Wararka

Horyaalka Wiilasha kubadda Gacanta oo Isku Aadkiisa la soo saaray+Sawirro

0 Visits: 491 | Friday July 31, 2015 - 00:34:23
Munaasabad si heersare loo soo agaasimay ayaa ka dhcaday xarunta xiriirka Soomaaliyeed kubadda Gacanta, iyodoo goobjoog ay ahaayeen masuuliyiinta Xiriirkaas iyo madaxda naadiyada.

Read More »

Olympic day oo laga xusay Soomaaliya+Sawirro

0 Visits: 489 | Friday July 31, 2015 - 00:08:41
Guddiga Olombika Soomaaliyeed GOS ayaa maanta muqdishio ku qabtay ciyaarayo lagu xusayo maalinta Olombikada Adduunka oo ku beegnayd 23 June, basle sanadkan ay GOS dib u dhigeen maadaama ay maalintani ku soo beegantay bisha ramadaan laguna go'aansaday in la qabto 23 July.

Read More »

Adigaa ugu mudan la hadalkoodda (Faallo)

0 Visits: 617 | Thursday July 30, 2015 - 23:48:33
Qof walba oo taageero u ah cayaaraha noocyaddooda kala duwan ayaa waxa uu hamminayaa inuu dib u arko tuullada cayaaraha dalka, waa garoonka Muqdisho, yaa xilligan garoonka gacanta ku hayo?

Read More »

Soomaaliya oo xilalka ugu badan ka heshay CECAFA

0 Visits: 461 | Thursday July 30, 2015 - 23:31:43
Soomaaliya ayaa noqotay dalka xubnaha ugu badan ku leh ururka kubada cagta bariga iyo bartamaha Africa ee loo yaqaano CECAFA.

Read More »

Garsoore Sulayman Bashiir Sheiq oo noqday calanyaha koowaad ee ciyaar dhex martay Kooxaha Malakia VS Azam

0 Visits: 474 | Thursday July 30, 2015 - 23:22:53
Garsoore Sulaymaan Bashiir Sheiq oo ka socta dalkeena Soomaaliya ayaa loo so xulay in uu noqdo calanhaya koowaad ee ciyaarta dhex martay kooxaha Azam Foot ball Club oo ka dhisan dalka Tanzania iyo Malakia oo ka dhisan South sudan.

Read More »

Faarax Oday oo Loo Magacaabay Madaxa Xulka qarankan kubadda Kolayga

0 Visits: 509 | Thursday July 30, 2015 - 14:44:17
Guddoomiyaha Xiriirka Kubbadda Kolayga Soomaaliyeed Mudane Cabdullahi Nuur Maxamed Cadaani ayaa magacaabay madaxa guud ee xulalka qaranka kubbadda kolayga Soomaaliyeed.

Read More »

XSK Kolayga oo magcaabay macalimiinta xulalka qaranka K Kolayga dalka

0 Visits: 550 | Thursday July 30, 2015 - 14:36:12
Wareegto ka soo baxday xafiiska guddoomiyaha xiriirka soomaaliyeed ee kubada kolayga ayaa waxaa lagu magacaabay macalimiinta qaybaha kale gedisan ee xulka qarankan kubbadda Kolayga Soomaaliyeed.

Read More »

Manchester United Oo Kooxda Lazio Ka Soo Iibsaneysa Laacibka U Dhashay Argentina

0 Visits: 392 | Thursday July 30, 2015 - 12:10:14
Kooxda Manchester United ayaa waxa ay si rasmi ah u shaacisay in ay bartilmaameedsaneyso ciyaaryahanka Lucas Biglia oo qadka dhexe ugu ciyaara kooxda Lazio ee dalka Talyaaniga.

Read More »

DEG DEG: Mario Gomes oo Ku biiray Beshiktas

0 Visits: 504 | Thursday July 30, 2015 - 08:54:43
Kooxda kubada cagta Beshiktas ee dalka turkiga ayaa xaqiijisay in ay la waregtay wraryahankan kooxda Fiorantina Mario Gomes.

Read More »

Paris oo Man United guuladaro ugu soo xirtay ciyaraha ICC+Sawirro

0 Visits: 655 | Thursday July 30, 2015 - 08:49:32
Kooxda Baris Sain Germain ee dalka faransiiska ayaa guuladro u huwisay kooxda Manchester United kadibmarki ay ku kulmeen koobka internationakl Chmapions Cup ee ka soconaya dalka Mareykanka.

Read More »

Kooxda Arsenal Oo Ku Dhawaaqday In Ay Soo Iibsaneyso Sergio Busquets

0 Visits: 420 | Thursday July 30, 2015 - 07:23:56
Kooxda Arsenal ayaa waxa ay diyaarisay qorshe la yaab leh oo ay dooneyso in naadiga Barcelona kaga soo iibsato ciyaaryahanka qadka dhexe ugu ciyaara Sergio Busquets.

Read More »