 21:48:54
Kooxda Arsenal ayaa waxa ay ku garaacday naadiga Manchester United saxiixa ciyaaryahanka kooxda Benfica goolka u qabta Joao Virginia,sida maanta ay qoreen jaraa'idyada.

Read More »

Tartanka degmooyinka : Warta Nabadda oo Cashar u dhigtay Shibis+Sawirro

0 Monday August 03, 2015 - 00:48:14
Iyadoo tartanka kubadda cagta degmooyinka uu galay maalintii labaad waxaa garoonka Banaadir ku kulmay Warta Nabadda iyo Shibis.

Read More »

Arsenal oo garaacday Chelsea kuna guulaysatay Koobka Community Shield +Sawirro

0 Visits: 426 | Monday August 03, 2015 - 00:18:13
Kooxda Kubbadda cagta Arsenal ayaa ku guulaysatay koobka community Shield sanadki labaad oo xiriir ah kadib marki ay 1-0 ku garaacday kooxda Chelsea.

Read More »

Soomaaliya oo doorka ugu weyn ku leh finalka CECAFA

0 Visits: 535 | Sunday August 02, 2015 - 21:35:31
Waxaa gellinka dambe ee maanta lagu soo gabogabeyn doonnaa dalka Tanzania, tartanka kooxaha bariga iyo bartamaha Afrika, oo bishii hore halkaasi ka furmay, waxaana kasoo qeyb galo kooxaha dalalka bariga iyo bartamaha kuwaas oon kusoo guuleysto horyaallada dalalkooda.

Read More »

Warbixin: Falsafadda Pep Guardiola Waxaa ku lumay Kooxdii Bayern Munich

0 Visits: 1059 | Sunday August 02, 2015 - 13:18:28
Wolfsburg waxay ku guulaysatay koobka"German Super Cup" iyagoo rigoorayaal kaga adkaaday kooxda tunka wayn ee Bayern Munich. Hadaba waxaan maqaalkan ku eegaynaa kooxda Bayern maxaa ka khaldanaa , Wolfsburgna ay ka faa'idaysatay .

Read More »

Tartanka kubadda Cagta Degmooyinka oo Muqdisho ka Furmay iyo Yaaqshiid oo Guul weyn bilowday+Sawirro

0 Visits: 635 | Saturday August 01, 2015 - 23:53:21
Munaasabad si heer sare loo soo agaasimay laguna daahfurayay tartanka kubbadda cagta degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa maanta ka dhacday garoonka Banaadir, waxaana kasoo qeyb galay masuuliyiin ka socotay Gobolka Banaadir , guddiga olombikada Soomaaliyeed, Xiriirka kubada cagta, madaxda Isbortiga gobolka…

Read More »

Tartanka kubadda cagta Degmooyinka gobolka Banaadir oo Maanta Furmaya

0 Visits: 691 | Saturday August 01, 2015 - 09:32:11
Waxaa maanta lagu wadaa in uu garoonka Banaadir ka furmo tartanka kubadda cagta degmooyinka gobolka Banaadir, iyadoo ay garoonka ka dhici doonaan munaasab furitaan oo ay kasoo qeyb geli doojnaan 17 degmo .

Read More »

ManchesterUnited oo soo bandhigtay Maaliyada Cusub oo qiimo Rikoor Ccaalami ah ay ugu samaysay sameysay Shirkada Addidas+Sawirro

0 Visits: 422 | Saturday August 01, 2015 - 09:17:07
waa maaliyadii ugu horeysay oo ay manchester United u smaysay shirkda qalaka isboortiga ku caanbaxday ee heshiis rikoor caalami ah oo £750 milyan oo Ginni, taasoo taagerayaal badan dib u celisay in ay dib u xusuustaan 1980-aadki.

Read More »

Manchester United oo ganaaxday Di Maria waa maxay sabata

0 Visits: 540 | Saturday August 01, 2015 - 01:22:10
kooxda ManchesterUnited ayaa ciyaaryahankeeda Angel D imaria ku ganaaxday laba todobaad Mushaarkiisa in laga jaro , wax lagu tilmaamay ficiladii ugu dambeeyay ka hor inta uusan wiilka reer Argetine dhamaystirin u wareegistiisa Paris Saint Grmain

Read More »

Somalia Marks Olympic Day – Pictures

0 Visits: 696 | Saturday August 01, 2015 - 00:46:49
Somalia National Olympic Committee, (GOS) today organized a series of sports events in Mogadishu to mark World Olympic day which falls on 23rd of June every year, but commemorations were delayed for a month because Ramadhan fast.

Read More »

 Wax Wayn Maahan in la garaaco Arsenal iyo Arsen Wenger" jose oo Wali weerar kuhaya Wenger

0 Visits: 370 | Saturday August 01, 2015 - 00:38:19
Tababaraha Chelsea Jose Mourinho oo isu diyaarinaya kulanka axadda ay garoonka Wembley koobka Comunity Shield kula ciyaari doonaan kooxda Arsenal ayaa yiri" in aad ka badisaa Arsenal iyo Arsen Wenger maaha wax micno gaar ah samaynaya.

Read More »

Rasmi :Jovetic oo ku biiray Kooxda Inter

0 Visits: 494 | Saturday August 01, 2015 - 00:15:15
Kooxda Intermilan ee dalka talyaaniga ayaa heshiis la gaartay weeraryahanka dalka Montanegro ee kooxda ManchesterCity Steven Jovatic .

Read More »

Daawo Sawirada:Degmooyinka Gobolka Banaadir oo loo qaybiyay qalab isboorti

0 Visits: 744 | Friday July 31, 2015 - 20:50:30
Munaasabad qalab isboorti loogu qaybiyay 17 degmo ee gobolka Banaadir ayaa lagu qabtay garoonka Banaadir, waxaana kasoo qayb galay maamulka siyaasada gobolka Banaadir ,madaxdda isboortiga gobolka banaadir gudoomiyayaasha siyaasadda iyo isboortiga degmooyinka iyo macalimiinta degmooyyinka gobolka Banaadir…

Read More »

Zlatan: kooxdayga Xigta waa mid lala yabai doono

0 Visits: 569 | Friday July 31, 2015 - 02:32:07
Weeraryahankan kooxda Paris Saint Germain ee dalka faransiiska Zlatan Ibrahimovic ayaa sheegay in kooxdiisa xigta ay "Noqon doonto mid si weyn loloa yaabo, isagaoo galaya sanadkiisi ugu dambeeyay qandaraaska uu kula jiro Paris.

Read More »

Wax Ka Ogow CiyaartoydaSanadkan kusoo biirtay iyo kuwa katagay kooxaha Serie-da Talyaaniga

0 Visits: 708 | Friday July 31, 2015 - 01:22:40
Kooxaha kubada cagta Horyaalka Talyaaniga aya sanadkan si wanaasgan uga dukaamaysanaya qaarada yurub iyadoo lasoo baxeen waji cusub oo dhaaqalo ah.

Read More »

Michel Platini Oo Ku Dhawaaqay In Uu Yahay Musharax U taagan Xilka Gudoomiya Fifa

0 Visits: 390 | Friday July 31, 2015 - 01:13:18
Gudoomiyaha Xiriirka K/Cagta Qaarada Yurub Michel Platini ayaa waxa uu shaaciyay in uu u taagan yahay qabashada gudoomiyaha xiriirka K/Cagta Aduunka ee Fifa.

Read More »

Kooxda Manchester City Oo Chelsea Kula Soo Biirtay Doonista John Stones

0 Visits: 470 | Friday July 31, 2015 - 00:40:51
Kooxda Manchester City ayaa waxa ay si layaab leh kooxda Chelsea kula soo biirtay loolanka loogu jiro ciyaaryahnka daafaca kaga ciyaara kooxda Everton ee lagu magacaabo John Stones.

Read More »