Serie A

Juventus oo dalab u dirsatay Gundogan

0 Sunday August 09, 2015 - 16:54:37
Kooxda Juventus ayaa waxa ay bartilmaameedsaneysay Mario Gotze iyo Julian Draxler ,balse waxa ay hadda kooxaha Arsenal iyo Manchester United kula biirtay loolanka Ilkay Gundogan.

Read More »

Mohamed Salah Oo Goolkiisii Ugu Horeeyay U Dhaliyay Kooxda Roma

0 Sunday August 09, 2015 - 10:35:54
Ciyaaryahanka Mohamed Salah ayaa waxa uu xalay kooxdiisa Roma u dhaliyay goolkiisii ugu horeeyay ciyaar ay 3-1 kaga badiyeen kooxda Valencia taasi oo ka dhacday Mestalla, waxa ayna ku guuleysteen koobka Naranja Trophy.

Read More »

Pedro Oo Todobaadka Dambe Imaanaya Magaalada Manchester

0 Sunday August 09, 2015 - 10:23:16
Manchester United ayaa laga warinayaa inay tilaabadeedii ugu dambeesay u qaaday soo xero galinta laacibka kooxda Barcelona weerarka uga ciyaara ee Pedro.

Read More »

Uefa Oo Sameeysay Isreeb reebka koobka Champions League + Man United Oo Ku Jirta

0 Saturday August 08, 2015 - 14:33:05
Xiriirka K/Cagta UEFA ayaa waxa ay soo saareen qaabka ay iskugu aadeen kulamada ugu danbeeya ee isreeb reebka koobka UEFA Champions League iyadoo ay ka dhax muuqanaya kooxaha kala ah Man United ,Lazio,Valencia, Shakhtar Donetsk iyo Bayer Leverkusen.

Read More »

Everton iyo Tottenham oo isku haysta Honda

0 Saturday August 08, 2015 - 14:15:03
Labada kooxood ee kala ah Everton iyo Tottenham ayaa si rasmi ah waxa ay u shaaciyeen in ay doonayaan sidii kooxda Milan kaga soo iibsan lahaayeen ciyaaryahanka u dhashay dalka Japan ee qadka dhexe kaga ciyaara Keisuke Honda.

Read More »

Man Utd oo dalab xooggan u dirtay lucas Baglia

0 Saturday August 08, 2015 - 14:07:59
Kooxda Manchester United ayaa waxa ay shaacisay I qiimo dhan €30 milyan oo Euro ku dooneyso ciyaaryahanka kooxda Lazio qadka dhexe ugu ciyaara Lucas Biglia, balse kooxda Ac Milan ayaa iyadana xiiseeneysa.

Read More »

Lionel Messi Oo Xalay Lasoo Baxay Dabeecad Lagu Sheegay In Ay Waali Tahay +Sawiro

0 Thursday August 06, 2015 - 15:33:43
Lionel Messi ayaa xalay ku sigay in laga saaro garoonka ka dib markii uu madaxa ku dhuftay (hertiyay) ciyaaryahanka Mapou Yanga-Mbiwa oo daafaca gu ciyaarayay Roma kulankii saaxiibnimo ay labada kooxood xalay wada dheeleen.

Read More »

Sven-Goran Eriksson Oo Jeediyay Fikirka Looga Adkaan Karo Juventus

0 Wednesday August 05, 2015 - 14:10:27
Tababaraha lagu magacaabo Sven-Goran Eriksson ayaa waxa uu cadeeyay in kooxaha kala ah Inter iyo Milan in sanadkaan ay kula dagaalami karaan kooxda Juventus ku guuleysiga horyaalka dalka Talyaaniga.

Read More »

Roma Oo Dalab Rasmi Ah U Dirsatay Mid Ka Mid Ah Laacibiinta Real Madrid

0 Wednesday August 05, 2015 - 10:51:13
Kooxda Roma ayaa waxa ay si rasmi ah kaga dalbatay kooxda Real Madrid in qaab amaah ah lagu siiyo ciyaaryahan u dhashay dalka Portuguese ee dhanka bidix ee daafaca ka ciyaara Fabio Coentrao.

Read More »

Guardiola iyo De Jong oo kudagalaamay garoonka Alieza

0 Wednesday August 05, 2015 - 02:03:22
Tababaraha kooxda bayren Munic h Pep Guardiola iyo Laacibka qadka dhex Milan Nigel Di jong ayaa gaan ka hal uu ku dhex maray garoonka Alienza Arena.

Read More »

Warbixin: Falsafadda Pep Guardiola Waxaa ku lumay Kooxdii Bayern Munich

0 Visits: 749 | Sunday August 02, 2015 - 13:18:28
Wolfsburg waxay ku guulaysatay koobka"German Super Cup" iyagoo rigoorayaal kaga adkaaday kooxda tunka wayn ee Bayern Munich. Hadaba waxaan maqaalkan ku eegaynaa kooxda Bayern maxaa ka khaldanaa , Wolfsburgna ay ka faa'idaysatay .

Read More »

Rasmi :Jovetic oo ku biiray Kooxda Inter

0 Visits: 243 | Saturday August 01, 2015 - 00:15:15
Kooxda Intermilan ee dalka talyaaniga ayaa heshiis la gaartay weeraryahanka dalka Montanegro ee kooxda ManchesterCity Steven Jovatic .

Read More »

Wax Ka Ogow CiyaartoydaSanadkan kusoo biirtay iyo kuwa katagay kooxaha Serie-da Talyaaniga

0 Visits: 412 | Friday July 31, 2015 - 01:22:40
Kooxaha kubada cagta Horyaalka Talyaaniga aya sanadkan si wanaasgan uga dukaamaysanaya qaarada yurub iyadoo lasoo baxeen waji cusub oo dhaaqalo ah.

Read More »

DEG DEG: Mario Gomes oo Ku biiray Beshiktas

0 Visits: 240 | Thursday July 30, 2015 - 08:54:43
Kooxda kubada cagta Beshiktas ee dalka turkiga ayaa xaqiijisay in ay la waregtay wraryahankan kooxda Fiorantina Mario Gomes.

Read More »